Wararka

Daawo: Siraad Nuux Cawaale oo ka mid ah Ganacsatada Burco oo Deeq Xoolo ah Gaadhsiisay Cisbitaalka Guud ee iyo Mandhaye.

0 Visits: 1149 | Wednesday July 23, 2014 - 18:07:10
Siraad nuux cawaale oo ah mulkiilaha Kaalinta shidaalka iyo carwada Bootaan supermarket an fuel station ee dhinaga ku haya madaarka Burco ayaa ugu baaqday ganacsatada kale inay ka faaidaysta fadliga ramadaanta oo ay caawiyaan bukaanka iyo dadka jilicsan

Read More »

Mu'assasatu Al-karam ee Dawcada Iyo Horumarka Bulshada ee Gobolka Togdheer ayaa so Gabagabaysay Dawro aqooned arday lagu barayay shareecada islamka

0 Visits: 877 | Wednesday July 23, 2014 - 17:48:13
Munasibad loo sameeyey Xidhitaankii Dawrada ayay ka soo qaybgaleen Mamulka Gobolka Togdheer,ka dagmada,culamada wawayn ee Gobolka Togdheer ,macaliminta ,ardayda,waalidinta iyo Marti sharaf kale.

Read More »

Alshabaab Oo Sheegatay Dilkii Loo Gastay Fanaanada Saado Cali Warsame+Akhriso

0 Visits: 2045 | Wednesday July 23, 2014 - 17:28:07
Alshabaab Oo Sheegatay Dilkii Loo Gastay Fanaanada Saado Cali Warsame+Akhriso

Read More »

Maydkii fanaanada Saado cali warsame oo cisbitalka madina loo qaaday+DAAWO Sawirada

0 Visits: 2733 | Wednesday July 23, 2014 - 16:53:25
Magalada muqdisho ayaa goor dhawayd waxa dil toogasho loogu gaystay isla markaana lagu dilay fanaanadii ahna xildhibaan somaliya ah saado cali warsame

Read More »

Agaasimaha guud ee wasarada ganacsiga oo go,aan ka soo saaray arin ay ku muran sanaayeen shirkado dhanka shaaha ah

0 Visits: 1170 | Wednesday July 23, 2014 - 16:33:32
Agaasimaha guud ee wasarada ganacsiga oo go,aan ka soo saaray arin ay ku muran sanaayeen shirkado dhanka shaaha ah

Read More »

WAR DEG DEG AH:fanaanadii Saado cali warsame oo goordhaweyd muqdisho lagu Toogtay

0 Visits: 1493 | Wednesday July 23, 2014 - 15:04:12
Waxaa goor dhow Magaalada Muqdisho lagu toogtay Xildhibaanad Saado Cali Warsame, oo ka mid ahayd Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo muddoyinkaan dambe ku sugneyd Magaalada Muqdisho.

Read More »

DAWO:Xisbiga mucaaradka ah ee waddani oo ka digay mudo kordhin lagu sameeyo doorashada madaxtinimada dalka

0 Visits: 832 | Wednesday July 23, 2014 - 14:20:20
DAWO:Xisbiga mucaaradka ah ee waddani oo ka digay mudo kordhin lagu sameeyo doorashada madaxtinimada dalka

Read More »

Duulimaadyadii Tel Aviv Oo La Joojiyey Iyo Sababta Arintaasi Keentay+Akhriso

0 Visits: 780 | Wednesday July 23, 2014 - 14:02:02
Duulimaadyadii Tel Aviv Oo La Joojiyey Iyo Sababta Arintaasi Keentay+Akhriso

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo faahfaahiyey sababo uu sheegay inay keeneen casuumadda loo fidiyey Nicholas Kay

0 Visits: 839 | Wednesday July 23, 2014 - 11:24:43
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa xaqiijiyey in xukuumaddu ku martiqaaday Dalka inuu yimaado Nicholas Kay,

Read More »

"Dawladnimadu shuruudo adag ayey leedahay, mushkilada qudha ee dalka haysataana waa…"Abwaan Hadraawi

0 Visits: 1133 | Wednesday July 23, 2014 - 10:03:34
Abwaan Hadraawi ayaa sheegay in aanay Somaliland ka jirin aqoonta Dawladnimo lagu maamulo + dareenkiisa la xidhiidha sida aanay cidda maamulka haysaa dadka kale uga qaybgelin tallada wadanka

Read More »

Arsene Wenger Oo Su,aalo Xiiso Leh Oo Lawaydiiyay Uga Jawaabay Twitter-ka.

0 Visits: 1436 | Wednesday July 23, 2014 - 08:11:50
Shirkada diyaaradaha ee Fly Emirates ayaa fursad u siisay dadka xiiseeya kubada cagta inay su,aalo waydiiyaan tababraha Arsenal iyagoo u sameeyay hashtaag Twitter-ka ah oo ay ugu magacdareen #AskWenger ama #Waydii Wenger.

Read More »

Messi Oo La Kulmay Taagere Magiciisa iyo Namberkiisa Dhabarka Ku Xardhaday

0 Visits: 1390 | Wednesday July 23, 2014 - 08:07:27
Kabtanka xulka qaranka Argentina Lionel Messi ayuu ka yaabsaday taageere u dhashay wadankiisa Argentina kadib markii uu tusay dhabarkiisa oo uu si qurux badan ugu xardhaday magaca Messi iyo waliba No.10 oo ah nambarka Messi xulkiisa iyo kooxdaba u xidho.

Read More »

Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay kala xadeeyeen Kooxaha heerarka kala duwan ee kubadda cagta Somaliland

0 Visits: 1103 | Wednesday July 23, 2014 - 08:04:04
Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Mr. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa shaaca ka qaaday inay kala xadeeyeen Kooxaha heerarka kala duwan ee kubadda cagta Somaliland, waxaanu tilmaamay inay kal-dambe qaban doonaan tartankii ciyaareed ee ugu weynaa oo ay…

Read More »

Marwada Koowaad Ee Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shir Caalamiya Oo Lagu Qabtay Ingiriiska. Daawo Sawirada.

0 Visits: 757 | Wednesday July 23, 2014 - 08:00:12
Marwada koowaad ee qaranka Somaliland, Marwo Aamina Xaaji Maxamuud Jirde (Aamina Weris), ayaa ka qayb-galay shir caalamiya oo dawladda Ingiriisku ku qabatay Magaalada London, kaasi oo lagaga hadlayey sidii adduunka looga joojin lahaa hablaha yaryar ee guurka lagu qasbo

Read More »

Kullan Ballaadhan Oo Dhex Maray Dhallinyarada Beelaha Subeer Awal Ee (Jiiddali) Iyo Dhallinyarada Beelaha Garxajis Ee (Daallo)

0 Visits: 745 | Wednesday July 23, 2014 - 07:54:36
Kulankaas oo ka dhacay Huteelka KAAH ee Koonfurta magaalada Hargeysa aayaa ahaa mid aan saxaafada loo ogolayn, balse ay dhallinyarada kulanka yeelatay ee Daallo iyo Jiidali

Read More »

DAAWO:Mareeyaha tvga qaranka oo deeq lacag ah gaadhsiiyey cisbitaalka dhimirka ee magalada borama

0 Visits: 836 | Wednesday July 23, 2014 - 01:16:28
DAAWO:Mareeyaha tvga qaranka oo deeq lacag ah gaadhsiiyey cisbitaalka dhimirka ee magalada borama

Read More »

Boqor buur madow oo shegay inuu kulamo dhawr ah la qaatay siyasi cali khalif shegayna inuu la kulmayo dhanka xukumada+Akhriso

0 Visits: 1027 | Tuesday July 22, 2014 - 22:04:30
Boqor buur madow oo shegay inuu kulamo dhawr ah la qaatay siyasi cali khalif shegayna inuu la kulmayo dhanka xukumada+Akhriso

Read More »

Dowlada Wadanka Jabouti Oo Bandaw ku soo rogtay magaalooyinka wadankeeda+iyo sababta arintaasi

0 Visits: 705 | Tuesday July 22, 2014 - 21:48:06
Dowlada wadanka Jabouti oo Bandaw ku soo rogtay magaalooyinka wadankeeda+iyo sababta arintaasi

Read More »

Cidanka Booliska Somaliland Oo Habenadii U Danbeyey Sameyey Hawl Gal Balaadhan Kuna Soo Qab Qabtay 120 Qaswade+iyo Taliye fadal oo ka hadlay

0 Visits: 911 | Tuesday July 22, 2014 - 21:08:33
Cidanka booliska somaliland oo habenadii u danbeyey sameyey hawl gal balaadhan kuna soo qab qabtay 120 Qaswade+iyo taliye fadal oo ka hadlay

Read More »

Daawo Muqaal Naxdin iyo Murugo Badan iyo Qoys Dhammantood Xanuun iyo Saboolnimo isu Dul Jiifa oo u Baahan Gargaar iyo Caawimo Biniaadanimo, Ka Faaidayso Fadliga Ramadanta oo Caawi Qoyskan.

0 Visits: 2724 | Tuesday July 22, 2014 - 19:52:25
Haddii Aad Muuqalkan Daawato Waad Ilmaynaysa, Hadaba Wixii kaalmo ah ee ad Qoyskan ku caawinayso ku so hagaaji Acountka 8300 Dahabshiil Burco, kuna So Qor Amina Haybe Maxamud iyo Telefonka 063-4439315

Read More »