Wararka

Daawo:Munaasabad lagu xusayay 01-da Luuliyo oo xalay lagu Qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir+Sawiro

0 Visits: 2014 | Wednesday July 01, 2015 - 11:36:54
Munaasabad ballaadhan oo lagu Xusayay Maalmaha xorriyadda Soomaaliya iyo Midowgii labada gobol ee Koonfurta iyo Waqooyiga Somalia ayaa xalay lagu qabtay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee Officio Governo oo dib u habeyn lagu sameeyay dhawaan.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabis iyo Isku-beddel ku sameeyey Xubno golihiisa Xukuumadda ka tirsan

0 Wednesday July 01, 2015 - 11:05:29
Hargeysa (Himilo)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa digreeto uu xalay saqdii dhexe soo saaray magacaabis iyo isku-beddel ku sameeyey xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada, isagoo madaxweynuhu dhismaha golihiisa xukuumadda ku soo kordhiyey xilka wasiir ku-xigeenka wasaaradda…

Read More »

Madaxweynaha somaliland oo abaalmarino Guddonsiiyey Xufaadii ku Guuleysatay Tartankii Quraanka ee masjidka cali matan

0 Wednesday July 01, 2015 - 09:15:40
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Qur'aanka kariimka ah ee ka socday Masjidka Cali Mataan oo la soo gebegabeeyey.

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo wada hadal la furaysa kooxda khaatumo.

0 Wednesday July 01, 2015 - 09:12:45
"Waxa aan balan qaadaynaa marka iidda laga baxo inaan wada hadal furno,qoladan walaaleheen ee Khaatumo.." Bashe Maxamed Faarax

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Wasiirkuxigen cusub u magacaabay wasaradda Arrimaha Debedda kii horena Wasaarad kale u bedelay

0 Wednesday July 01, 2015 - 09:00:10
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Somaliland ayaa caawa Wasiir ku xigeen cusub u Magacaabay Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah...

Read More »

Ammaanka Cadaado oo si aad ah loo adkeeyay iyo Murashaxiinta oo ka billaabay Ololaha Doorashada

0 Visits: 894 | Tuesday June 30, 2015 - 16:59:30
Maamulka degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud oo la hadlay warbaahinta ayaa ayaa sheegay inay Amniga magaaladaas adkeeyeen, maadaama loo diyaar-garoobayo doorashooyinka madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka cusub ee Galmudug.

Read More »

War Deg Deg Ah:Kooxo Hubeysan Oo Degmada Afgooye ku Dilay Sarkaal ka tisranaa Wasaarada Beeraha Soomaaliya

0 Tuesday June 30, 2015 - 16:49:53
Afgooye(AFKA)Rag hubeysan ayaa maanta ku dilay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Beeraha DF Soomaaliya; kaaso lagu magacaabi jiray. Maxamed Gurufaay.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilal Cusub Magcaabay. Laba Dan Jire

0 Tuesday June 30, 2015 - 16:30:52
Hargeysa(AFKA)Madaxweynaha Somaliland ayaa digreeto uu soo saaray waxa uu ku magcaabay masuuliyiin cusub oo ay ku jiraan laba safiir oo uu wadamo cusub u magcaabay,sida lagu sheegay digreeto soo gaadhay xafiiska Caynabanews ee Hargeysa oo sidan u dhignayd.

Read More »

Itoobiya oo Jaan-goysay Qaddarka ay ka Isticmaalayso Dekedda Berbera iyo Cidda ka Dambaysa Qorshaha ku kallifay inay ballaadhiso Adeegsiga Dekedaha Gobolka

0 Visits: 820 | Tuesday June 30, 2015 - 16:28:26
Addis Ababa (AFKA)- Dowladda Itoobiya, ayaa ku hawlan qorshe ay ku ballaadhinayso baahida ay u qabto isticmaalka Dekedaha ku yaala gobolka Bariga Afrika isla markaana ay ku yaraynayso ganacsigeeda ku xidhan dekedda Jabuuti oo boqolkii 90 daboosha badeecadaha ay la soo degto iyo kuwa ay dhoofiso, ayaa…

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa AMISOM oo ku biiray Kooxda Al-Shabaab Waa Maxay Sababtu?

0 Tuesday June 30, 2015 - 16:17:23
Qansax-dheere(AFKA)Sarkaal ka tirsanaa Ciidammada Midawga Afrika (AMISOM) ee ku sugan dalka Soomaaliya, ayaa la sheegay inuu isu dhiibay Malleeshiyada Al-Shabaab ee dagaalka kula jirta AMISOM iyo Ciidammada dawladda Soomaaliya.

Read More »

Wajigii Labaad Ee Jidka Baligubadle Iyo Hargeysa Oo Dib Loo Bilaabay

0 Tuesday June 30, 2015 - 16:09:17
Hargeysa(Geeska)-Gudida gacanta ku haysa dhismaha wadada Hargeysa iyo Baligubadle ayaa shalay bilaabay wejigii labaad ee dhismaha wadadaas. Guddiga oo ka hadlay ayaa sheegay in ay bilaabeen toban killo mitir oo cabirka dhismaha wadaasi ka dhigaya 15 Km.

Read More »

Shirkii Wadamada Taageera Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Hargeysa Ka Furmaya Iyo Maraykanka Oo Ka Hadhay Maxaase Sababay?

0 Tuesday June 30, 2015 - 16:03:29
Hargeysa(AFKA)-Waxa saaka magaalada Hargeysa si rasmi ah uga furmaya shirka ay yeelanayaan wadamada Somaliland ka taageera dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka ee ku bahoobay dalada Democratization steering committee (DSC).

Read More »

Daawo: "Xukumaddu Horta ha is waafajiso, Go'aanki Guurtidu wa sharci iyo Heshiiski Xisbiyada Kamaanu Bixin oo wanu taagersanahay" Faysal Ali warabe

0 Visits: 624 | Tuesday June 30, 2015 - 14:24:31
Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Warabe aya jawab kulul ka bixiyey is difaaci xukumadda iyo xisbiga kulmiye isagoo sheegay inay Dawladdani xattaa la collowday Bulshadii caalamka

Read More »

Daawo: Guddomiye Cirro oo jawaab ka Bixiyey Is difaaci xukumadda kuna adkaysanaya eedaymihi ay u jediyen xukumadda

0 Tuesday June 30, 2015 - 14:18:50
Guddomiyaha Xisbiga WADANI Md Cirro ayaa warbaahinta u sheegay inay weli qabaan aragtida ah in xukuumaddu heshiiski ka baxday, isla markaasna go'aanada is difaaca ah ee madaxweyne ku xigenku warbaahinta u akhriyeyna aanu ahayn wax macno weyn xambaarsan

Read More »

Daawo: Madaxweyne kuxigenka somaliland iyo Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Marki u horeysay ka hadlay Eedaymaha Mucaarada ee ku aaddan heshiiski xisbiyada qaranka iyo xukumada

0 Visits: 735 | Tuesday June 30, 2015 - 13:54:43
Madaxweynekuxigenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilahi ismacil Saylici oo hogaaminayey Garabkii Xukumadda ee heshiiska ay wada saxeexdeen saddexda xisbi qaran iyo guddomiyaha xisbiga kulmiye ayaa shaaca ka qaaday inaanu jirin heshiis burburay, iyagoo xisbiyada mucaaradka u soo jediyey inay degdegga iska…

Read More »

Muj Cali Gurey Oo Xukuumadda Ku Bogaadiyay Rooga Cagaaran Ee Lagu Goglay Garoonka Kubadda Cagta Hargaysa.

0 Visits: 912 | Tuesday June 30, 2015 - 13:31:57
Cali guray oo qoraallo koobanFace Book-giisa ku baahiyey ayaa ku boggaadiyey masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha horumarka ay ka sameeyeen dhinaca garoonka qaranka,

Read More »

Daawo: Cali Warancadde oo si Cadho leh ugu jawaabay Shakhsiyaad uu sheegay inay qaranimada duulaan ku yihiin oo siyaasinta dalka kamida

0 Visits: 807 | Tuesday June 30, 2015 - 13:25:53
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde oo ay garbihiisa taaganyihiin Madaxweynekuxigenka iyo Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo arrintaas ka hadlaaya Daawo

Read More »

"Siyaasadu waa Hiraal "Political Vision" , bandhiga aragti bulshada qancin karta iyo barnaamij siyaasadeed taasi ayaad ku kasban kartaa taageerayaal tiro badan"Wasiirka Madaxtooyada

0 Tuesday June 30, 2015 - 09:32:06
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa Qoraal uu soo Dhigay Boggiisa Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah kaga hadlay Siyaasadda iyo Horumarka Xukumaddoodu ka samaysay Dhinacyada Waddooyinka iyo meelo kale waxanu qoraalkasi ku yidhi sidan:

Read More »

Daawo: Barnaamijka Iftiinshe oo lagu Soo Qaatay Magac Bixinta iyo Sababihi loogu magac bixin jiray Soomaalida

0 Visits: 1223 | Tuesday June 30, 2015 - 09:14:34
Muna Axmed Cumar oo ka mid Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee firfircoon ayaa ka qaybqaadatay Barnaamijka Iftiinshe oo lagu soo Bandhigo Waxyaabo Faaido u leh Bulshada, Haba Magac Bixinta Soomaalida iyo siyaabihii loogu Bixin jiray ku Daawo Barnaamijkan

Read More »

Xoghayaha Gaarka ah ee Wasiirka Duulista oo Qalab Ciyaareed Gaadhsiiyey Degmooyinka Oog, Ceel afweyn iyo Gar adag

0 Tuesday June 30, 2015 - 08:36:30
Maamulada Degmooyinka Garadag Iyo Oog ayaa la wareegay Agab Ciyaareed oo uu ku deeqay Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi.

Read More »