Wararka

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Ujeedada Socdaalka Wefti Itoobiyaan Ah Oo Dalka Soo Gaadhay

0 Visits: 696 | Thursday November 13, 2014 - 12:17:43
Wefti ka socda dalka ethopia ayaa shalay gelinkii dambe dalka soo gaadhay waxan weftigaasi Madaarka cigaal kusoo dhoweeyay Xubno kamid ah Masuuliyiinta xukumadda.

Read More »

Daawo: Cali Khaliif Gallaydh oo ka hadlay Wada hadalada uu la furo Xukumadda Somaliland

0 Visits: 640 | Thursday November 13, 2014 - 09:17:42
Cali khaliif Gallaydh oo lagu Waraystay VOA ayaa sharaxay wada hadalo uu la furo xukumadda somaliland iyo waxyaabaha uu ka rajaynayo

Read More »

Kooxo Yuhuudiyiin Ah Oo Gubay Masaajid Ku Yaala Dhulka Dalka Falastiin Laga Haysto

0 Visits: 676 | Thursday November 13, 2014 - 09:08:11
Kooxo Yuhuud ah ayaa gubay mid kamid ah masaajidada ku yaal dhulka Falastiin ee la heysto.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Ujeedada Socdaalka Wefti Itoobiyaan Ah Oo Dalka Soo Gaadhay.

0 Visits: 609 | Thursday November 13, 2014 - 08:52:54
Wefti ka socda dalka ethopia ayaa shalay gelinkii dambe dalka soo gaadhay waxan weftigaasi Madaarka cigaal kusoo dhoweeyay Xubno kamid ah Masuuliyiinta xukumadda.

Read More »

Maayarka Magaalada Burco Oo Kasoo Kicitimey Dalka Finland, Isagoo Kusii Jeeda Dalka Somaliland

0 Visits: 648 | Thursday November 13, 2014 - 08:48:26
Maayarka Magaalada Burco Md Maxamed Muraad oo ka mid ahaa Shan Maayar iyo laba ganacsade oo kasoo tagay qaar kamid ah degmooyinka ugu waa weyn Somaliland badhtamaha Bishii hore,

Read More »

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Oo Magaalada Laascanod Ka Furay Xafiis Cusub Ay Yeelandoonto Wasaarada Ganacsiga

0 Visits: 617 | Thursday November 13, 2014 - 08:26:29
Dib u habaynta xafiiska Laascaanood ee W/Ganacsigu waxay waxtar uleedahay in ganacsatada gobolka sool si fudud uga helaan magaaladooda liisamada iyo adeega sharci ee ay ubaahan yihiin iyo kor uqaadista dakhliga qaranka.

Read More »

Daawo Muuqaal:Wefti Ballaadhan Oo Ka Socda Dawladda Ethiopia oo si Meeqaam Sare leh loogu So dhoweyey Hargeysa

0 Visits: 558 | Thursday November 13, 2014 - 08:14:50
Daawo Muuqaal:Wefti Ballaadhan Oo Ka Socda Dawladda Ethiopia oo si Meeqaam Sare leh loogu So dhoweyey Hargeysa

Read More »

Saxafiyadda Weyn Ee Deeqa Maxamuud Qoloombi Ayaa Beenisay War Been Abuura Oo ay Qoreen Qaar kamida Warbaahinta

0 Visits: 1752 | Wednesday November 12, 2014 - 23:01:17
Saxafiyadda caanka ah ee Deeqa Maxamuud Qoloombi ayaa beenisay warar uu qoray Qaar Kamida Warbaahinta ,kuwaas oo sheegay inay ka tagtay Telefishanka Somali Channel oo ay hawl wadeen ka ahayd kuna biirtay Talefeeshinka HCTV.

Read More »

Dawladda Britain, Oo Wallaac Xoog Leh Ka Muujisay Xiisadda Siyaasadeed Ee Soomaaliya, Baaq-na U Dirtay Madaxdda Sare Soomaaliya

0 Visits: 626 | Wednesday November 12, 2014 - 22:56:24
Britian ayaa sheegtay in deganaansho la'aanta siyaasadda Soomaaliya ay wiiqi karto horumarka uu dalka ku tallaabsanayay muddooyinkii ugu dambeeyay,

Read More »

Daawo Muqaal:Ururka Boko Xaraam Oo Soo Bandhigay Awoodooda Ciidan.

0 Visits: 547 | Wednesday November 12, 2014 - 22:56:21
ururka Boko Haram ee ka dagaalama dalkasi Nigeria ayaa soo bandhigay hub iyo awood culus oo ay sheegeen inay kaga hortegayaan ciidamada Dawlada

Read More »

Daawo Muqaal: Gaadhi Damdamis ah Oo Ay Soo Ibsadeen Mamulka Wajaale Oo Maanta Soo Gaadhay

0 Visits: 690 | Wednesday November 12, 2014 - 22:51:55
gaadhi dab damis ah ayaa markii ugu horeysay soo gaadhey magaalada xuduudka u taala ee Wajaale,taas oo ah magaalo ganacsiyeed aad ugu baahnayd gaadhigan

Read More »

Daawo Muqaal: Mashruuc Isku Xidhi Doona Somaliland Iyo Turkiga Oo Hargaysa Lagu Daah Furay

0 Visits: 759 | Wednesday November 12, 2014 - 22:48:59
Shirkad Cusub Oo La Magac Baxday Bridge Turkey Health Tourism Ayaa Laga Furay Dalka Somaliland Oo Dadka Buka U Qaadi Doonta Wadanka Turkiga

Read More »

Daawo: Haweenka Ku Dhaqan Magaalada Alcayn Ee Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta Oo Deeq Lacag Ah Oo Ay Ugu Talagaleen Wadada Dawga Cad Ku Wareejay Sheekh Aadan Siiro.

0 Visits: 657 | Wednesday November 12, 2014 - 22:44:45
Haweenka Ku Dhaqan Magaalada Alcayn Ee Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta Oo Deeq Lacag Ah Oo Ay Ugu Talagaleen Wadada Dawga Cad ayay Ugu Tallo Galeen Inay Ku Dhisaan Wadada Cad

Read More »

Daawo:Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dawladda Ethiopia Oo Goordhawayd Soo Gaadhay Hargeysa+Akhri

0 Visits: 821 | Wednesday November 12, 2014 - 22:38:29
Wafti balaadhan oo ka socada dawladda Federaalka Ethiopia ayaa galabta ka soo degay Madarka hargeysa waxana hogaaminaya waftigaafar wasiir Wasiiradda Itoobiyaanka ah ee weftigan hogaaminaya waxay kala yihiin Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru dawlaha Maaliyadda, Wasiirka Gaadiidka iyo wasiiro kale

Read More »

Daawo Afkashacabka TV : Haldoorka Saxafiyiinta Gobolka Togdheer oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey In Xeer Loo Sameeye Saxaafada Somaliland

0 Visits: 870 | Wednesday November 12, 2014 - 22:11:50
Halkan Daawo Afkashacabka TV : Haldoorka Saxafiyiinta Gobolka Togdheer oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey In Xeer Loo Sameeye Saxaafada Somaliland

Read More »

Dhalinyaro Tiro Badan oo Booliska Caasimaddu ka Qabqabteen Xaafadda Xer awr iyo Taliye Fadal oo ka hadlay

0 Visits: 739 | Wednesday November 12, 2014 - 19:37:01
Ciidamada Ammaanka ee Caasimada Hargeysa ayaa habeen hore xaafadda Xero-awr ka qabqabtay in ka badan 70 qof oo Dhalinyaro Rag ah,

Read More »

Sweden: Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Warabe oo Xilal u magacaabay Xubno ka tirsan Xisbiga UCID Laantiisa SWEDEN

0 Visits: 1940 | Wednesday November 12, 2014 - 19:26:31
Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka Somaliland ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, waxa uu magacaabay Guddiga Laanta Sweden ee Xisbiga Ucid,kuwaasi oo uu tilmaamay inay dardar galinayaan hawlaha Xisbiga. Warsaxafadeed uu ku saxeexna warbahinta lo qaybiyey aya u dhigna sidan:

Read More »

Wasiirki Hore Maaliyadda JSL Cawil Cali Ducale oo Marki u horeysay Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiiladda.

0 Visits: 595 | Wednesday November 12, 2014 - 19:19:53
Danjire Xuseen Cali Ducaale(Cawil), oo ahaa Wasiirkii Maaliyadda Xukumaddii Rayaale, ayaa Mucaaradka iyo Muxaafadka Somaliland uga digay hadalada dhaawici kara qaddiyadda Somaliland iyo muranada Aduun weynuhu fikir khaldan ka qaadan karo.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Degmada Burco oo Ka Warbixiyey shaqada ay ay u hayaan degmada burco una baaqay dadweynaha

0 Visits: 707 | Wednesday November 12, 2014 - 18:49:57
Halkan Daawo Afkashacabka Tv Xoghayaha Dwlada Hoose Ee Degmada Burco oo Ka Warbixiyey shaqada ay ay u hayaan degmada burco una baaqay dadweynaha

Read More »

Daawo: Fannaanadii Weynayd ee Sahra Axmed Jaamac oo Ka Warramaysa Taariikhdeedi Faneed iyo Waayihi Nolosheeda

0 Visits: 796 | Wednesday November 12, 2014 - 18:32:19
Weriye Cumar Seerbiya Ayaa Fannaanada Waraysi kula yeeshay Magaalada Hargeysa, Waxayna si mug leh u sharaxaysa Bilowgii Fankeeda iyo sabibihi fanka so geliyey iyo guud ahaanba waayihi Nolosheeda

Read More »