Wararka

"Somaliland Waa Dawlad Shuruucdeeda Iyo Distoorkeeda Leh, Wixii Dhexdeeda Yaalana Iyada Ku Filan". Wasiirka Arrimaha Debadda.

0 Thursday May 14, 2015 - 00:27:30
Wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in dalka Somaliland uu yahay waddan shuruuc u gaara leh, arrimihiisana isagu xalisan kara, sidoo kale wuxuu Wasiirku sheegay inay wadashaqayn leeyihiin beesha caalamka balse aanu jirin waddan Somaliland Xukumada. Wasiir Maxamed…

Read More »

Shaqaalaha Madbacadda Qaranka Oo Diyaargaraw Baladhan Ugu Jira Siday Uga Qayb Qaadan Lahayeen Maalinta 18May

0 Visits: 586 | Thursday May 14, 2015 - 00:18:10
Shaqaalaha Madbacadda qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay loo carbinayay sidii ay socod gaardis ah ugu mari lahaayeen munaasibadda 24 guurrada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland ee 18-ka May.

Read More »

Weftigii uu hogaaminayey maayarka Caasimadda oo Barri ku soo foole magaaladda Hargeysa

0 Thursday May 14, 2015 - 00:18:07
weftigii uu hogaaminayey maayarka Caasimadda Hargeysa oo safar shaqo ku maqnaa dalka Sweden ayaa maalinta Barri ku soo fool leh magaaladda Hargeysa, isago ka soo deggi doonna madaarka caalamiga ah ee magaaladda Hargeysa.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Oo Soo Jeedisay In Xisbiyada Mucaaridka Ah Laga Qayb Geliyo Xuska 18 May.

0 Thursday May 14, 2015 - 00:18:04
Guddomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee gobolka Saaxil ayaa dawlada Somaliland usoo jeedisay inay ka qayb geliso xisbiyada mucaaridka ah xuska 18 May.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Oo War Saxafadeed Kaga Soo Jawaabay Yeedhmadii Wadahadalka Ee Xukuumaddu Ugu Baaqday.

0 Thursday May 14, 2015 - 00:17:50
Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa caawa goor dhawayd war saxafadeed ka soo saaray dhawaaqi Xukuumaddu wadahadalka ugu fidisay Xisbiyada Mucaaridka, War-saxafadeedka Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ayaa u dhignaa sidan.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya Oo Kulan La Qaatay Guddiga Isku Dhafka Ciidamadda +Sawiro

0 Thursday May 14, 2015 - 00:10:09
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa kulan dar-daaran iyo dhiirgelin isugu jira la qaatay guddiga isku dhafka Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya, kuwaas oo ay dhawaan magacowday Wasaaradda Gaashaandhigga, isla markaana isugu jira aqoon-yahano iyo khubaro ku xeel…

Read More »

Daawo:Qaar Kamida Muhaahidiintii SNM Oo Ka Hadlay Muddo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu U Sameeyeen Xukumada Somaliland.

0 Thursday May 14, 2015 - 00:10:06
Qaar kamid ah mujaahidiintii SNM oo maanta shir jaraa'id qabtay ayaa soo dhoweeyey muddo kordhinta ay golaha guurtidu u sameeyeen xukumada Somaliland.

Read More »

Dabaal Degyo Ka Socda Dalka Burundi Kadib Markii Milatarigu Taladii La Wareegeen. +Sawiro

0 Thursday May 14, 2015 - 00:10:00
Iyadoo Jeneraal Burundes ah uu kaga dhawaaqay magaalada Bujumbura inuu dhacay afgambi xukunka lagaga tuuray Madaxweynaha talada haya ee Peirre Nkurunziza ayaa waxaa dabaal degyo lagu taageerayo ay ka socdaan qeybo badan oo ka mid ah dalkaas. Dadweyne aad u faraxsan, oo calamo ruxaya ayaa dhex galay…

Read More »

Daawo: Wasiir Xaglo Toosiye oo Laba Ambalas kala Wareegay Ururka Sos Rural

0 Thursday May 14, 2015 - 00:09:52
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa ka Gudoomay Ururka SOS Rural ee Fadhigiisu yahay dalka Jabuuti laba Gaadhi oo ah Nooca Ambalaska.

Read More »

DAAWO Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyey Kooxda Ku Ciyaarta Warbaahinta Magaalada Burco

0 Wednesday May 13, 2015 - 16:12:18
Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyey Kooxda Ku Ciyaarta Warbaahinta Magaalada Burco

Read More »

DAAWO Xisbiga Wadani oo Maanta Sheegay Inay Dib uu Dhigayaan Mudaharaadki Ay Hore Ugu Baaqen

0 Wednesday May 13, 2015 - 16:05:04
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga wadani ayaa si rasmi U Shaaciyey Inay Dib U dhigeen Mudaharaadkii Hore Ugu Baaqeen

Read More »

warDeg Deg Ah:Xukumada Somaliland Oo Xisbiyada Mucaaradka Ugu Baaqday Wada Hadal

0 Wednesday May 13, 2015 - 15:01:52
Hargeysa(Afka)Madaxweyne ku xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo saaka shir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sheegay inay Xisbiyada qaranka u fidinayaan shir wadahadal

Read More »

Wasaaradda Warfaafinta Oo Sharaxday Qorsheyaal ay Ku Weynaynayaan Xuska 24 Guuradda Somaliland

0 Visits: 654 | Wednesday May 13, 2015 - 08:26:52
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Marwo Shugri Xariir Ismaaciil, isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida wasaaradaas u qaabilsan qaban-qaabada xuska

Read More »

Wasiirka Caddaalada oo ka warramay Nuxurka Kulankii ay la yeesheen Guddiga ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladu

0 Visits: 793 | Wednesday May 13, 2015 - 08:19:43
Gudiga ilaalinta hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arimaha Garsoorka Somaliland...

Read More »

Kooxo u kala Ciyaara Laba Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco oo Cayaar xiiso badani ku dhex martay Garoon casri ah oo laga Furay Burco

0 Visits: 960 | Wednesday May 13, 2015 - 07:59:05
Burco (Afka)Ciyaar Xiiso Badnayd Oo Ahayd Furitanka Garoon Casri Ah Oo Laga Hiragaliyay Magaalda Burco Ayaa Waxa Isku Haleelay Laba Koxod Oo ay Kala Wateen Xildhibaan Cabdi Laki iyoXildhibaan Mubarig(Bidhi)

Read More »

Daawo: Wefti Wasiiro ah oo Dalka ka Dhoofay iyo Su'aalihii Saxaafaddu ka Waydiisay Muddo Kordhinta iyo Weliba Jawabtii Wasiirka Madaxtooyada

0 Visits: 516 | Wednesday May 13, 2015 - 07:49:09
"Muddo Kordhinta Waxaa Loo Sameeyay Guddoomiyaha Wakiilada Ee Isaga Su'aashaas Waydi". Wasiirka Madaxtooyada

Read More »

Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Mar kale Ganafka Ku Dhufatay Dalabkii Xisbiga Wadani Ee Banaanbaxa

0 Tuesday May 12, 2015 - 17:32:07
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, Md. Cali Maxamed Waran-cade,ayaa ku gacan saydhay dalab uga yimid Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI,kaas oo doonaya ogonasha banaanbaxyo ay dalka oo dhan ka dhigaan.

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Marlabaad Mudaharaad Shacabka Ugu Gacan Haadiyey Wasaaradda Arimaha Gudahana Baaq U Direy

0 Tuesday May 12, 2015 - 17:21:27
Xisbiga Mucaaradkaa Waddani Oo Marlabaad Mudaharaad adag Shacabka Ugu Gacan Haadiyey Wasaaradda Arimaha Gudahana Baaq U Direy Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani ayaa soo saaray waraaq uu ku dal banaayo mudaharaad

Read More »

Salaadiin, Cuqaal, Odayaal, dhalinyaro kasoo jeeda Bariga Magaalada Hargeysa ayaa kasoo HorJeestay Mudo kordhinta Loo sameeyey Xukuumada Siilaanyo

0 Tuesday May 12, 2015 - 17:15:44
Salaadiin, Cuqaal, Odayaal, dhalinyaro kasoo jeeda Bariga Magaalada Hargeysa ayaa Maanta kasoo HorJeestay Mudo kordhinta Loo sameeyey Xukuumada Siilaanyo

Read More »

Daawo:Xisbiga Ucid Oo Fidiyey Gogosha Lagu Samaynaayo Dowlad Gaar Ah Iyo Cida Ka Qayb Galaysa Oo Muj Cali Gurey Ku Dhawaaqay

0 Visits: 637 | Tuesday May 12, 2015 - 17:05:12
Xisbiga Ucid Oo Fidiyey Gogosha Lagu Samaynaayo Dowlad Gaar Ah Iyo Cida Ka Qayb Galaysa Oo Muj Cali Gurey Ku Dhawaaqay

Read More »