0 Visits: 1274 |
Saturday February 22, 2014 - 17:09:40
Burco(Afkashacabka.com)Kulamadaas ay la yeesheen ardayda school lada iyo guud ahaanba qaybaha bulshada kala duwan ee gobolka togheer, kadib waxa ay ka soo sareen gudi mid ah isla markaana ka kooban beelaha dega gobolka togdheer.
0 Visits: 1024 |
Saturday February 22, 2014 - 16:33:43
Xallinta khilaafka xisbiga talada Somaliland ee haya ee Kulmiye, ayaa mar kale loo ballamay, ka dib kulan habeen hore Madaxtooyada la isugu keenay garabyada xisbiga ee is khilaafsana si loo xaliyo
0 Visits: 940 |
Saturday February 22, 2014 - 15:51:09
Qaramada Midoobay ayaa si kulul u weerar u edeyay ismiidaamin ahaa oo ay sheegteen kooxda Al-shabaab oo ay sheley ku qadeen Madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo ay ku dhinteen Masuuliyiin dhowr ah oo ka tirsanaa dawladdasomalia.
0 Visits: 1775 |
Saturday February 22, 2014 - 15:32:12
Dhagayso : Afhayeenka Alshabab Ali Dheere oo ka hadlay hawlgalkii ay shalay ka fuliyeen madaxtooyada soomaliya oo uu ku sheegay inay donayeen inay gacanta ku dhigaan madaxwaynaha Somalia Xasan sheekh Maxmud hase hate anuu mardanbe ka baxsan ayuu yidhi Afhayeen Cali Dheere
0 Visits: 1112 |
Saturday February 22, 2014 - 00:36:21
Guddoomiye Cirro wuxu cadeeyay in mucaaridnimadii xisbigiisa aanay waxba ka badali doonin go'aanka uu ku aqbalay go'aanada ay golaha Guurtidu ka soo saareen khilaafkii..
0 Visits: 1144 |
Friday February 21, 2014 - 23:22:44
Nin Somaliya Oo Qardaas Nacnaca Ku Dilay Gabadh Yar Oo 10 Sano Jirtay South Afrikan Iyo Xaalada Dadka Ajahanabiga Ah Ee Ku Nool Dalkas Oo Meel Xun maraysa.