Wararka

Daawo: Maxmed Cabdilahi Cumar oo Ammaan Baaxad leh Huwiyey Wasiirka Arimaha Debedda kana Hadlay Arrimaha Doorashooyinka

0 Visits: 586 | Saturday February 21, 2015 - 15:08:17
Wasiirkii Hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ku baaqay in waqtigeedii lagu qabto doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo.

Read More »

War Degdeg ah: Meherado Ganacsi oo Xalay Saqdiidhexe Dab ka kacay iyo Gurmadkii Dabdamiska iyo Badhasabka Togdheer+SAWIRO

0 Visits: 759 | Saturday February 21, 2015 - 11:43:07
Abaaro 02:30 Habeenimo Ee Xalay ayaa Waxa Gudaha Magalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdheer ku Shuf-Beelay Meherado Ganacsi Oo isagu Jiray Macmacaanle,Bakhaaro,iyo Waliba Pharmacy.

Read More »

Daawo: Darawalada Basaska Magaalada Burco ee u kala Baxa xaafadaha Magaalada ayaa Banaanbax Cabasho ah Dhigay

0 Visits: 1649 | Saturday February 21, 2015 - 11:33:48
Darawalada Basaska Burco ayaa ka Gadooday arbushaad ay sheegeen in golaha degaanka Burco u geystay istaanadii Tigaha iyo Basaska

Read More »

Daawo: Abwaan weedhsame oo Bayaamiyey hadal uu dhowaan warbaahinta siiyey oo saxaafadda Qaarkood si kale u turjumeen laguna duray qurbajoga

0 Visits: 671 | Saturday February 21, 2015 - 11:00:17
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah hal-abuurada dhalinyarada ah ee ugu caasan Somaliland oo in muddo ah dalka ka maqnaa ayaa toddobaadkii hore gudihiisi kusoo laabtay Hargeysa.

Read More »

Raysal-wasaaraha Ingiriiskaka oo sheegay inay ka go'an tahay in Soomaaliya gacan laga siiyo xaqiijiinta Hiigsiga 2016.

0 Visits: 795 | Saturday February 21, 2015 - 10:54:15
Raysal-wasaaraha boqortooyada Ingiriiska David Cameron ayaa qoraal uu u diray Madaxwaynaha Soomaaliya ku caddeeyay taageerada Uk la garab taagan tahay dawladdiisa.

Read More »

Cabdalla sandheere oo Marki u horeysay ka hadlay Sababahii uu uga Tanaasulay Murashaxnimadiisi maayarka Berbera

0 Visits: 1022 | Saturday February 21, 2015 - 10:48:08
"Madaxwayne Siilaanyo Si Wanaagsan Ayaanu U Soo Wada Shaqeynay, Laakiin Is-afgaran Waa Na Dhex Maray Dawladda Ayaan U Banneeyay Musharaxnimadaydii Maayarka Berbera….." Cabdalle Sandheere

Read More »

Daawo: Wasaarada Biyaha Somaliland oo sahamin Dhinaca Biyaha ah ka Bilowday Bariga Gobolka Sanaag

0 Visits: 742 | Saturday February 21, 2015 - 10:41:35
Masuliyiin ka tirsan wasaaradda Biyaha ayaa sharaxay Sahaminta Biyaha ee ay wadaan bariga sanaag.

Read More »

Daawo: Dabdamiska iyo Booliska Caasimadda oo wadajir u badbaadiyey Suuqa Waaheen oo Dab qabdsaday

0 Visits: 731 | Saturday February 21, 2015 - 10:27:01
Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa sheegay in saqddii dhexe ee habeen hore Dab-damisyada dawladda hoose badbaadiyeen suuqa waaheen oo...

Read More »

Daawo: Hotel Casri ah oo Hargeysa Laga Furay iyo Masuliyiin ka Hadashay Xafladi Furitanka

0 Visits: 1246 | Saturday February 21, 2015 - 10:18:26
Hudheelkan oo la yidhaa Mahdi ayaa ka mid noqonaya Hudheelada Caalamiga ah ee kusoo badanaya Caasimada, kaasoo ay furteen Qaar ka mida Culimada Hargeysa iyo Xubno qurbajoog ahi

Read More »

Daawo:Ardayda Kulliyada Engineering ka Jamacada Gollis Burco ooPractical kusoo Qaatay Biyo xidheenada Deganka BEER

0 Visits: 774 | Friday February 20, 2015 - 17:08:19
Ardayda Kulliyada Engineering ka ee Jaamacadda Gollis Burco ayaa aqoon kororsi baragtikaal ah ugu baxay Dhaamka iyo Biyo xidheenka weyn ee Deganka Beer

Read More »

Daawo: Garyaqaan Ciil iyo Cadho dartii isaga Tirtiraya Jinsiyada Somaliland Xukumadda Codsi u diray

0 Visits: 1763 | Friday February 20, 2015 - 16:55:38
"Waxan Dalbanayaa In Jinsiyada Somalilandnimada Laygala Noqdo Dalkana Layga Mastaafuriyo Hadii Sharcigii Shaqeyn Waayay"Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid Salidhige

Read More »

Xildhiban Bukhaari oo Khudbad Liidata oo an shacabka Somaliland iyo Tagerayasha WADANI ba Qancin ku tilmaamay Khudbadi Guddomiye Cirro

0 Visits: 895 | Friday February 20, 2015 - 15:00:42
Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka mid ah Golaha wakiilada Somaliland ee taageersan Xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa ka dareen celiyey khudbaddii uu Guddoomiyaha Xisbiga Waddani

Read More »

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Dalka ku so Dhoweyey Wefti Ka Socda Imaaraadka Oo Hargeysa U Yimid Dhamaystirka Mashruuca XUMBO-WEYNE

0 Visits: 713 | Friday February 20, 2015 - 14:02:19
Magaalada Hargeysa waxa shalay lagu soo soo dhaweeyay wefti ballaadhan oo ka socda dawladda Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo ka socda hay'adda Khaliifa Foundation oo ...

Read More »

Shaqo la'aanta oo la ogaaday in Dabeecadaha Qofka Wax ka bedesho iyo Daraasad laga sameeyey Arrintaas

0 Visits: 994 | Friday February 20, 2015 - 13:55:13
Daraasad dhowaan la soo saaray ayaa shaacisay in dadku ay si isu bedelaan wakhtiga ay shaqo la'aantu soo wajahdo taas oo inta badan ay sabab u tahay fikir farabadan iyo mashquul farabadan oo uu qofku dareemo.

Read More »

Agaasimaha Maamulka iyo lacagta ee wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo ka hadlay Diwangelinta Madaniga Mucaaradkana ku duray Siyaasad xumo iyo Qorshe la'aan

0 Visits: 813 | Friday February 20, 2015 - 13:50:41
Agaasimaha Maamulka iyo lacagta ee wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo ka hadlay Diwangelinta Madaniga Mucaaradkana ku duray Siyaasad xumo iyo Qorshe la'aan

Read More »

Daawo: Dhacdo Cajiiba oo Shacabka Reer Burco ka yaabisay iyo Waraabe 2maalmood ku sugnaa Xaafad ka mida Magaalada Burco

0 Visits: 1061 | Friday February 20, 2015 - 13:31:54
Dadweynaha xaafadaasi oo ku soo ururay Halka Waraabahani joogay ayaa ka warbixiyey Xilliga waraabahani so galay Xaafadda iyo wixi ay arkeen ugu yaabka badnaa

Read More »

Obama Oo Soo Xidhay Shirkii Lagaga Hadlayay Ka Hortagga Argagixisada Ee Washington Ka Socday

0 Visits: 652 | Friday February 20, 2015 - 13:27:17
Magaalada Washington ee dalka Maraykanka waxaa lagu soo afjaray shir saddex cisho socday oo Aqalka Cad uu soo agaasimaya loogana hadlay ka hortagga xagjirka.

Read More »

Cali Khaliif Galaydh Oo Sheegay Inay Ka Go'antahay Dagaal Ay La Galaan Somaliland

0 Visits: 827 | Friday February 20, 2015 - 13:16:44
Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo ku Magacaaban Hoggaamiyaha kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo ayaa ka hadlay weeraro gaadmo ah oo....

Read More »

Jamal Ali Hussein oo Golaha Wakiilada ugu Baaqay inay sameeyaan Xeerkii Doorashada Wakiilada

0 Visits: 1127 | Friday February 20, 2015 - 13:12:00
Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa aqalka Golaha wakiilada ugu baaqay inay sameeyaan Xeerkii lagu dooran lahaa golaha ka dambeeya,

Read More »

Daawo: Ururka Shaybadhlayaasha Somaliland oo Tababar la xidhiidha Kor uqaadida Aqoonta Shaybaadhayaasha ku so Gabgabeeyey Burco

0 Visits: 567 | Thursday February 19, 2015 - 16:39:06
Tababarkan Waxa ka Qaybgalay Gobolada Togdheer, Maroodijeex, Sool iyo Sanaag, waxana halkaas hadalo dhirigelin ah ka soo jeediyey isuduwaha caafimadka Gobolka Togdheer

Read More »