Wararka

Daawo: Badhasabka Gobolka Sanaag oo markii u horeysay Booqday Degmada Ceel Afweyn kulamo na la qaatay Waxgaradka Degmadaas

0 Visits: 860 | Saturday June 14, 2014 - 07:39:05
Badhasabku wuxu kula dardaaramay Dadweynaha Degaanka Ceel Afweyn inay ilaaliyaan Degaanka isla markaasna meel looga so wada jeesta Dadka xaalufka ku haya Dhirta

Read More »

Wasiirada Xukumadda Somaliland iyo Golaha Baarlamaanka kaga jira Gobolada Bariga Somaliland ayaa sheegay inay taageersan yihiin

0 Visits: 992 | Saturday June 14, 2014 - 07:31:27
Qabsashada Ciidanka Somaliland ee Degmada Taleex iyo kala Eryida Kooxda Khaatumo ee halkaasi ku shiraysay.

Read More »

Taliyaha Hawlgelinta Ciidamada Qaranka JSL iyo Madaxtooyada Puntland oo siyaabo kala duwan uga hadlay Ciidamada Qaranka ee Gaadhay Taleex

0 Visits: 969 | Friday June 13, 2014 - 13:57:12
"Kuwa Caasiyiinta Ah Ee Qaankan Ka Gaaloobay Waxaanu Ka Baadhaynaa Meel Kasta Oo Ay Ku Jiraan (Cali Khaliif Galaydh, Cali Ciise Cabdi iyo …." Taliyaha Hawl-galinta Ciidamada Qaranka JSL

Read More »

Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Dhambaal Hambalyo ah u Diray Shirweynaha Beelaha Arab uga socda Balligubadle

0 Visits: 875 | Friday June 13, 2014 - 13:50:58
War-saxaafadeed uu goor dhawayd soo saaray Guddomiyaha Xisbiga Ayaa u dhignaa sidan:-

Read More »

Diyaarad 56 sanno ka hor la Waayay Iyada iyo Rakaabkii saarnaa oo la Helay

0 Visits: 881 | Friday June 13, 2014 - 13:47:39
Burburka diyaarad iyada iyo rakaabkii la socdayba la waayey muddo hadda laga joogo 56 sanno raq iyo ruuxba meel ay dhigeen,

Read More »

Koobka Aduunka Oo Markii Ugu horeysay Taariikhda Laga Daawan Doono Diyaaradaha Dushooda

0 Visits: 1587 | Friday June 13, 2014 - 13:43:18
Rakaabka ku soo beegma xiliyada ay socdaan ama ciyaarayaan qaramadoodu , ayaan dib uga warwari doonin inay dhaafto ciyaarto,

Read More »

Dalka Brazil oo Garaacday Croatia, Guulna kufuratay Koobka Adduunka.

0 Visits: 1403 | Friday June 13, 2014 - 13:35:59
Sao Paulo ayaa daahfurtay tartanka koobka adduunka, kulankaan ayaana noqonaayo midka ugu horeeyo kulamada koobka adduunka Brazil, kooxda martida ayaa kubilaabatay iyadoo xanbaarsan fikrad inay maamusho ciyaarta.

Read More »

Daawo: Maayarka Burco oo ka warbixiyey Xaaladda Golaha Degaanka iyo Degmada Burco

0 Visits: 729 | Friday June 13, 2014 - 13:32:48
Maayarku sidoo kale wuxu ka sheekeyey wixii u qabsoomay muddadii uu xilka hayey maayarnimo hayey

Read More »

Daawo: TVga Qaranka ee Waddanka IRAN oo markii u horeysay Dood ka qabtay kala Go'ii Somaliland iyo Somalia

0 Visits: 1041 | Friday June 13, 2014 - 13:28:45
Doodan Waxa ka qaybqaadanaya Prof Cabdi Ismacil Samatar. Xildhibaan Cabdicasiis oo ka mid ah Barlamanka Somalia iyo Guddomiyaha Jaliyadda Reer Somaliland ee Galbedka London Iid Hassan Muse

Read More »

SHIRKA BEELAHA ARAB UGA SOCDA BALIGUBADLE OO GUDDI HORUMARINEED LAGU DOORTAY IYO GUDOOMIYE CABDIRAMXAAN CIRRO OO HAMBALYO U DIRAY SHIRKA

0 Visits: 1220 | Thursday June 12, 2014 - 18:09:50
Shirweynaha Beesha Arab uga socda Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa maalintii Saddexaad si habsami ah uga socda halkaasi.

Read More »

Daawo: Xisbiga Wadani oo so dhoweyn Ballaadhan u sameeyey Siyaasiin wasiiro ka soo ahaan jirey xukumaddii rayaal iyo Tageryaal baaxad leh oo ay wateen

0 Visits: 1478 | Thursday June 12, 2014 - 18:04:37
Munasibad soo dhoweyn ah oo loo sameyeey Taagerayaashan ayaa lagu qabtay Hotel Ampasaddor ee Magaalada Hargeysa

Read More »

Kooxda UN Monitoring Oo Mar Kale Qoraal Sir Ah Ka Gudbisay Somaliland

0 Visits: 892 | Thursday June 12, 2014 - 17:52:00
Xukuumadda Somaliland iyo kooxda awooda badan ee UN Monitoring group, ayaa warbaahinta caalamiga ah isku weydaarsanayo hadalo eedayn iyo is difaacid ah.

Read More »

Daawo: Dadweynaha Reer OOG oo Madal ilyartu is qabatay kaga dhawaaqay inay Si Buuxda u taageersan yihiin Murashaxnimada Madaxweyne Siilanyo ee 5ta Danbe

0 Visits: 772 | Thursday June 12, 2014 - 17:46:48
Munasibadda oo ay soo Qabanqaabiyen Maamulka Degmada OOG iyo Waxgaradka Degmadaasi ayaa lagu shaaciyey inay si buuxda u tagerayaan uguna celinayaan mar kale madaxweyne siilanyo

Read More »

Daawo: Maxkamadda Gobolka Togdheer oo kiiskii ugu Adkaa ka fulisay Burco iyo Danbiile Qisaas lagu xukumay

0 Visits: 789 | Thursday June 12, 2014 - 17:38:16
Kiiskan oo hadalhayntiisu beryahan ba ka socotay Gobolada Togdheer iyo saraar ayaa si rasmiya loo soo afjaray

Read More »

Guddomiyekuxigenka 1aad ee Xisbiga WADANI oo ka qayliyey Siyaasi Beeshiisa ah oo ku dhawaaqay inu u tartamayo Jagada Madaxweyne kuxigen ee Xisbiga Wadani Doorashada 2015

0 Visits: 682 | Thursday June 12, 2014 - 17:04:20
Wuxu sheegay Guddomiye kuxigeenku inaan la joogin wakhtigii lagu dhawaaqi lahaa murashaxnimada Madaxweynaha iyo kuxigeenka, isago ugu baaqay cid kasta oo han siyaasadeed leh inay wakhtigooda sugaan,kana ilaaliyaan xisbiga Xaalad abuurka iyagoo ka tusaale qaadanaya bu yidhi xisbul xaakimka kulmiye waxa…

Read More »

Daawo : Aas Qaran oo Manta magaalada Hargeysa loogu Sameeyey Marxuum M.M.Kastam oo Xalay Geeriyooday

0 Visits: 908 | Thursday June 12, 2014 - 15:25:54
Aaska Marxuumka Waxa ka qaybgalay Masuliyiin Tiro badan oo ka tirsan xukuumad iyo axsaabta siyaasadda, Bahda Saxaafadda iyo Dadweyne tiro badan oo ka murugaysnaa geerida marxuumka

Read More »

Daawo: Ardayda Soomaalida ah ee Wax ka barta Waddanka Turkiga oo Deeq lacag soo Gaadhsiyey Qoyskii ay ka geriyootay Macalimaddii Kansarka u dhimatay

0 Visits: 843 | Thursday June 12, 2014 - 15:12:18
Ardaydaa ayaa ku soo hagaajiyey lacagtaas Oday Maxmed Muuse oo ka mid ah odayaasha reer Burco, lacagtaas oo dhammayd $830, iyadoo lagu warejiyey qoyskii marxuumada

Read More »

Daawo: Maamulka Xawaaladda Jubba Express oo faahfaahin ka bixiyey Dhacdadii shalay ee ciidanka RRU kula wareegeen Xaruntooda Hargeysa

0 Visits: 871 | Thursday June 12, 2014 - 14:56:18
Masuliyiinta shirkadda Jubba waxay shegeen in Khasnajigii Shirkadda laga shakiyey oo habeen hore gurigiisa lagala baxay isla markaasna uu ku xidhanyahay Xarunta CID da balse wax kale oo xawaladda lagu xidhay ama lagu haystaa anay jirin

Read More »

Dhegayso: Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka warbixiyey Habkii Ciidanku qaranku u galenTaleex iyo Soo dhoweyn ay Degaankas kala kulmeen

0 Visits: 896 | Thursday June 12, 2014 - 14:37:24
Afhayeenka Ciidanka Qaranka Gaashaanle Dhexe Cismaan dheere ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay ciidanka qaranku ku tageen magaalada Taleex

Read More »

Militiriga Thailand Oo Amar Ku Bixiyay In Dadku Ay Si Lacag La'aan Ah Ku Daawadaan Koobka Adduunka.

0 Visits: 1394 | Thursday June 12, 2014 - 11:47:37
Militiriga ayaa sheegay in arintaan ay qeyb ka tahay olalahooda farxada,

Read More »