Wararka

Daawo: "Xilka Qarsoon Xilka Muuqda ayaa Dhaama" Safiirka Somaliland ee imaaraatka Bashe Cawil

0 Visits: 915 | Sunday July 12, 2015 - 12:13:10
Safiirka imaaraadka ee soomaaliland ee dhowaan madaxweynuhu magacaabay kana mida qoyska madaxweynaha md: baashe cawil cumar ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.

Read More »

Daawo: Baahinta BBC da oo Live ah, sida ay weriyashu isugu wareejinayaan Warka iyo Qaabka Studioga Baahinta BBC da

0 Visits: 746 | Sunday July 12, 2015 - 12:05:49
Weriye Farxaan Jimcaale oo Idacadda Xidhiidhinayey, Weriye Cabdiraxman Bidhaa iyo Weriyasha kale ee Studioga ku sugan Daawo Markay Wararka Akhrinayaan Waan hubaa markad Dhegaysanayso inaad is tidhaa ya ku tusa iyago warki akhrina Daawo oo ka Bogo..

Read More »

"Anagu dad Liiskoodu googays ahaa oo aan shaqada iman jirin ayaanu Mushaharka ka joojinay" Agaasime Ilkacae

0 Visits: 712 | Sunday July 12, 2015 - 11:58:52
Agaasimaha guud wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Maxamed Aadan Ilkacase, ayaa sheegay inay shaqaale wasaaraddaasi ka tirsan ka joojiyeen mushaharka, waxaanu ku eedeeyay inay yihiin kuwo mashaqaysteyaal ah.

Read More »

DAAWO: Wasiir Ku-xigeenkii Hore Ee Gaashandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Sirihii Wikileaks iyo arrimo kale

0 Visits: 609 | Sunday July 12, 2015 - 11:48:18
Siyaasiga Ku magaca dheer filanwaa oo kamid Siyaasiyiinta Soomaaliland ahaana Wasiir ku-xigeenkii hore ee Gaashaandhiga ayaa shir jaraaid oo uu hargaysa ku qabtay waxa uu kaga hadlay arrimo badan.

Read More »

Daawo:Key Oo Canbaareeyay Weeraro Alshabab Ku Qaadeen Laba Hotel Ee Muqdisho

0 Visits: 658 | Saturday July 11, 2015 - 17:49:42
Ergayga Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya Oo Canbaareeyay Weeraro Alshabab Ku Qaadeen Laba Hotel

Read More »

Daawo:Mucaaridka Somaliland Oo Sheegay Inay Madaxwaynaha U gudbiyeen Warqad Ay Kaga Dalbanayaan Inuu Fuliye Hesheeskii Xisbyada

0 Visits: 617 | Saturday July 11, 2015 - 17:31:59
Mucaaridka Somaliland Oo Sheegay Inay Madaxwaynaha U gudbiyeen Warqad Ay Kaga Dalbanayaan Inuu Fuliye Hesheeskii Xisbyada

Read More »

Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo Xukumada Ugu Baaqay Inay Cadayso Warar Sheegayay Somaliland Inay Heshiis Qarsoodi Ah Jira

0 Visits: 598 | Saturday July 11, 2015 - 17:20:38
Aqoonyahay Jamaal Cali Xuseen Ayaa Xukumada Ugu Baay Inay Shacabka USoo bandhigato Sirtii Ay Soo Ban Dhigtay WIKILEAKS

Read More »

War Deg Deg Ah Daawo:Alshabab Oo Weerartay Basas Ay Saarnayeen Dad Rakaab Ah Oo Kusugan Gudaha Kiiniya

0 Visits: 652 | Saturday July 11, 2015 - 17:15:51
Alshabab Oo Weerartay Basas Ay Saarnayeen Dad Rakaab Ah Oo Kusugan Gudaha Kiiniya

Read More »

Maxaa Ka Dhexeeya Dabeecadka Qofka Magaciisa Xarafka Ugu Horreeya Iyo Qofka Aad Tahay

0 Visits: 1136 | Saturday July 11, 2015 - 17:02:33
Xarafka Ugu Horreeya Magacaaga Ayaa Sheegaya Dabeecaddaada Iyo Qofka Aad Tahay Halkan Hoose Ka Bogo

Read More »

Daawo kooxda Boko Haram Oo Markii Ugu Horeysay Gowracday Askari Ka Tirsan Dowlada Nigeria

0 Visits: 715 | Saturday July 11, 2015 - 16:50:16
Wararka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in kooxda Boko Haram ay gowraceen Askari ka tirsan Milateriga Dalka Nigeria kaasoo sawiradiisa lagu soo bandhigay Daily Mail. Laba ka tirsan Koxoda Boko Haram ayaa sawirada ka muuqanaya kuwasoo gacanta ka kala haya askariga ka hor inta aaan la gowricin.…

Read More »

Daawo:Shirkadda Sahal Ee Socdaalka Gobolada Oo Borame Aad Looga Soo Dhoweeyey

0 Visits: 683 | Saturday July 11, 2015 - 16:45:03
Borame(AFKA)Dadweynaha reer Borame ayaa aad usoo dhoweeyey shirkadda Cusub ee Sahal oo ah shirkad socdaalka ah ,sidoo kalena allaabooyinka geysa gobolada Somaliland.

Read More »

Daawo Afkahsacabka Tv:Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Oo Si Balaadhaan Looga Dareemay Diyaar Garowga Munaasibada Ciida fidriga

0 Visits: 681 | Saturday July 11, 2015 - 16:23:07
Burco(AFKA)Iyadoo Lagu Jiro gabagabda Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Isla Markaasna Fooda Inagu Soo Hayso Munaasibada Ciidu Fidriga Ayaa Magaalada Burco Xarunta Gobolka Togdheer Si baaladhan Looga Dareemayaa udiyaar Garowga

Read More »

Daawo:Boobe Yuusuf Ducaale Oo Safaarada Imaaraadka Ku Tilmaamay Mid Dano Gaar Ah Kana Hadlay Shilalka Naxdinta Badan Ee Wadanka Ku Soo Batay

0 Visits: 504 | Saturday July 11, 2015 - 16:15:35
Boobe Yuusuf Ducale Ayaa Si Faahfahsan Ugu Hadlay shilalka Baaburta Ee WadanKA ku Soo Badanaya Sidoo Klae Waxa Uu Ka Hadlay Safaarada Emaaradka Carabta

Read More »

Daawo:Safiirka imaaraadka carabta U Fadhiye Ee S/land Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa

0 Saturday July 11, 2015 - 16:08:07
Hargeysa(afka)Safiirka imaaraadka ee soomaaliland md: baashe cawil cumar ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada hargaysa ,oo in dhawaalaba ku sugnaa dalka dibadiisa.

Read More »

Wasiirka Amaanka Somalia Oo Ka Warbixiyay Weerarradii Xalay Al-shbaaab ka Fulisay Muqdisho

0 Visits: 604 | Saturday July 11, 2015 - 16:02:49
Muqdisho(AFKA)Xukuumadda Somalia ayaa sheegtay in Toddoba ka mid ah xoogaggii Weeraray xalay Hoteellada Weheliye iyo Siyaad ee Muqdisho la dilay, isla markaasina xalay lasoo af-jaray howlgaladii weerarradaas oo Al-shabaab ay sheegatay inay mas'uul ka tahay.

Read More »

Tartan Qur'aanka Ee lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan+Sawiro

0 Visits: 700 | Saturday July 11, 2015 - 15:57:01
Baledweyne(AFKA)Waxaa Masaajidka Al-Nuur ee Magaalada Beledweyne lagu soo Gaba-gabeeyay tartan Qur'aan aqris ah oo malmihii ugu Dambeeyay ka soconayay masjidka, kaa oo ay ku tartamayeen ardey laga soo kala xullay dugsiyada Qur'aanka lagu barto ee ku yaalla Xaafadaha Baladweyne.

Read More »

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Jeedhay Xisbiyada Mucaraadka

0 Visits: 745 | Saturday July 11, 2015 - 13:10:23
Hargeysa(AFKA)Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa si adag uga jawaabay hadallo ka soo yeedhay axsaabta mucaaridka ah, kuwaasi oo sheegay in aanay aqoonsanayn xukuumadda talada haysa haddii aanu madaxweynuhu dhaqan gelin heshiiskii xisbiyadda marka la gaadho 26 bishan…

Read More »

Waa Kuwee Shanta Weeraryahan Ee Man United U Qorshaha Ugu Jira Iney Ku Biixiso Mid Ka Mid Ah Badalka Robin Van Persie

0 Visits: 877 | Saturday July 11, 2015 - 10:37:51
London(AFKA)Madaama Radamel Falcao ay Man Unites iska fasaxday sidoo kalena Robin Van Persie uu haatan heshiis la gaaray naadiga Fenerbahce. Macalin Luis Van Gaal wuxuu ku qasbanaan doonaa xagaagan inuu ugu yaraan labo weeraryahan lasoo saxiixdo kuwaas oo Wayne Rooney caawin karaan xili cayaareedka…

Read More »

Chelsea Oo Todobaadkan Gudhiisa £46m Kusoo Iibsan Doonto Sedex Xidig Oo Yurub Caan Ka Ah

0 Visits: 1036 | Saturday July 11, 2015 - 10:20:43
London(AFKA)Balse haatan warbixin la isku haleen karo ayaa lagu sheegay in Chelsea ay sedex cayaaryahan oo muhiim u ah inay £46m todobaadkan gudahiisa kula soo saxiixan doonto.

Read More »

Jaamac Shabeel Oo Guddoomiyihiisa Muuse Biixi ka difaacay Dhaliilo G/kxuigenkaWADANI U jediyey

0 Visits: 656 | Saturday July 11, 2015 - 09:29:13
Waxa uu Si u weyn u duray Siyaasadda Axmed Mumin seed isagoo Aqoon Darro Siyaasaddeed Ku Macneeyey Dhaliilaha u jeediyey Gudomiyaha, Kana Waaniyey Wax Aanu U Soo Joogin In Uu Ka Sheekeeyo

Read More »