Wararka

Daawo:Marinka Ugu Dheer Caalamka Oo Ku Yaala Meel Khatar Badan Ayaa Markii Ugu Horeysay La Ogolaaday In Dal Xiis Loo Tago.

0 Visits: 725 | Monday May 04, 2015 - 19:50:18
Waxa markii ugu horeysay la ogolaaday in dalxiis loo tago marinka ugu dheer taag ahaan,uguna khatarta badnaan jiray waqtiyadii hore oo ka samaysan waqtigan muraayad,waxaana laga dhisay buuraha dhaadheer ee dalka Shiinaha dushooda.

Read More »

Daawo:mujaahid ooto biixi oo Luqad Adag Kula Hadalay Gudoomiyaha Golaha Gurtida Somaliland

0 Monday May 04, 2015 - 19:46:37
mujaahid ooto biixi oo fidmo wade ku tilmaamay gudoomiyaha guurtida Somaliland

Read More »

Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Xisbiga Ee Kansas City+Sawiro

0 Monday May 04, 2015 - 19:43:30
Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Ayaa maanta si Diiran u soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Kansas City Missure Ee North America C/raxman Cali Nuur .

Read More »

Daawo:"Waxaan Leeyahay Madaxweynaha Waa Nasiib Daro In Adiga Oo Ku Yimid Sanduuq Iyo Warqad Aad Kaga Tagto Xilka Somaliland Waxaan Sanduuq Iyo Warqad Aheyn"Muj. Cali Guray

0 Monday May 04, 2015 - 17:22:24
Hargeysa(AFKA)Waxaan Leeyahay Madaxweynaha Waa Nasiib Daro In Adiga Oo Ku Yimid Sanduuq Iyo Warqad Aad Kaga Tagto Xilka Somaliland Waxaan Sanduuq Iyo Warqad Aheyn ..Muj. Cali Guray

Read More »

Daaawo:Kooxda Chelsea Oo Ku Guuleysatay Horyaalka England Iyo Damaashaadkii Mulkiilaha Kooxda+sAWIRO

0 Monday May 04, 2015 - 17:07:23
Kooxda Chelsea ayaa Ku Guuleysatay Horyaalka England Iyadoo ay Ka Hadhsan Tahay Saex Ciyaarood Gabada horyaalka

Read More »

Daawo Afkahsacabka TV:Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Magacaabay Gudiga Qaban-qaabadda Xuska Maalinta Qaran Ee 18 May

0 Monday May 04, 2015 - 16:05:37
Berbera(AFKA)Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Ugu Dhaqaday Gudida qaban qaabada Xuskka 18KA may Gobolkaasi

Read More »

Ururka SEJASS oo Magaalada Nairobi ku Xusay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda (SAWIRRO)

0
Nairobi(AFKA)Ururka Suxufiyiinta Qurba-joogta Soomaaliya oo magaciisa loosoo gaabiyo SEJASS (Somali Exiled Journalists Association) ayaa ku Xusay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda.

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Magacaabay Gudiga Qaban-qaabadda Xuska Maalinta Qaran Ee 18 May

0 Monday May 04, 2015 - 15:42:58
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Md. Fahmi Cabdi Bidaar,ayaa maanta magacaabay gudiga xuska 18 May,oo ah maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay madax-banaanidii ay kula midawday Somaliya sanadkii 1960-kii.

Read More »

John Kerry oo Booqasho ku Tagay Dalka Kenya Kulamana la yeelan doona Mas'uuliyiinta Kenya

0 Monday May 04, 2015 - 15:40:14
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, John Kerry ayaa maanta soo gaaray dalka Kenya, isagoo madaxda Kenya kala hadli doona arrimo la xiriira ammaanka, iyadoo booqashadan ay kusoo beegmayso

Read More »

Wasiirradda Xanaanadda Xoolaha Iyo Deegaanka Oo Dadka Reer Guuraagga Ah Fariin U Diray.

0 Monday May 04, 2015 - 15:17:25
Wasiiradda Wasaaradaha Xanaanadda Xoolaha Iyo Deegaanka,ayaa Bulshadda reer guuraaga ah ee ay Nimacadda Roobku gaadhay...

Read More »

Daawo:Dib U Milicso Maalin Murugo Badan Kuna Beegan 3 May 2002,Maxayse Kaga Duwan Tahay Maalmaha Kale?.

0 Monday May 04, 2015 - 10:17:05
Waa maalin aad ugu xusuus badan ,kagana suntan maskaxda qof walba oo reer Somaliland ah,waana maalin dalku u dhowaaday dhinaca madow,laakiin Alle iyo dadkiisu ka badbaadiyeen,waa maalin ku beegan 3 bisha May .

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Leh Oo Tv-ga France 24 Ka Diyaariyey Somaliland.

0 Monday May 04, 2015 - 09:59:42
Telefishanka caanka ah ee France 24 ayaa Somaliland ka diyaariyey warbixin aad u xiiso badan oo lagaga hadlaayo arrimaha Somaliland.

Read More »

Daawo: Wasiir Warancade oo Dalka ku soo Laabtay Sheegayna in Somalia Ciidamo Urursanayso

0 Monday May 04, 2015 - 09:56:53
Wasiirka wasaaradda Arrimaah Gudaha ayaa ka digay ciidamo uu sheegay in dawlada Somaliya ururinayso si ay dagaal ugula gasho Somaliland.

Read More »

Agaasimihii Hore Ee Waaxda Bilicda Ee Hargeysa Oo London Ku Geeriyooday

0 Monday May 04, 2015 - 09:52:57
Marxuumka ayaa muddo dheer ka mid ahaa masuuliyiinta dawladda Hoose ee Hargeysa,

Read More »

Daawo: Jaamacadd Cusub oo Casri ah oo islaami ah oo laga Furay Burco iyo Wufuud Culus oo ka qaybgashay furitaankeda

0 Monday May 04, 2015 - 09:39:41
Xarunta Gobolka Togdheer ayaa laga furay jaamacad Islaamiya oo caalami ah,

Read More »

Dawladda Somalia oo Magac kale u Bixisay Alshabaab iyo Sirdoonka Dawladda Oo Warbaahinta Madaxa-banaan Ku Amrey Inay Magacaas ugu Beddelaan

0 Visits: 775 | Monday May 04, 2015 - 09:26:59
Taliyaha Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Soomaaliya, Jen. C/raxmaan Maxamed Tuur-yare ayaa warbaahinta madaxa-banaan ugu baaqay

Read More »

In Kabadan Lix Kun Oo Muhaajiriin Ah oo ay Ciidamada Badda ee Talyaanigu Badbaadiyeen 2dii Maalmood ee u danbeeyey

0 Monday May 04, 2015 - 09:03:17
Ilaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in ay badbaadiyeen ku dhowaad lix kun oo ...

Read More »

SOLJA oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Xuska Maalinta Saxaafadda Adduunka iyo Nuxurka Warsaxafadeedkaasi

0 Monday May 04, 2015 - 08:12:23
Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA,ayaa war qoraal ah oo ay kusoo beegeen Maalinta Saxaafadda Aduunka waxay ku sheegeen in ...

Read More »

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka War-Bixiyey Safar Uu Dalka Kaga Anba Baxay

0 Sunday May 03, 2015 - 22:48:19
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleeban Dhuxul Ayaa Waxaa Uu Ka War-Bixiyey Safar Oo Maanta Dalka Kaga Anba Baxay .

Read More »

Radio Afkashacabka:Dawlada Jabouti Oo Beenisay Warar Lagu Qoray Wargeyska Washington Post.

0 Sunday May 03, 2015 - 20:55:17
Dawlada dalkaasi Jabouti ayaa beenisay warbixin uu qoray wargeyska Washington Post oo lagu sheegay in saldhigyada ciidamada ee dalkaasi Jabouti uu Maraykanku ku lee yahay yihiin kuwo dayacan.

Read More »