Wararka

Shir Ay Ka Soo Qaybgaleen 70 Waddan Oo Lagaga Hadlay Qaddiyadda Falastiin.

0 Visits: 620 | Monday January 16, 2017 - 10:46:18
Paris(AFKA)Waxaa Axadii shalay magaalada Paris ee dalka France ka dhacay shirweyne ay isugu yimaadeen 70 wadan oo looga hadlay xaalada Falastiin.

Read More »

Maxaabiis Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Xabsi Ku Yaalla Dalka Brazil.

0 Visits: 505 | Monday January 16, 2017 - 10:45:12
Ugu yaraan 10 maxbuus ayaa lagu dilay dagaal ka dhex qarxay kooxo budhcad ah oo iska soo horjeeday kuwaasi

Read More »

Prof Jawaari''Howlaha Baarlamaanka Oo U Xayiran Xildhibaannada Ka Harsan Gollaha Shacabka.

0 Visits: 580 | Monday January 16, 2017 - 10:44:10
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo maalintii shalay ka hadlayay kulan uu guddoonka baarlamaanka la yeeshay guddiga doorashada dadban ayaa sheegay in howlaha baarlamaanka hor yaala u xayiran yihiin xildhibaannada wali harsan.

Read More »

Donal Trump Oo Bixiyey Waraysigii Ugu Xasaasinaa, Kana Hadlay Dagaalkii Ciraaq, Dhaqaalaha Carabta Iyo Nukliyeerka Ruushka.

0 Visits: 687 | Monday January 16, 2017 - 10:43:39
Madaxweynaha la doortay ee mareykanka Donald Trump ayaa khalad ku tilmaamay dagaalkii lagu qaaday dalka Ciraaq

Read More »

Diyaarad Laga Leeyahay Turrkiga Oo Ku Burburtay Dalka Kyrgyzstan.

0 Visits: 559 | Monday January 16, 2017 - 10:42:14
Diyaarad nooca xamuulka qaada ah oo dalka Turkiga laga leeyahay ayaa ku dul burburtay caasimadda dalka Kyrgzstan ee Bishkek.

Read More »

Suxufi U Dhashay Koonfur Afrika Oo Lagu Qafaashay Waqooyiga Suuriya.

0 Visits: 634 | Monday January 16, 2017 - 10:31:22
Suxufi sawir qaade ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in lagu qafaashay waqooyiga wadanka Siiriya.

Read More »

War Deg Deh Ah:Gaadhi Bas Oo Lahayd Shirkada Salama Oo Ku Dhacay Wadada U Dhaxaysa Berbera Iyo Burco Iyo Dhawacyo Ka Dhashay

0 Visits: 768 | Sunday January 15, 2017 - 23:18:20
Burco(AFKA):Waxa Goordhawayd Ka Dhacay Degaanka Golalay Oo Ku Taala Wadada Isku Xidha Magalooyinka Burco Iyo Berbera Ayaa Waxa Ku Dhacay Bas Rakaab Ah Oo Lahayd Shirkada Socdaalka Ee Salama .

Read More »

Daawo:Doon Siday Dad Tahriibayaala Oo Ku Gadoontay Badda U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga Iyo Tirada Dadka Ku Nafwaayay Oo Ka Fajiciyay Bulshada.

0 Visits: 602 | Sunday January 15, 2017 - 22:03:56
Doon Siday Dad Tahriibayaala Oo Ku Gadoontay Badda U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga Iyo Tirada Dadka Ku Nafwaayay Oo Ka Fajiciyay Bulshada

Read More »

Deg Deg Daawo;Guri Ku Gubtay Magaalada Burco Iyo Khasaare Nafeed Iyo Mid Hantiyeed Oo Uu Sababay.

0 Visits: 580 | Sunday January 15, 2017 - 21:59:05
Burco(AFKA);Guri Ku Gubtay Magaalada Burco Iyo Khasaare Nafeed Iyo Mid Hantiyeed Oo Uu Sababay.

Read More »

Daawo: Wasiirada Maaliyada Somaliland Iyo Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyoodyo Laga Hirgeliyay

0 Visits: 547 | Sunday January 15, 2017 - 21:49:34
Gabilay(AFKA);Wasiirada Maaliyada Somaliland Iyo Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyoodyo Laga Hirgeliyay

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Taci U Diray Aqoon Yahan Taariikh Facweyn Ku Dhexlaha Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Oo Geeriyooday

0 Visits: 657 | Sunday January 15, 2017 - 21:34:09
Hargeysa(AFKA);Madaxweynaha Somaliland Oo Taci U Diray Aqoon Yahan Taariikh Facweyn Ku Dhexlaha Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Oo Geeriyooday

Read More »

Xisbiga Wadani Afar Xafiis Oo Cusub Ayuu Berbera Ka Furtay , Dabcana Xaflad Ayuu u Qabtay Taafeerayaal Tiro Badan Oo Reer Saaxil Ah

0 Visits: 556 | Sunday January 15, 2017 - 21:30:29
BeBera(AFKA);Tartanka Xisbiyada Somaliland Ee Gobalda Dalka oo Sii Laxaadsaday Mudooyinkii u Danbeeyay Ayaa Siwayn Looga Dareemayaa Gobolka Saaxil,

Read More »

Daawo;Ururka Waddaniga Ah Ee Vosomwo Oo Magaaladda Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Hadlayey Sidii Beelaha Gabooye Uga Qayb Qaadan Lahaayeen Siyaasadda.

0 Visits: 586 | Sunday January 15, 2017 - 18:45:57
Hargeysa(AFKA);Ururka Waddaniga Ah Ee Vosomwo Oo Magaaladda Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Hadlayey Sidii Beelaha Gabooye Uga Qayb Qaadan Lahaayeen Siyaasadda.

Read More »

Daawo:Wasiirka Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilkii Wasaarada Cusub Ee Loo Igmaday

0 Visits: 546 | Sunday January 15, 2017 - 18:35:51
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Dalxiiska Iyo Dhaqanka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilkii Wasaarada Cusub Ee Loo Igmaday

Read More »

Daawo:Isuduwihii Hore Ee Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobalka Sanaag Oo Xilkii Ku Wareejiyay Masuul Kale Oo Looso Magacaabay.

0 Visits: 529 | Sunday January 15, 2017 - 17:11:16
Ceerigabo(AFKA):Isuduwihii Hore Ee Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobalka Sanaag Oo Xilkii Ku Wareejiyay Masuul Kale Oo Looso Magacaabay

Read More »

Daawo;Abwaan Aadan Tarabi Oo Ka Hadlay Kulankii Ay Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Iskugu Yedheen.

0 Visits: 576 | Sunday January 15, 2017 - 17:03:52
Hargeysa(AFKA);Abwaan Aadan Tarabi Oo Ka Hadlay Kulankii Ay Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Iskugu Yedheen.

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariey qoraayaal Yar Yar Oo carruur Ah Jooga cerigabo

0 Visits: 686 | Sunday January 15, 2017 - 16:44:14
Ceerigaabo(AFKA)Mukhtaar Maxamed Cabdalla iyo Abdishakur Maxmed Cabdalla Waxay ka mid yihiin Dhalinyaro Saddex ah oo Walaalo ah oo ku nool magaalada Ceerigaabo isla markaasn HIbo Qoraal,

Read More »

War Deg Deg:Madaxweyne Siilanyo Oo Hada War Saxaafadeed Soo Saaray , Wax Ka Bedelna Ku Sameeyey Magaca Mid Ka Mid Wasaarada Dalka

0 Visits: 502 | Sunday January 15, 2017 - 16:31:38
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorsheenta Somaliland Iyo Weftiga Balaadhan Oo U Hogaaminaayo OO Dalka Ku Soo Laabtay Kana Warbxiyey U Jeeda Uu Daranaa Socdaalkoodu

0 Visits: 515 | Sunday January 15, 2017 - 16:26:33
Burco(AFKA)Wasiirka Qorsheenta Somaliland Iyo Weftiga Balaadhan Oo U Hogaaminaayo OO Dalka Ku Soo Laabtay Kana Warbxiyey U Jeeda Uu Daranaa Socdaalkoodu

Read More »

War Deg Deg Ah:Xisbiyada Mucaaridka Oo Go,aan U Gudbiyey Gudida Doorashooyinka Somaliland + Maxuu Yahay Go,aankaasi

0 Visits: 601 | Sunday January 15, 2017 - 16:18:57
Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa waxaa ay maanta u gudbiyeen gudida doorashooyinka mowqifkooda ku saabsan arimaha doorashooyinka iyo abaaraha dalka ka jira

Read More »