Wararka

Khabiirkii Ikhtiraacay Laysalka Oo Geeriyadoay iyo Tarakhdisi Oo Koban

0 Visits: 628 | Friday January 30, 2015 - 16:00:07
Charles Hard Townes ayaa sanadkii 1915-kii, bishii July 28-keedi ku dhashay, degaanka Greenville oo ka tirsan gobolka South Carolina ee Maraykanka

Read More »

Daawo Afkashacabka:Wasiir Kuxigenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Kahadlay Doorka Dhalinyaradu Ka Qaadan Karaan Horumarka Dalka Iyo Caqabadaha Ka Hortaagan

0 Visits: 556 | Friday January 30, 2015 - 15:55:32
Wasiir Kuxigenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Kahadlay Doorka Dhalinyaradu Ka Qaadan Karaan Horumarka Dalka Iyo Caqabadaha Ka Hortaagan

Read More »

Qaramadda Midoobay Iyo Dawladda Maraykanka Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Ku Wajahan Golaha Cusub Ee Wasiiradda Soomaaliya

0 Visits: 663 | Friday January 30, 2015 - 15:53:45
Magacaabiddan waa mid muhiimad weyn u leh hore u wadida qorshaha hwlaha xukuumadda Soomaaliya

Read More »

Daawo:Maamulka Puntland Oo Somaliland Ku Eedeeyey Inay Lee Dahay Hubka Berbera Lagu Qabtay

0 Visits: 640 | Friday January 30, 2015 - 15:50:07
Maamulka Puntland oo Somaliland ku sheegay inay iyadu lee dahay hubka uu siday markabka ku xidhan dekeda Berbera,sidoo kalena sheegay inay Somaliland xidhiidh la lee dahay Ururka Alshabaab.

Read More »

Guddida Qaramada Midoobay Ee La Socodka Cuna-qabataynta Hubka Soomaaliya Oo Warbixin Ay Soo Saareen Ku Xusay Markabka Hubka Sida Ee Berbera Lagu Qabtay

0 Visits: 1080 | Friday January 30, 2015 - 15:47:31
Markabka ku soo xidhay dekada magaalada Berbera, ee Somaliland, ee laga helay hbka iyo saanadda

Read More »

Daawo: Nin Ku Hubaysan Baskoolad Oo La Wareegay Qolkii Wararka TV Ku Yaala Dalka Holland.

0 Visits: 834 | Friday January 30, 2015 - 15:42:26
Nin Hubaysan Oo La Wareegay Qolkii Wararka Ee Telefishanka Dalka Netherland.

Read More »

Booliska Oo Ka Hadlay Dhimashada Wiil Dhallinyaro Ah Oo Gacantooda Ku Baxay

0 Visits: 700 | Friday January 30, 2015 - 15:39:26
Inta la ogyahay hal qof oo dhallinyaro ah ayaa ku dhintay, mid kalena wuu ku dhaawacmay ka dib markii ciidamada booliska oo waday hawlgal ammaan ay rasaas ku rideen dhallinyaro ay doonayeen inay qab-qabtaan Makhribkii shalay.

Read More »

War deg deg ah:- Wiil Yar Oo Ciidanka Boolisku Toogtay Iyo Rabshado Ka Dhashay

0 Visits: 804 | Thursday January 29, 2015 - 21:53:20
Labo dhalinyaro Soomaali ah oo reer Bristol ah oo ku lug lahaa tacadiyo dhanka galmada ah sida kufsi iyo jir dil iyo kaganacsiga jirka oo ay

Read More »

Daawo:Somaliland Oo Noqotay Dalkii 70-naad Ee Lasoo Mariyo Riwaayadii Shakespear.

0 Visits: 784 | Thursday January 29, 2015 - 21:05:06
Jamhuuriyadda Somaliland ayaa noqotay dalkii 70-aad ee lagu soo bandhigayo riwaayadihii William Shakespeare oo ahaa gabyaagii U dhshay dalka Britain, iyadoo munaasabadda uu ka qayb gelayo safiirka Britain u fadhiya Somaliland iyo Somaliya

Read More »

Madaxwaynaha Somaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Uduulay Adidis Ababa

0 Visits: 717 | Thursday January 29, 2015 - 21:03:00
Maadaxweynaha oo wafdigiisa ay ku wehliyaan mas'uuliyiin sare oo dowladda ka tirsan ayaa shirka Midowga Afrika ka sokow la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda Afrika qaarkood

Read More »

Ciidamada Nabadgelyada Somaliya Oo Saacado Xabsiga Dhigay Ciidamo Ka Tirsan AMISOM.

0 Visits: 642 | Thursday January 29, 2015 - 21:00:55
Ciidamada wadooyinka dalkaasi Somaliya,gaar ahaana magaalada Muqdisho ayaa saacado kooban xabsiga u taxaabay ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo gaadhi ay wateen

Read More »

Safarka Madaxweynahu Waa Xaq Laakiin In Dhagax Dhigiddii Hore Oo $500 Million Oo Dollar Ahayd Oon La Dhameystirin In Dhagaxaan Kale Lagu Daro May Ahayn, Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 783 | Thursday January 29, 2015 - 20:57:50
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo xaquu buu u leeyahay in uu bulashaddiisa ka warhayo oo safaro ku soo maro. Laakiin markaad u fiirsatid safaradda u kuur galka xaaladda dadkaagu waxay u baahan tahay in marka aad xilka qabatid aad sidan oo kale u soo wareegtid,…

Read More »

Daawo :Munaasibad Lagu Daah Furey Barnaamijka EDahab Oo Ay Shirkada Dahabshiil Kusoo Bandhigtey Ee Magalada Gabilay

0 Visits: 739 | Thursday January 29, 2015 - 20:52:22
Maayarka Degmada Maamulaha Shirkada Dahabshiil Ee Gobolka Gabiley ayaa dfhamaantood ka hadley

Read More »

Madaxweynayaasha Afrika Oo Ku Soo Qulqulaya Ethiopia, Oo Uu Ka Furmayo Shir Madaxeedkii Midawga Afrika

0 Visits: 656 | Thursday January 29, 2015 - 20:49:03
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee caasimada dalka Ethtiopia, ee Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qeybgeli doono shir madaxeedka Midowga Afrika.

Read More »

Daawo:Taliyihii Hore Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Jidhif Oo Ka Hadlay Hubkay Somaliland Qabatay

0 Visits: 709 | Thursday January 29, 2015 - 20:47:01
Taliyihii hore ee ciidamada Qaranka Somaliland Jidhif ayaa maanta mar uu waraysi gaara siiyey HCTV sheegay in hubka dekeda Berbera lagu qabtay loo baahan yahay in lala wareego.

Read More »

Daawo: Ganacsatada Caanaha Geela Ee Hargeysa Oo Urur Samaystay.

0 Visits: 651 | Thursday January 29, 2015 - 20:44:39
anacsatada Caanaha Ka keena Geela sida gaarka ah loo xanaaneeyo ee Duleedka caasimadda Somaliland ayaa maanta isigu yimid kulan ay ku samaysanayaan Urur ay ku midaysan yihiin.

Read More »

Daawo:Magaalada Berbera Oo Laga Bilaabay Jid Laamiya iyo Masuliyin Ka Hadashay

0 Visits: 655 | Thursday January 29, 2015 - 20:41:41
Waxa magaalada Berbera laga bilaabay wado laamiya oo si casri ah loo samaynaayo,taas oo uu bilawgeeda maanta kasoo qayb galay maayirka magaalada Berbera iyo guddoomiyaha Gobolka Saaxil.

Read More »

Daawo:Magaalada Ceerigaabo Oo Laga Daahfuray Adeega Cusub Ee E-Dahab Shirkada Dahabshiil

0 Visits: 678 | Thursday January 29, 2015 - 16:54:58
Waxa maanta magaalada Ceerigaabo laga furay adeega cusub ee E-DAHAB oo isla maanta caasimada Hargeysana laga furay.

Read More »

Daawo:Sidii Looga Daahfuray Adeega E Dahab Ee Gobolka Awdal

0 Visits: 667 | Thursday January 29, 2015 - 16:48:37
Munasibad Oo Ahay Mid Si Heersare Ah Loo Soo Agaasimay Isla Markaasina Ay Ka Soo Qaybgaleen Maamulka Gobolka Awdal Iyo Duqa Degmada Borama Ayaa Ahayd Mid Lagu Daahfurey Adeega E-dahab Ee Shirkada Somtel

Read More »

Munasibad Baladhan Oo Lagu Daah Furayay Adeega Cusub Ee Edahab Ee Shirkada Dahabshiil Ayaa Lagu Qabtay Hotel City Plaze Ee Magalada Burco +Sawiro

0 Visits: 1168 | Thursday January 29, 2015 - 15:29:58
Munasibadani Oo Ay Ahayd Mid Baladhan Oo Kulmisay Bulshada Qaybaheeda Kale Duwan Ayaa Waxa Kaso Qaybgalay Badhasabka Gobolka Togdheer Maxmed Muse Diriye ,Masuliyinta Heer Gobol ee Dahabshil Group ,Qarka Ka Tirsan Xildhibanada Golaha Deeganka Burco, Cuqaal,Waxgarad, Haween, Ganacsato Iyo Marti Sharaf…

Read More »