Wararka

Daawo:Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Oo Ayaalan Ku Tilmaamay Somaliya Kan Hadlay Qodobo Xasaasi Ah

0 Visits: 1004 | Wednesday August 24, 2016 - 17:50:07
Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Oo Ayaalan Ku Ku Tilmaamay Somaliya Kan Hadlay Qodobo Xasaasi Ah

Read More »

Daawo:Khudbaddihii Guddoomiyaha KULMIYE iyo Maxamed Kaahin ka jeediyeen Deganka Coodanle Oo Ka Tirsan Degmada Qoriligud

0 Visits: 645 | Wednesday August 24, 2016 - 17:40:01
Coodanle(AFKA)Khudbaddihii Guddoomiyaha KULMIYE iyo Maxamed Kaahin ka jeediyeen Deganka Coodanle Oo Ka Tirsan Degmada Qoriligud

Read More »

Daawo:Wasiiro Kamida Xukumada Somliland Kormeeray Diinwaangalinta Ka Bilaabmatay Gobolka Sool

0 Visits: 615 | Wednesday August 24, 2016 - 16:59:31
Laascaanood(AFKA)Wasiiro Kamida Xukumada Somliland Kormeeray Diinwaangalinta Ka Bilaabmatay Gobolka Sool

Read More »

Ruushka Oo Eedeemo U Jeediyay Maxkamadda Caalamiga Ah

0 Visits: 671 | Wednesday August 24, 2016 - 16:56:46
Ruushka, ayaa si cadho leh uga jawaabtay go'aanka maxkamadda caalamiga ah ay ku laashay racfaankii Ruushku ka qaateen go'aanka ciyaaryahanadooda u diidaya inay ka qayb qaataan ciyaaraha dadka lixaadkoodu dhiman yahay ee bisha dambe lagu qabanayo magaalada Rio ee dalka Brazil, taasi oo sal looga…

Read More »

Daawo;Dagaal Culus Oo Ka Qarxay Magalada Bokol Oo U Dhaxeya Ciidamada Somaliya IYo Kuwa AL-Shabaab

0 Visits: 630 | Wednesday August 24, 2016 - 16:52:32
Dagaal Culus Oo Ka Qarxay Magalada Bokol Oo U Dhaxeya Ciidamada Somaliya IYo Ku AL-Shabaab Iyado 15 Qof Kunaf wayen

Read More »

Maayirkii Hore ee Magaalada Boorama Oo Afka Furtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah

0 Visits: 690 | Wednesday August 24, 2016 - 16:50:52
Maayirkii Hore Magaalada Boorama Saleban Nur xadi Oo Afka Furtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Kulan Maanta Dhex Maray Madaxwaynaha Somaliland Iyo Agaasimaha Hay'adda Inter Peace

0 Visits: 757 | Wednesday August 24, 2016 - 16:38:50
Hargeysa(AFKA)Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland mudane Cali Shoombe ayaa ka warbixiyay ujeedada kulan maanta qasriga madaxtooyada Somaliland ku dhex maray madaxwaynaha Somaliland iyo agaasimaha hay'adda caalamiga ah ee Inter Peace.

Read More »

Daawo;Xaflad Lagu Abal Marineyay Shaqalaha Hay'adda Al Nuur Charaty Oo Kaqabsoontay Magalada Hargaysa

0 Visits: 712 | Wednesday August 24, 2016 - 16:34:12
Hargaysa(AFKA);Xaflad Lagu Abal Marineyay Shaqalaha Hay'adda Al Nuur Charaty Oo Kaqabsoontay Magalada Hargaysa

Read More »

Daawo:Xoghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Wadani Oo Kormeer Ku Tagtay Goobaha Ay Ka Socdaan Diwangalinta Ee Gobolka Saraar Iyo Dhaliilo Culus Oo U Soo Jeedisa Komishanka Qaranka

0 Visits: 549 | Wednesday August 24, 2016 - 16:22:53
Caynaba(AFKA)Xooghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Wadani Oo Kormeer Ku Soo Martay Goobaha Ay Ka Socdaan Diwangalinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Saraar

Read More »

Daawo;Raxan Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Mamulka Putland Oo Ku Sugan Buhoodle Iyo Moganaanta Xukumada Somaliland

0 Visits: 876 | Wednesday August 24, 2016 - 16:03:38
Raxan Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Mamulka Putland Oo Gudaha Usogalay Deganka Buhoodle

Read More »

Xog muhiima Oo Ku Saabsan Xarunta Xanaaneyta Caruurta Ee URTEHAGEN Ee Magaalada Burco Iyo Baaqii Maamulka Gobolka Togdheer+Sawiro

0 Visits: 1162 | Wednesday August 24, 2016 - 15:54:15
Burco(AFKA)Xarunta Xanaaneyta Caruurta Ee URTEHAGEN Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Kutalaa Waxa La Aasasay Sanadkii 13/6/2013-Kii Fikirkan Lagu Aasaay waxa Lahaa Dr Norwegean Oo Lagu magacaabo Dr Cali Waxaa Xarunta Mudo Dheer Ku Jirtay Guri Kiraa Oo Ku yaalay Badhtamaha Magaalada Burco…

Read More »

Yaa Iga Mamnuucay Oo Leh Ma Tartamayo Ma Quraanbaa Igu Soo Degay, Murashixiintna bisha octobar Eng;Faysal Cali Warabe

0 Visits: 761 | Wednesday August 24, 2016 - 15:52:19
Hargaysa(AFKA)Yaa Iga Mamnuucay Oo Leh Ma Tartamayo Ma Quraanbaa Igu Soo Degay, Murashixiintna bisha octobar Eng;Faysal Cali Warabe

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtoyada Kulan Kula Qatay Agasimaha Guud Ee Hay'adda Calamiga Ah Inter Peace

0 Visits: 984 | Wednesday August 24, 2016 - 15:16:14
Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta Agaasimaha guud ee Hay'adda Caalamigaa ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber oo fadhigiisu yahay magaalada Geneva ee xarunta dalka Switzerland.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay John Kerry

0 Visits: 612 | Wednesday August 24, 2016 - 15:10:25
Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya, C/Salaam Cumar Hadliye iyo dhiggiisa, waa Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka, Mr. John Kerry ayaa ku kulmay caasimada Nairobi Kenya.

Read More »

Magacyada iyo Halka ay ka yimaadeen Ragii Weeraray Hotelka Naasa Hablood oo lasoo bandhigay +Sawiro

0 Visits: 782 | Wednesday August 24, 2016 - 14:28:28
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) ayaa markii ugu horeesay shaaca ka qaaday magacyada dhalinyaro Kenyan ahaa oo weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Naasa Hablood 1 ee magaalada Muqdisho, taariikhda markay aheed 26-kii Bishii June ee Sanadkan.

Read More »

Daawo Sawirada:Dhul Gariir Qasaaro kala duwan sababay oo ku dhuftay Dalka Talyaaniga

0 Visits: 651 | Wednesday August 24, 2016 - 14:24:20
Dhul Gariir Cabirkiisa lagu qiyaasay 6.2-magnitude ayaa ku dhuftay magaalada Pescara del Tronto iyo deegaano kale oo kuyaala dalka Talyaaniga , waxaana dhul gariirkan ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Daawo:Agaasimaha Cusub Ee Loo Magacaabay Wasaarada Kaluumaysiga Oo Ka Hadlay Sida Uu Arko Xilka Loo Magacaabay

0 Visits: 844 | Wednesday August 24, 2016 - 14:15:41
Hargeysa(AFKA)Agaasimaha Cusub ee wasaarada kaluumaysiga oo ka hadlay xilka cusub ee loo dhiibay

Read More »

Daawo:MO Farah Oo Daaha Ka Fayday Waxyaabaha Ka Saacida Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Caalamka

0 Visits: 824 | Wednesday August 24, 2016 - 14:13:37
MO Farah Oo Daaha Ka Fayday Waxyaabaha Ka Saacida Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Caalamka

Read More »

War Deg Deg:Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Ganafka Ku Dhuftay Soo Jeedin Loola Tagay Oo Ah In Golaha Guurtidu U Sameeyo Muddo Kordhin Labaad

0 Visits: 1367 | Wednesday August 24, 2016 - 12:00:20
Hargeysa(AFKA)Iyadoo muddooyinkan dambe ay isa soo tarayeen wararka sheegaya suurtogalnimada in muddo kordhin labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici, ayaa warar soo baxayaa waxay sheegayaan in Madaxweyne Siilaanyo ganafka ku dhuftay soo jeedin muddo kordhineed oo loola tagay.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud.+Sawiro

0 Visits: 1056 | Wednesday August 24, 2016 - 11:46:09
Coodanle(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxweyne Oo Si Baaladhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Coodanle Ee Degmada Qorilugud. Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Coodanle oo ka tirsan degmada Qorulug ee Gobolka Buuhoodle, ayaa si layaab leh u soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo…

Read More »