Wararka

Jaamacad Nooceedu Cusub Yahay Oo Lagu Baran Doono Daweynta Xanuunka Dhimirka Oo Hargeysa Laga Furay.(Sawiro)

0 Visits: 1487 | Monday November 10, 2014 - 22:12:50
Munaasibad balaadhan oo lagu daah furaayey jaamacadda aan hore nooceeda looga furin Somaliland ayaa xalay lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa,taas oo ay kasoo qayb galeen,

Read More »

Falastiiniyiinta Xaq Ku Dirirka ah oo Midi ku Dilay Qof Yuhuudi ah .

0 Visits: 712 | Monday November 10, 2014 - 22:08:50
Hal qof oo dumar ah oo yuhuudiyad ah ayaa midi la galiyay daanta galbeed ee falastiiniyiinta kadib markii askari lagu dhaawacay magaalada Tel Aviv ee Israel.

Read More »

Daawo AfkashacabkaTV: Xildhibaan Indho Indho Oo Soo Dhaweeyay Wadahadalada Cali Khaliif Galaydh La Furyo Somaliland Fariina U Diray Xukumada Iyo Labada Gole.

0 Visits: 826 | Monday November 10, 2014 - 22:01:34
Xildhibaan Indho Indho ayaa Ugu Baaqay Xukumada In ay Yarayso Xadhiga , isagoo golahoodana ugu baaqay in hoos u dhaca iyo habaca ka muuqda golaha laga saaro maadaama dadkii qurbaha ay werwerayaan

Read More »

Daawo Afkashacabka:Boorama Dr Dhagayare Oo ku Guulaystay Daawaynata Gabadh yar Oo Hore Lixaadkeedii Xanuun U Naafeeyay

0 Visits: 831 | Monday November 10, 2014 - 21:54:52
Dr Dhagayare Oo ku Guulaystay Daawaynata Gabadh yar Oo Hore Lixaadkeedii Xanuun U Naafeeyay

Read More »

Daawo:Afkashacabka Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil ayaa Uga Digay Xukumada Cabudhinta Lagu Hayo Warbaahinta Madaxbanan

0 Visits: 586 | Monday November 10, 2014 - 21:50:58
Cuqaasha Gobolka saaxil oo xukumada uga digay inay ka fogaato talaabo kasta oo lagu cabudhinaayo Saxaafada Madax Banaan

Read More »

War Murtiyeed Laga Soo Saaray Isu Duwidii Mucaawimooyinka Somaliland.

0 Visits: 774 | Monday November 10, 2014 - 21:46:25
Shirkii isu duwida mucaawimooyinka Somaliland oo muddo laba cisho ah ka socday magaalada Hargeysa ayaa waxa laga soo saaray war murtiyeed lagaga hadlaayo waxyaalihii kasoo baxay,waxaana shirkaasi kasoo qayb galay qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka taageera dhinacyadda kala duwan. Waxaanu u dhignaa…

Read More »

Daawo:Afkashacabka Wasiirka Hawlaha Guud Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Guryaha Qaranka Ee Ay Dawladu Banaynayso H

0 Visits: 469 | Monday November 10, 2014 - 21:41:14
wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay guryaha Qaranka ee ay dawladu banaynayso.

Read More »

Daawo Muuqaal: Dadwaynaha Boorama Oo Soo Dhoweeyay Jawaabtii Madaxwyanhu Ka Bixiyay Tabashada Cuqaasha Gobolka Awdal

0 Visits: 536 | Monday November 10, 2014 - 21:35:51
Dadwaynaha Boorama Oo Soo Sibalaadhan usoo dhawayay D Jawaabtii Madaxwyanhu Ka Bixiyay Tabashada Cuqaasha Gobolka Awdal

Read More »

"Ninka Doorashada Dib U Dhigayaa Waa Guddomiyaha Barlamaanka.." Madaxweyne Ku Xigeenka S/Land

0 Visits: 569 | Monday November 10, 2014 - 19:18:19
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ismaacil (Saylici) ayaa Carabka ku adkeeyay siday ka xukumad ahaan uga go'an tahay In dalka doorasho ka dhacdo Sanadka 2015- Ee fooda inagu Soo haya.

Read More »

Daawo: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Burco ka furay Tababar iyo Aqoon korodhsi Kor loogu qaadayo Aqoonta Diineed ee Culimada Burco, Caynaba iyo Odweyne

0 Visits: 626 | Monday November 10, 2014 - 19:00:00
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheikh Khaliil Cabdilahi Axmed oo Maanta soo gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa ka qaybgalay Dawro diini ah oo lagu horumarinaayo Aqoonta Culimo ka kala timi gobolada Saraar, Daadmadheedh iyo Burco ayaa maanta Laga Furay Masaajid kuyaala…

Read More »

Daawo:Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Maanta Hortegey Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtidda

0 Visits: 525 | Monday November 10, 2014 - 18:47:44
Wasiir Faarax Cilmi Geedoole ayaa Wax laga Waydiiyey Sida loo kala Xadaynayo Beeraha iyo Degaanka, iyo weliba arrimo kale oo wasaaraddiisa u khuseeya waxana uu Wasiirku si waafiya ugu sharaxay Mudanayaasha Waxyaabihi ay waydiiyen

Read More »

Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Baarkino Laga Hir Galiyey Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal Kormeerayna Waaxda Cusub Dabdamiska.

0 Visits: 750 | Monday November 10, 2014 - 16:40:43
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ayaa Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Baarkino Loogu Tallo Galay Inuu Qaado In Ka Badan Laba Boqol Oo Gaadhi Oo Laga Hir Galiyey Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal

Read More »

Daawo: "Horta Media ha in Xukuumaddu Xidho Wanu jecelnahay,waayo waxay ahaayeen ..."Faysal Cali Warabe

0 Visits: 1029 | Monday November 10, 2014 - 16:19:45
Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Warabe oo Dalka Dib ugu soo Laabtay ayaa hadlay Xaaladda Dalka iyo Arrimaha Dorashooyinka iyo weliba Xaalka Saxaafadda Madaxa Bannaan ee Somaliland

Read More »

Daawo: Wasiirka Duulista Hawada JSL oo Ka jawaabay Eedaymo loo Jeediyey, Soona Bandhigay Baabuur Cusub iyo Barkino Cusub oo lagu so kordhiyey Madaarka Cigaal

0 Visits: 718 | Monday November 10, 2014 - 16:00:05
Wasiirka Duulista Hawada JSL Maxamud Xaashi Cabdi ayaa ka warbixiyey Baabuur Cusub iyo Baarkino lagu so kordhiyey Madaarka Cigaal, sido kale wuxu ka jawaabay eedaymo mucaaridku u jeediyeen

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: " Waanu Taageersan Nahay Siyaasada Madaxweyne Siilaanyo Waxaanu Leenahay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Sideeda Haloo Fuliyo" Gudoomiye Ciro Iyo Soo Dhawayntii Maanta Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 679 | Monday November 10, 2014 - 15:17:43
Berbera(Afkashacabka.com) " Waanu Taageersan Nahay Siyaasada Madaxweyne Siilaanyo Waxaanu Leenahay Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Sideeda Haloo Fuliyo" Gudoomiye Ciro Iyo Soo Dhawayntii Maanta Ee Magaalada Berbera

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer oo Shaaciyey Masuliyiin uu Xilal cusub u magacaabay, si Adag na u dhaliilay Xukuumadda +SAWIRO

0 Visits: 1267 | Monday November 10, 2014 - 15:08:54
Guddomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer ayaa Maanta ku dhawaaqay 22 Xil oo loo magacaabay Masuliyiin Gobolka Togdheer iyo Degmada Burco u qaabilsan Xisbiga UCID.

Read More »

Hogaamiyiha Kooxda ISIS Oo La Sheegay Inuu Dhaawacmay Iyo Maraykanka Oo Ka Gaabsaday

0 Visits: 653 | Monday November 10, 2014 - 09:49:05
Wasiirka difaaca ee Ciraaq ayaa sheegaya in Abu Bakr al-Baghdadi oo ah hogaamiyaha kooxda ISIS uu ku dhaawacmay weerar ay qaadeen ciidamada xulafada ah ee uu Mareykanka hogaaminayo.

Read More »

Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha Oo Furay Barnaamij Lagu Samaynayo Cilmo Daadejin Beeralayda Wax Lagu Barayo

0 Visits: 799 | Monday November 10, 2014 - 09:35:40
Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa xarunta cilmi baadhista iyo tababarada beeralayda ee Aburiin ka furay tababar cilmi daadajin loogu samaynayo beerlayda si ay beeralayda kale ee dhigooda u sii baraan cilmiga beeraha.

Read More »

Jaaliyadda reer Ottawa ee cariga Canada Oo soo dhaweyn diiran u sameeyay Drs Adna Aaadan+Sawiro

0 Visits: 1095 | Sunday November 09, 2014 - 22:04:59
Jaaliyadda reer Ottawa ee cariga Canada ayaa soo dhaweyn diiran u sameeyay Jaaliyada reer ottawo oo Edna Aadan Ismaaciil Oo Booqasho ku tagtay Dalka Canada.

Read More »

Juventus Oo Gurigeeda Ku Xasuuqday Kooxda Parma, Xili Ay Nus Darsin Goolal Ah Afka Kaga Jiiday

0 Visits: 985 | Sunday November 09, 2014 - 21:55:33
Juventus ayaa gurigeeda xasuuq xun ugu gaysatay kooxda Parma oo marti u ahayd, xigahaFernando Llorente, Carlos Tevez iyo Alvaro Moratta ayaa min laba gool ka dhaliyay Parma.

Read More »