Wararka

Daawo Qaar Kamida Golaha wasiirada somaliland Iyo IsKu Duwayaasha Gobolka Togdheer Oo Yeeshay Kulan Xogwareesi ah Magaalada Burco

0 Thursday April 23, 2015 - 15:13:42
Burco(AFKA) Qaar Kamida Golaha wasiirada somaliland Iyo IsKu Duwayaasha Gobolka Togdheer Oo Yeeshay Kulan Xogwareesi ah Magaalada Burco

Read More »

DAAWO Wasaarada Kaluumaysiga Oo Kulan Lagu Eegi Doono Sidii Loo Horumarin Lahaa Khayraadka Badaha S/land Loogana Faa'idaysan Lahaa Ku Qabatay Magaalada Berbera.

0 Thursday April 23, 2015 - 15:06:00
Berbera(AFKA)Wasaarada Kaluumaysiga Oo Kulan Lagu Eegi Doono Sidii Loo Horumarin Lahaa Khayraadka Badaha S/land Loogana Faa'idaysan Lahaa Ku Qabatay Magaalada Berbera.

Read More »

DAAWO Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Warbaahintu Maalmihii Udan Beeyey Qorayeen Oo Sheegaayey In Wasiir Waran Cadde Cadho Kaga Maqan Yahay Wasaaradaasi

0 Visits: 698 | Thursday April 23, 2015 - 15:02:01
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Warbaahintu Maalmihii Udan Beeyey Qorayeen Oo Sheegaayey In Wasiir Waran Cadde Cadho Kaga Maqan Yahay Wasaaradaasi

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Shirkada Dahabshiil Company oo Baaq uu Diray Dowlada Kenya Kana Hadlay Ganacsigi Somalida ee La Xidhaya

0 Thursday April 23, 2015 - 15:01:32
Madaxa shariikadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale Dahabshiil, ayaa weraysi wuxuu siiyey laanta afka Soomaaliga ee idaacadda VOA-da, wuxuuna sheegay in shariikadda Dahabshiil ay weli hawshii ay u haysay dadka soomalida ee dalka maraykanka ku nool ay u wadaan, wuxuuna sharaxaad ka bixiyey…

Read More »

Ujeedada Kulan ay Gelinka Danbe ee Maanta Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub ku yeelanayaan Brussels

0 Thursday April 23, 2015 - 14:46:47
Kulankan ay galabta yeelanayaan Hogaamiyasha Midowga yurub ayaa lagag hadlayaa Xiisadda Dadka Muhaajiriinta ah

Read More »

Xildhibaan Saluugay Dhawaqii Komishanka Doorashooyinku ku cayyimeen Xilliga ay Doorashadu Dhacay

0 Thursday April 23, 2015 - 14:32:32
"Komishanka Doorashooyinku Mar Haddii Ay Cadeeyeen Inaan Doorashada 26-ka June Dhacayn May Ahayn Inay Doorashada Cayimaan" Xildhibaan Cali Barre

Read More »

Guddoonka Baarlamaanka oo lagu eedeeyay ku xadgudubka Dastuurka & Xeerarka Baarlamanka

0 Thursday April 23, 2015 - 12:06:21
Muqdisho(afka)Guddoomiyaha gudiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Somalia, Xildhibaan C/Qaadir Cosoble Cali ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo ku xigeennadiisa

Read More »

Mudaaharaad looga soo Horjeedo Kooxda Daacish oo ka Dhacay Xarunta Itoobiya ee Addis Ababa +SAWIRRO

0 Visits: 680 | Thursday April 23, 2015 - 12:02:44
Addis Ababa(AFKA)Fagaaraha Meskel ee xarunta Itoobiya ee Addis Ababa ayaa waxa shalay ka dhacay bannaanbax ballaaran oo looga soo hor-jeeday falkii kooxda Daacish ku gowraceen masiixiyiin u dhashay dalka Itoobiya. Mudaaharaadayaasha ayaa ku dhawaaqayay erayo looga soo

Read More »

Halkuu Ku Dambeeyey Maxamed Cumar Carte Ra'isal Wasaare Ku Xigeenkii Somaliya Ee Dhaawaca Turkiga Loo Geeyey ,Waa Sidee Se Caafimaadkiisu?

0 Thursday April 23, 2015 - 11:54:50
Muqdisho(AFKA) ra'isal wasaare ku xigeenkii dawlada Somaliya oo ahaa nin u dhashay Somaliland ,kuna dhaawacmay weerarkii dhowaan lagu qarxiyey hudheelka Central ayaa warar cusubi kasoo baxeen xaaladiisa caafimaad.

Read More »

Madrid Derby: Javier Henandez Oo Real Madrid Guul Dahabi Ah Ku Hogaamiyay, Arda Turan Oo Kaadhka Cas Loo taagay Iyo Los Blancos Oo Iska Xaadirisay Afar Dhamaadka Champions Leaque-ga

0 Thursday April 23, 2015 - 11:40:23
Kooxda Real Madrid ayaa guul cidhiidhi ah garoonkeeda kaga gaadhay kooxda Atletico Madrid, waxayna Los Blancos guushan ku gaadhay gool uu dhamaadkii ciyaarta usaxiixay Javier Hernandez. Guushan ayaa Real Madrid ka caawisay inay u soo baxdo afar dhamaadka Champions Leaque,

Read More »

Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulamadii Ay Real Madrid Iyo Juventus Xalayto Ugu Soo Baxeen Semi-finalka Champions League.

0 Thursday April 23, 2015 - 11:23:52
Real Madrid iyo Juventus ayaa buukintay booskooda wareega afar dhamaadka Champions League. Gool uu dhaliyay dhamaadkii ciyaarta

Read More »

Daawo: Sidee ayay Dadweynaha Reer Ceerigaabo u arkeen Dhawaaqa Komishanka Doorashooyinka

0 Thursday April 23, 2015 - 01:32:49
Komishanka oo shalay ku dhawaaqay xilliga Doorashadu dhacayso ayay dareeno kala duwan ka bixiyeen shacabka somaliland ee Goboladu

Read More »

Daawo: Cabdirashiid Xasan Mataan oo Marti ku ah Barnaamijka Aragtida Siyaasiga ee Royal TV

0 Thursday April 23, 2015 - 01:25:04
Musharaxa Madaxweyne Xigeenka Xisbiga UCID ayaa Barnaamijkan kaga xog warramay waxyaabo badan oo ku saabsan Noloshiisa, shaqooyinkii uu soo qabtay iyo Hanka siyaasadeed ee wakhtigan uu la soo baxay

Read More »

Daawo:Wasiirkuxigenka Xanaanada Xoolaha Somaliland oo ka hadlay Maalgashiga la sheegay in laga samaynayo Dekedda Berbera

0 Thursday April 23, 2015 - 01:20:30
Cali Maxmed Cilmi wuxu faahfaahiyey cidda masuliyadeeda leh arrimaha horumarka iyo maalgashiyada ee qarankani u doortay, waxanu sharaxay muhiimadda dekedda berbera u leedahay afrika

Read More »

Daaw:"Jawaari, Waxuu Yidhi Hargeysa, Baasaaboor Ku Imman Maayo, Waxa Aan Leeyahay Sharci Daranna Ku Imman Meysid" ... Wasiir Cabdilaahi Cukuse

0 Wednesday April 22, 2015 - 20:12:16
''Jawaari, Waxuu Yidhi Hargeysa, Baasaaboor Ku Imman Maayo, Waxa Aan Leeyahay Sharci Daranna Ku Imman Meysid'' Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mr Jawaari,

Read More »

Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ka Waramay Waxqabadka Uu Ku Soo Kordhiyay Hamaha Shidaalka

0 Wednesday April 22, 2015 - 20:08:26
Maareeyaha Haamaha kaydka shidaalka ee Berbera, Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa ka waramay waxqabadkiisa sanadka cusub ee 2015-ka, waxaanu sheegay in waxqabadka u hirgalay Haamaha kaydka uu ugu muhiimsan yahay Shaybaadhka Shidaalka, kaasi oo hawshiisa gacanta lagu hayo.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliaya Oo Ka Cambarayay Dil Ka Dhacay Malmahi Lasoo Dhaafay Dalka Libiya

0 Wednesday April 22, 2015 - 20:05:46
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cambaareeyay dilkii ay kooxda ISIL ka geystay dalka Libya kaasoo ay ku dishay in ka badan 20-qof oo masiixiyiin ah oo u dhashay dalka Itoobiya.

Read More »

Daawo:Ciidamadda Libya, Oo Jeelka U Taxaabay 600 Oo Tahriibayaal Ah Oo Ay Soomaali Ku Jirto Iyo Dibad Baxyo Ka Dhacay Dalka Talyaaniga

0 Wednesday April 22, 2015 - 20:00:44
Ciidamadda dalka Libya, Oo Jeelka U Taxaabay Lix Boqol oo qof oo tahriibayaal ah Oo Ay ku jiraan muhaajiriin Soomaali ah iyo tahriibayaal kale oo Afrikaan ah Iyo Dibad Baxyo Ka Dhacay Dalka Talyaaniga

Read More »

Daawo :Wasiirada Degaanka Iyo Macdanta Iyo Tamarta Oo Booqday Gaas Dabiic Ah Oo Laga Dhalinayo Saalada Xoolaha Lagagana Kaaftomayo Dhuxushii

0 Wednesday April 22, 2015 - 20:00:11
Daawo Wasiirada Degaanka Iyo Macdanta Iyo Tamarta Oo Booqday Gaas Dabiic Ah Oo Laga Dhalinayo Saalada Xoolaha Lagagana Raysanayo Dhuxushii

Read More »

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ganacsatada Kulan U Qabtay Lagu Dar-Dar Galinayo Shilinka Somaliland.Daawo+Sawiro

0 Wednesday April 22, 2015 - 19:51:47
Baanka Dhexe ee somaliland ayaa maanta soo qaban-qaabiyay kulan lagu darsayo sidii lacagta somaliland ay uga Muhiim sanaan lahayd lacagaha qalaad ee lagu isticmaalo somaliland.

Read More »