Wararka

Daawo:Cuqaasha Degmooyinka 31 MAY Iyo Sayla Ayaa Dawlada Ku Amaanay Wax Qabadkeeda ,Baaqna U Soo Jeediyey Suldaan Wabar.

0 Visits: 644 | Friday December 19, 2014 - 23:20:21
Odayaasha kasoo jeeda degmada 31 MAY iyo Sayla ayaa maanta soo dhoweeyey wax qabadka dawlada uu hormuudka u yahay madaxweyne Axmed Siilaanyo,sidoo kalena la hadlay Suldaan Wabar.

Read More »

Daawo Muqaal:xildhibaan maxamed nuux warsame oo maanta degaanka wadaamagoo kaga dhawaaqay in uu taaganyahay doorashada Sosocta

0 Visits: 827 | Friday December 19, 2014 - 23:18:05
munaasibad balaadhan oo lagu shaacinaayay xildhibaan maxamed nuux warsame oo u taagan doorashada baarlamaanka s/land ee sanadka 15 ayaa maanta lagu qabtay degaanka wadaamagoo

Read More »

Radio Afkashacabka:Berbera Waa Lagumaystaa WADDANI Ayaa Gumaysiga Ka Saaraya"Xil.Siciid Cilmi Rooble: Nacayb Mise Nasteex

0 Visits: 642 | Friday December 19, 2014 - 23:14:07
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda Xisbiga WADDANI ayaa hadalo nacayb iyo colaadi ku jirto kula hadlay koox taageeroyaal ah oo kusoo biiray xisbiga WADDANI waxaana uu sheegay in Berbera ay tahay meel dawladuhu gumaystaan oo aad loo cadaadiyo mana uu…

Read More »

Cabdi Qeybdiid oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweynenimada Gobolada Dhexe Somaliya Daawo Sawirada

0 Visits: 712 | Friday December 19, 2014 - 21:16:16
Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta meel fagaaro ah kaga dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweynenimo gobolada Dhexe oo loo dhisayo maamul goboleed. Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa ka sheekeeyey waxqabadkiisa intii uu ahaa madaxweynaha Galmudug, isaga oo farta ku fiiqey in uu dib u hawlgaliyey xarumihii…

Read More »

Sawiro: Luke Shaw & Di Maria Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Man United Ka Hor Kulanka Aston Villa

0 Visits: 1041 | Friday December 19, 2014 - 21:02:46
Angel Di Maria ayaa dib ugu soo laabtay Manchester United kadib sadex kulan oo uu seegay madama uu dhaawac dhanka muruqa ah ku maqnaa wuxuuna diyaar u yahay inuu wajaho Aston Villa. Saxiixa ugu qaalisan Manchester United kaas oo Real Madrid kaga yimid aduun dhan 59.7 Malyan Oo Pound ayaa qeyb ka noqon…

Read More »

Daawo Afkshacabka Tv Wasiirka Warfaafinta Oo Lagu Soo Dhoweeyay Dalka Faransiiska

0 Visits: 599 | Friday December 19, 2014 - 20:53:26
Wasiirka Warfaafinta Oo Lagu Soo Dhoweeyay Dalka Faransiiska

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 17-aad Ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono:

0 Visits: 1012 | Friday December 19, 2014 - 16:21:20
Waxaa todobaadkan la cayaari doonaa kulamada 17-aad ee horyaalka England oo haatan maraayo meel xasaasi ah sidoo kalena waxaa dhamaad ku dhow wareega kowaad ee horyaalkan xiisaha badan. Balse todobaadkan koox walbo kama ceemato guuldaro hadana waa hubaal in kooxaha qaar uu xaalka kusii xumaan doono…

Read More »

Daawod Dhaanto Cusub Oo Qaaday Al fanaan Nuur Caraale

0 Visits: 3164 | Friday December 19, 2014 - 16:07:03
Daawod Dhaanto Cusub Oo Qaaday Al fanaan Nuur Caraale

Read More »

Arsene Wenger "Wax Cabsi Ah Kama Qabo Ku Laabashada Garoonka Anfield!!"

0 Visits: 750 | Friday December 19, 2014 - 15:55:43
Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa meesha ka saaray in kooxdiisa ay wax walaac ah ka qabto ku laabashada garoonka Anfield, madaama ay Axada la cayaari doonaan naadiga Liverpool. Wenger ayaa wel xasuusto jabkii kooxdiisa sanadkii hore qabsaday garoonka Emirates madaama Liverpool 5-1 kooxdiisa…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Somliya Oo Kulankii Ugu Horeeyay La Qaatay Ergayga Midowga Afrika

0 Visits: 639 | Friday December 19, 2014 - 15:47:43
Ra'iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya danjire Maman S. Sidikou iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar-sare ee AMISOM. Danjire Maman Sidikou ayaa ugu hambalyeeyay ra'iisul wasaare…

Read More »

Shariif Xasan Oo Baydhabo Kaga Dhawaaqay Qaar Ka Mid Ah Wasiirradiisa

0 Visits: 652 | Friday December 19, 2014 - 15:42:21
Madaxweynaha maamulka KMG Koofur-galbeed ee Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Baydhabo kaga dhawaaqay qaar ka mid ah xubnihiisa golaha wasirrada, kaddib xaflad shalay lagu qabtay magaaladaas. Shariif Xasan ayaa xusay inuu soo dhameystirayo xubnaha wasiirrada ah ee haray, isagoo ka dhawaajiyay…

Read More »

R-Afkashacabka Wafdi Ka Socday Dowladda Ingiriiska Oo Gaaray Baladweyne Iyo Kulamo Ay La Yeesheen Maamulka Gobalka Hiiraan

0 Visits: 598 | Friday December 19, 2014 - 15:37:40
Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan gaaray wafdi balaaran oo ka socday dowladda Ingiriiska, waxaana hogaaminaayay Idward Even oo ah safiir ku xigeenka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya. Markii ay gaareen magaalada Baladwayne waxa ay kulamo la qaateen madaxda maamulka Gobalka…

Read More »

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Iyo Amniga Dalkaasi Kenya Oo Balan Qaaday Inuu Wax Badan Ka Qaban Doono Qaraxyada Al Shabaab

0 Visits: 667 | Friday December 19, 2014 - 15:34:14
Wasiirka lasoo magacaabay arimaha gudaha iyo amniga, Joseph Nkaissery ayaa balan qaaday in uu wax bada ka qaban doono falalka amaandari ee ka jirta dalka Kenya,isagoona sheegay kaliya inuu ku shaqeyn doono amarada ka soo fulu Mr Uhuru Kenyatta. Nkaissery oo shalay kulan kaga qeyn galay xafiiskiisa martamaha…

Read More »

Lucas Silva Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xiisaha Ay U Qabto Kooxda Real Madrid

0 Visits: 1031 | Friday December 19, 2014 - 15:29:37
Wiilka bartilmaameedka u ah kooxda Real Madrid Lucas Silva ayaa markii ugu horeysay si shaac baxsan kaga hadlay xiisaha ay u qabto kooxda reer Spain, isagoo suuragal ka dhigay inuu u dhaqaaqo boqorada yurub xili ciyaareedkaan.

Read More »

Shirkadda NAJAX Construction Oo Somaliland Keentay Khubaro Ajaanib Ah Oo Ku Takhasuusay Dhismaha + Sawiro

0 Visits: 1352 | Friday December 19, 2014 - 15:27:29
-Maamulaha shirkadda dhismaha ee NAJAX ayaa waddanka keenay khubaro ku takhusasay dhismaha guryaha, Kuwaaso wax badan kusoo kordhin doona muuqaalka iyo bilicda caasimada.

Read More »

Daawo:Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha S/land Oo Agab Sports Gudoonsisay Kooxaha Heerka Kowaad Ee Ka Dhisan D/wadaamagoo Ee G/saraar

0 Visits: 699 | Friday December 19, 2014 - 12:57:16
wasarada dhalinta iyo ciyaraha s/land xafiiskeeda magaalada caynaba ayaa saaka agab sport ku wareejiyay kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan degaanka wadaamagoo ee ka tirsan g/saraar kulan loo qabtay gudoonsiinta qalabkan sport oo dhamaa 4 dirays oo noolaca lagu la bistaa ayaa ka dhacay geedka taariikhigaa…

Read More »

Daawo:Wasiirka Biyaha Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Biyo Galinta Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka

0 Visits: 548 | Friday December 19, 2014 - 12:50:22
Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Biyaha Md Xuseen Axmed cabdallah ayaa Warbaahinta warbixin ka siiyey halka ay marayaan mashaariic kala duwan oo wasaaradu ka waday biyo gelinta Gobolada iyo Degmooyinka Dalka

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Magaalada Boorame Kulan Kula Qaatey Ganacsatada Gobolka Awdal -

0 Visits: 660 | Friday December 19, 2014 - 12:45:27
Inkastoo aanay kulankan Madaxweyne Kuxigeenka iyo Ganacsatada Gobolka Awdal, wali kasoo bixin xogo rasmi ah, qodobada ay dhab ahaan uga wadahadleen

Read More »

Daawo:Wakiilka Somaliland Ee Waqooyiga Ameerika Oo Hargaysa Lagu Soo Dhoweeyay

0 Visits: 460 | Friday December 19, 2014 - 12:42:09
Masuuliyiinta Wasaaradda warfaafinta oo ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud Md Maxamed Cilmi Aadan iyo Maareeyaha TV-ga Qaranka Md Khadar xasan Cali gaas

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay -

0 Visits: 815 | Friday December 19, 2014 - 12:39:43
Anigu waxaan maqnaa muddo 10 cisho ah waxaan ku maqnaa wadamada aynu jaarka nahay jabuuti iyo ethopia

Read More »