Wararka

Daawo: Wasiir Warancade oo Weriye Kale ku Feedhay Su'aal laga waydiiyey Afduubkii Weriye heersare +Xisbiyada Mucaraadka iyo Ururka SOLJA oo Cambareyey

0 Visits: 868 | Monday September 08, 2014 - 18:05:43
Wasiirka oo saaka warbaahintu wax ka waydiisay arrinkaas wuxu ku jawaabay inaanu ogayn se uu baadhayo

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Cali Warancade oo Furay kulan lagaga arrinsanay Ladagaalanka Tacaddiyada Haweenka iyo Caruurta Markay Xabsiyada ku jiraan

0 Visits: 809 | Monday September 08, 2014 - 17:52:04
Kulankaasi oo wasiirku ka jeediyey Dardaaran badan waxa isna ka hadlay Taliyaha Guud ee Ciidamab Booliska JSL Sarreye Guuto Cabdilahi Fadal iyo Taliyasha 30 Saldhig

Read More »

Gudida Qandarasyadda Qaranka Oo Tartan U Qabatay 12-Shirkadood Oo Ku Tartamaaya Keenista Daamurka Wadadda Ceerigaabo.

0 Visits: 848 | Monday September 08, 2014 - 17:44:58
Gudida qandaraasyada Qaranka ayaa manta iskugu yeedhay shirkado ku loolamaya qaadashada qandaraaska Daamurka kuwaasi oo ay goobta kasoo xaadireen 12 shirkadood.

Read More »

Daawo: Madaxweyne kuxigenka JSL oo Maanta ka dhoofay Dalka una Kicitimay DUBAI

0 Visits: 801 | Monday September 08, 2014 - 17:24:11
iyo Nuxurka Socdaalkiisa oo uu ka hadlay Kuna sheegay inu ka qaybgalayo shir caalamiya oo ......

Read More »

DAAWO Xisbiga Wadani Oo Canbaareeyey Afduubkii Loo Gaystay Wariye Heersare

0 Visits: 817 | Monday September 08, 2014 - 16:28:55
DAAWO Xisbiga Wadani Oo Canbaareeyey Afduubkii Loo Gaystay Wariye Heersare

Read More »

DAAWO Wariye Heersare Oo Layaab Ku Tilmaamay Afduubkii Ay U gaysteen Ilaalada Wasiir Warancadde

0 Visits: 885 | Monday September 08, 2014 - 16:20:12
DAAWO Wariye Heersare Oo Layaab Ku Tilmaamay Afduubkii Ay U gaysteen Ilaalada Wasiir Warancadde

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Marwada 1aad Ee Somaliland Oo Maanta Safar Ku Timid Magaalada Berbera Xadhigana ka Jartay Doon Cusub Oo Loogu Talo Galay Inay Ka Shaqayso Gargaarka Deg Deg ah Ee Dhinaca Caafimaadka

0 Visits: 702 | Monday September 08, 2014 - 15:58:53
Berbera(Afkashacabka.com) Marwada 1aad Ee Somaliland Oo Maanta Safar Ku Timid Magaalada Berbera Xadhigana ka Jartay Doon Cusub Oo Loogu Talo Galay Inay Ka Shaqayso Gargaarka Deg Deg ah Ee Dhinaca Caafimaadka

Read More »

Daraasad laga sameeyey Dumarka Marsada Make up-ka Faraha Badan iyo Aragtida Raggu ka qabaan

0 Visits: 2206 | Monday September 08, 2014 - 11:43:28
In indhaha , ama wajiga ama dibnaha wax la mariyo waa taxanaha qorsheed ee malaayiin dumar ah oo dunida dacaladeeda ku nool

Read More »

Daawo Video:Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Wadanka Ingriiska oo Mucaarid Iyo Muxaafidba Si wada jir ah u sii Sagootiyey Badhasabka Gabilay

0 Visits: 687 | Monday September 08, 2014 - 11:32:35
Daawo Video:Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Wadanka Ingriiska oo Mucaarid Iyo Muxaafidba Si wada jir ah u sii Sagootiyey Badhasabka Gabilay

Read More »

Daawo Muuqaal: Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Kulankii Madaxweynaha iyo Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dalka

0 Visits: 799 | Monday September 08, 2014 - 11:28:04
kulankan oo lagaga hadlayey Habka iyo Hannaanka lo Gelayo Diiwangelinta Madaniga ah, iyadoo lagaga codsaday Maayarada iyo Badhaasabada na inay hawshaas si hufan uga qaybqaataan

Read More »

Maydad Sannadkiiba Mar la soo saaro oo inta Loo Lebiso Dib loo aaso +Daawo Sawirada

0 Visits: 1901 | Monday September 08, 2014 - 11:15:54
Xaafada bizarre ee dalka Indonesia ayaa sanadkiiba mar waxaa laga sameeyaa xus layaab leh oo loo dhigo dadka geeriyooday wakhtiyo hore

Read More »

"Waxa la yidhi Diwaangalinta madaniga ah waxa kaadhka la siinayaa 16 jir iyo wixii ka weyn, taasi diwaangelin Madaniya maaha" Jamal Ali Husein

0 Visits: 848 | Monday September 08, 2014 - 11:06:40
3da Xisbi Qaran ee Dalka Oo Ku Kala Kacay Kulan Akadamiyadda Nabaddu Fududeysay iyo Nuxurka Hadalo kulankas ay ka jeediyeen Masuliyinta Axsaabtu.

Read More »

Mo- Farah Oo Ku Guulaystay Orodka Great North Run +Daawo Sawirada

0 Visits: 1551 | Monday September 08, 2014 - 10:24:55
Orod yahanka Reer Somaliland isla markaana ku orda magaca wadanka Ingiriiska ee Mohamed Farah ayaa wali ku jira guulihii isdaba jooga ahaaee uu u horseedayay wadanka uu u ordaayo ee England.

Read More »

Daawo: TVga Qaranka oo Waraysii Xiiso Badan la yeeshay Sawirqaade Sare Yusuf Dahir oo ka warramaya

0 Visits: 866 | Monday September 08, 2014 - 10:07:19
Ujeedooyinka ugu muhiimsan ee uu dalka u yimi, Sawirada uu qaada iyo waxyaabihi ugu yaabka badna ee u la kulmay ama so mara wayihisa sawirqaadista

Read More »

Daawo: Muarashaxa Madaxweynekuxigenka Xisbiga UCID oo si Ballaadhan loogu so dhoweyey Borama

0 Visits: 883 | Monday September 08, 2014 - 09:54:27
Taagerayasha Xisbiga UCID ee Gobolka AWDAL iyo Waxgaradka kala Duwan ee Gobolkaasi iyo Guud ahaanba Reer Borama ayaa Murashaxa ku so dhoweeyey Magaalada Borama

Read More »

Ciyaaryahan Caan Ku Ah Ciyaarta Cricketka Oo Ka Sheekaynaya Waayihiisa, Guulihi uu gaadhay Iyo Wixii Ugu Adkaa ee soo mara

0 Visits: 1133 | Monday September 08, 2014 - 09:39:49
Ciyaaryahankan oo lugu naaneyso Freddie ayaa sheegay in ay xaaskiisu caawisay ka dib markii ....

Read More »

"fuul gaadhiga haddaannu doonno kaw baannu kaaga siin doonnaaye.."Weriye Koox ehelka wasiir warancade u afduubnaa 6 Saacadood oo ka warramay wixi lagu sameeyey

0 Visits: 1348 | Monday September 08, 2014 - 09:15:57
Koox sheegatay inay ehel yihiin Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa afduubay Weriye Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) oo ka mid ah

Read More »

Xildhibaan Guurtida ka tirsan oo wasiir warancade ku eedeyey inu Degdegay Xisbiyada Mucaradkana u Digey

0 Visits: 809 | Monday September 08, 2014 - 08:55:17
Xildhibaan C/raxmaan Cismaan Xasan (Shaadh), oo ka tirsan mudaneyaasha golaha guurtidda ee Somaliland ayaa naqdiyay wasiirka arrimaha gudaha iyo labadda xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID.

Read More »

Dib-U-Milicsi Taariikhdii Hore Ee Somaliland Iyo Turkiga & Farriinta Dr Maxamed-Rashiid Ee Madaxweynaha Turkiga

0 Visits: 858 | Monday September 08, 2014 - 08:52:13
Waxaan doonayaa in an xusuusta shacabka Somaliland iyo dawladda Turkiga dib ugu soo celiyo taariikhda fog ee u dhaxaysa Somaliland iyo dalka Turkiga Cahdigii Boqortooyadii Cusmaaniyiinta (Ottoman Empire),

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Madaxtooyada JSL oo ka hadlay Muhiimadda Diiwangelinta Muwaadinka Maamulada Gobolada iyo Degmooyinkana ka codsaday inay ku dedaalaan sidi mashruucasi u guulaysan laha

0 Visits: 661 | Monday September 08, 2014 - 08:37:51
iyo Wax ka bedel iyo dib u diyaarin lagu samaynayo Goobaha Diiwangelinta ee hore loo baahiyey

Read More »