Wararka

"Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland way tisqaaday, waxaynu leenahay xuduudo sugan, calankii, ciidanki qaranka, lacag inoo gaar ah ..."Wasiir Cukuse

0 Visits: 537 | Monday October 27, 2014 - 08:39:12
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ugu baaqay shacabka inay is diwaan galiyaan si muwaadin nimadoodu u sugnaato Wasiirka oo fariin u diraya shacabka wuxuu yidhi.

Read More »

Garsoorihii Xukunka Ku Riday W/kuxigenki hore Amniga Oo Faahfaahiyey Kiisaska Lagu Helay iyo Qoddobada loo Adeegsaday Xukunkiisa

0 Visits: 835 | Sunday October 26, 2014 - 19:32:11
Garsoorihii Saaka Xukumay Cabdilaahi Abokor oo ahaa Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Xuseen Jaamac Belel, ayaa faahfaahiyey kiiska Maxbuuskaas oo muddo badan ku jiray Gacanta Ciidamada Ammaanka.

Read More »

Daawo: Shirkad u Qaybisay Qoysas Danyar ah Qalab Lagu Yaraynaayo Isticmaalka Dhuxusha

0 Visits: 713 | Sunday October 26, 2014 - 19:23:25
Shirkadda Genel Energy ee Baadhitaanada Shidaal ka Waddayo Gobolka Togdheer iyo Guud ahaanba Dalka ayaa Maanta 25 Qoys u Qaybisay Qalab lagaga maarmayo Dhuxusha la shito

Read More »

Madaxdhaqameeddo Iclaamiyey Shir Duco ah oo lagu Qabanayo Tuulada Gidheys ee Gobolka Saaxil

0 Visits: 1274 | Sunday October 26, 2014 - 19:15:58
Warmurtiyeed loo Qaybiyey Warbaahinta oo ay ku Saxeexnaayeen Suldaanka iyo Cuqaasha Beel ka mid ah Beelaha Gobolka Saaxil laguna shaacinayey Shir lagu qabanayo Gidheys Ayaa lagu yidhi Sidan:

Read More »

Daawo Muqaal:Abwaan Cabdi Good Oo Kabaha la Dulmaray Hees Uu Ku Luqeeyo Fananka Dalmar

0 Visits: 1905 | Sunday October 26, 2014 - 16:28:12
Halkan Ka Daawo heesuu qaado dalma yare oo cabdi good shaqbaadhka mariyey

Read More »

Daawo: Xildhibaanadii Kooramka Buuxinwaayey ee Kulmiye oo Bayaamiyey Sababta ay u soo Xaadiri Waayeen Kalfadhiga Maanta lagu Ansixinayay Komishanka Doorashooyinka

0 Visits: 1070 | Sunday October 26, 2014 - 15:50:01
Xildhiban Maxamed X.yusuf Wabeyo, Xildhiban Cabdilahi Xusen Balaaki, iyo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa iyaguna Dhinacooda Guddomiye Cirro ku eedeeyey in isago khaladkii uu galay aan sixin uu doonayo inu golaha sii hogaamiyo oo shaqadiisi socoto.. Xildhibaanada oo Shir jaraaid ku qabtay Saaka…

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka jaray Dhisme Cusub oo Casriya oo lo dhisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha

0 Visits: 875 | Sunday October 26, 2014 - 15:39:07
Madaxweynaha Somaliland ayaa u kala Lugeeyey Xarunta Laga Hirgeliyey Dhismaha Cusub ee Wasaaradda iyo Qasriga Madaxtooyada iyadoo uu Socod lug ahna kaga soo noqday markii uu xadhiga ka jaray

Read More »

Daawo:Kooramkii Golaha Wakiilada oo Buuxsami Waayey iyo Guddomiye Cirro oo Mar kale Madaxweynekxuigenka ku edeyey Buuxsamiwaaga Kooramka, Golahana Fasaxay

0 Visits: 854 | Sunday October 26, 2014 - 15:16:04
Xildhibaanadii koobnaa ee Xisbiga WADANI ee kooramka fadhiyey ayaa Xildhibaanada Kulmiye ee Kalfadhiga aan caadiga ahayn ka maqnaaday ku eedeyey inay yihiin "Mooshin Quutayaal"

Read More »

Dawlada Maraykanka oo Xayiraad Kusoo Rogtay Cali Khaliif Galaydh iyo Faahfaahin Kusaabsan Sababta Keentay Xayiraadiisa‏

0 Visits: 1407 | Sunday October 26, 2014 - 15:04:46
Kadib Markii Hal Wiig Ka hor Waddanka Itoobiya Laga Masaafuriyay Cali Khaliif Galaydh ayaa Waxa Hada Soo Baxaya Warar Kusaabsan Xayiraad Dhanka Socdaalka ah oo uu Waddanka Maraykanka Ku soo rogay kadib Markii loo diiday in ...

Read More »

Wasiirkuxigenki hore Amniga oo Maanta La Xukumay iyo Garyaqankii u Doodayey oo Sharci Darro ku tilmaamay Xukunka ku dhacay

0 Visits: 720 | Sunday October 26, 2014 - 14:56:15
Waxa isaguna lala xukumay Boodhigaadhkiisi Gaarka ahaa ee Mar lala soo Xidhay Masuulkan, iyadoo ay Shegen inay Raacfaan ka qaadanayaan xukunka ku dhacay

Read More »

Muxuu Carlo Ancelotti Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisa Real Madrid Ka Gaadhay Barcelona?.

0 Visits: 952 | Sunday October 26, 2014 - 12:40:48
Tababarayaasha Real Madrid , Barcelona Maxay Ka Yidhaahdeen Ciyaarti Ku Dhexmartay Garoonka Barnbue??.

Read More »

"Farqiaga u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya waa la-haanshaha nabadda (peace owned) iyo .."Warbixin Caalami ah

0 Visits: 911 | Sunday October 26, 2014 - 12:34:53
Warbixin Muujisay In Somaliland Tusaale UTahay Qaabka Dawladuhu Uga Bixi Karaan Burburka ku Habsada oo dhowaan la soo saaray ayaa....

Read More »

Daawo: "Puntland Ayaa Qas Wadda Bariga Somaliland Waxan Uga Digaynaa Inay ku Kacaan Waxa Colaad Keeni Kara" Wasiir Xaglo-toosiye.

0 Visits: 546 | Sunday October 26, 2014 - 12:30:17
Wasiirka Caafimaadka JSL ayaa si adag uga hadlay Hadalada Madaxda Puntland ay warbaahinta ka shegeen, sido kale ka hadlay Xaalka Cali khaliif iyo khaatumo iyo weliba Xukumad ahaan Somaliland siday u aragto hadalada puntland ee ku aadan bariga

Read More »

Daawo: Telefishana Waddanka YEMEN oo Barnaamij ka Diyaariyey Dhacdo Mucjiso ah oo ku Dhacday Qof Xukun Dil ah lagu Fuliyey

0 Visits: 885 | Sunday October 26, 2014 - 11:16:11
Nin dil toogasho ah oo maxkamadi ku xukuntay, lagu fuliyay, ka dibna markii dhimashadiisa lagu qancay, eheladiisa Mayd ahaan loogu gacan geliyay, ayaa ....

Read More »

Hordhac: Man United v Chelsea – Maxaa Kala Heysta Caawa Louis Van Gaal Iyo Jose Mourinho?

0 Visits: 1443 | Sunday October 26, 2014 - 09:50:41
Kulanka:Man United v Chelsea Garoonka:Old Trafford Waqtiga:7pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Phil Dowd Waxaa jiray qoraalo badan oo laga daabacay isbarbardhiga Louis van Gaal iyo Jose Mourinho, labada tababare ee ugu xiisaha badan uguna kibirka badan ciyaarta.

Read More »

Iran : Haweenay Dil Lagu Xukumay oo Loo Ogolaaday In ay Hoyadeed La Dardaranto+Sawiro

0 Visits: 2012 | Saturday October 25, 2014 - 22:37:20
Dowladda Iran, ayaa maanta xukun daldalaad ah ku fulisay Reyhaneh Jabbari.

Read More »

Banaan Bax Djibouti lagu Raali Galinayo oo Ka Dhacay Magaalada Boladwayn+Sawiro

0 Visits: 996 | Saturday October 25, 2014 - 22:34:33
Dibadbaxan oo ahaa kii ugu ballaadhnaa oo sannadihii ugu danbeeyay ka dhaca magaalada Beledweyne ayaa waxaa ka qeyb-gallay mas'uuliyiin maamulka gobolka Hiiraan, ardeyda wax ka barata dugsiyada magaalada iyo dad weyne ka kooban qeybaha bulshada kuwaa oo muujinayay sidda ay uga xun yihiin shaqaaqadii…

Read More »

Daawo Muqaal:Bugaag Lagu Soo Bandhigay Hargaysa Oo Ka Waramaya Wayaha Nolasha iyo Wasiiro Ka Qaybgalay Munaasibadasi

0 Visits: 761 | Saturday October 25, 2014 - 22:30:11
laba Hablood Oo Reer Somaliland Oo Noqday Gabdhihgii Ugu Horeeyay Ee Bugaag Nolasha Ka Hadlaaya Qora Iyo Wasiiro Ka Qaybgalay Munaasibad Cajiiba Oo Lagu Soo Bandhigay.

Read More »

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Waxba Kama Jiraan ku Sheegay Isku Shaandhayntii Raysal Wasaare Cabdi Wali.

0 Visits: 669 | Saturday October 25, 2014 - 22:25:07
Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka horjeestay Xil ka qaadistii Raysal wasaare Cabdiwali oo uu ku tilmaamay Mid aanay Waxba ka jirin

Read More »

Real Madrid Oo Caawa Ku Caweysay Santiago Bernabeu Kuna Jiidjiiday Barcelona, Xili Ay 3:1 Ku Garaacday Iyo Xogaha kuduugan kulankaas +daawo sawirada

0 Visits: 1277 | Saturday October 25, 2014 - 21:12:02
Real Madrid ayaa gurigeeda Santiago Beranbue ku dubatay kooxda Barcelona oo marti ugu ahayd, Real Madrid ayaana shabiqii sideeda kulan nadiifta ahaa ee Claudio Bravo saddex gool gosha u galisay. Real Madrid ayay goolasha u kala dhaliyeen Cristiano Ronald,Pepe, iyo Karim Benzema.

Read More »