Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Saaka Ku Sii Jeeda Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda

0 Visits: 418 | Wednesday June 21, 2017 - 13:58:33
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay booqasho ku tagaan Kampala ee dalka Uganda.

Read More »

Weerar Ka Dhacay Xarunta Tareenada Oo Ku Taalla Magaalada Brussels.

0 Visits: 420 | Wednesday June 21, 2017 - 13:48:35
London(AFKA);Ciidamada Amniga ayaa toogasho ku dilay nin la sheegay inuu doonayey inuu qarxiyo xarunta ugu weyn ee tareenada laga raaco caasimada dalka Belguim.

Read More »

Dawladda Ruushka Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Diyaarad Uu Maraykanku Ka Soo Riday.

0 Visits: 590 | Wednesday June 21, 2017 - 12:23:47
Dowladda Ruushka ayaa si cadho leh uga jawaabtay diyaarad uu Maraykanmka ku soo riday koonfurta dalka Suuriya meel u dhow goobaha ay Maraykanku ka howgalaan.

Read More »

Daawo; Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Gaydh Oo Fariin Adig U Diray Madaxwynaha Maamulka Buntland

0 Visits: 585 | Tuesday June 20, 2017 - 14:34:19
BURCO(AFKA); Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Gaydh Oo Fariin Adig U Diray Madaxwynaha Maamulka Buntland

Read More »

Florentino Perez Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Mustaqbalka Cristiano Ronaldo & Rabitaanka Xiddiga Ee Inuu Ka Tago Spain

0 Visits: 531 | Tuesday June 20, 2017 - 12:06:36
Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa qorsheynaya inuu wadahadal la yeesho Cristiano Ronaldo si xal loogu helo mustaqbalka ciyaaryahanka.

Read More »

Wasiir Sacad Oo Soo Bandhigay Laba Qodob Oo Xukuumadda Somaliland Ku Taageertay Xulufada Sucuudiga, Kana Hadlay Sababta Uu Uga Hadhay Waftiga Madaxwaynaha.

0 Visits: 611 | Tuesday June 20, 2017 - 11:59:34
Hargeysa(AFKA);Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay su'aalo ay shacabka Somaliland iska waydiinyaan sababta ay dawlada Somaliland u kala taageertay dalalka Khaliijka maddaama oo aanau midkoodna aqoonsanayn madaxbanaanida Somaliland.

Read More »

Daawo;: Xisbiga KULMIYE Oo Agab Ciyared Ku Warejiyay 3 Garoon Oo Boorama Ku Yaala.

0 Visits: 508 | Tuesday June 20, 2017 - 11:31:59
Hargeysa(AFKA): Xisbiga KULMIYE Oo Agab Ciyared Ku Warejiyay 3 Garoon Oo Boorama Ku Yaala

Read More »

Edna Aadan Oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Gashay Dalka Canada + Jaaliyada Toronto Oo Ay La Kulmayso.

0 Visits: 499 | Tuesday June 20, 2017 - 11:26:51
Toronto (AFKA) Edna Aadan Ismaaciil ayaa shir caalamiya kaga qayb gashay dalka Canada.

Read More »

Michel Obama Oo Kashiftay Sirta Labbis-Qaadasho Ee Saygeedii Hore "Hal Suudh Iyo Beer Kabo Ah Oo Kali Ah Ayuu 8 Sanno Ku Labbisnaa"

0 Visits: 729 | Tuesday June 20, 2017 - 11:23:15
Inkasta oo uu ka mid ahaa madaxweynayaasha ugu hub qaadka iyo labbiska wanaagsan, dad badanina jeclaayeen qaab-labbiskiisa, haddana waatan Michel Obama oo ah xaaskii Madaxweynihii hore ee waddanka Maraykanka Barrack Obama oo kashiftay sir xiiso leh oo la xidhidha qaabka labbis-qaadasho

Read More »

Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Kulmiye Oo Booqday Garoonka Tima Cadde Uu Ka Socdo Tartanka Kubada Kolayga+Sawiro

0 Visits: 612 | Tuesday June 20, 2017 - 11:13:30
Hargeysa (AFKA)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday garoonka Tima-cadde ee kubadda Kollayga ama gacanta ee caasimadda Hargeysa caawa cawayskii, kaasi oouu ka tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo agabka…

Read More »

48 Xildhibaan Oo Shaqada Laga Eryey, Kadib Markay Seexdeen Wakhti Madaxweynahoodu Khudbad Jeedinaayey.

0 Visits: 619 | Tuesday June 20, 2017 - 11:10:07
Zambia(AFKA);-Barlamaanka Sambiya (Zambia), ayaa shaqada ka hakiyey 48 xildhibaan oo Golaha Sharci-dejinta ka mid ah Salaasadii toddobaadkan, kadib markay ku dhex gameen khudbad uu madaxweynaha dalkaas jeedinayey.

Read More »

Deg Deg Ah:-Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Hawd Oo Is Casilay.

0 Visits: 550 | Tuesday June 20, 2017 - 10:53:51
Baligubadle:-Gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani u qaabilsanaa gobolka Hawd Mubaarig Cabdi Faarax ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbigaasi.

Read More »

Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Gudaha Dalka Kenya.

0 Visits: 463 | Tuesday June 20, 2017 - 10:50:36
Ugu yaraan afar askari ayaa ku dhaawacantay qarax miino oo maanta lala beegsaday baabuur ay leeyihiin milatariga Kenya.

Read More »

Ruushka iyo Maraykanka oo isku khilaafsan hawada Suuriya

0 Visits: 643 | Tuesday June 20, 2017 - 10:46:35
Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanka uu is difaaci doono ka dib markii Ruushka uu ku dhawaaqay inuu bartilmaameedsan doono diyaarad iyo Drone walba oo soo gasha bartilmaameedkooda.

Read More »

Dawladda Qadar Oo Shuruud Ku Xidhay Inay Wadahadalo La Gasho Dalalka Khaliijka

0 Visits: 474 | Tuesday June 20, 2017 - 10:42:43
Dawladda Qadar ayaa sheegtay in aysan wax waanwaan ah la geleynin wadamada ku soo rogay xayiraada illaa ay dib ugaga laabanayaan xayiraadaha dhinaca dhulka, badda iyo cirka ay ku soo rogeen wadankiisa.

Read More »

Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Mali oo korodhay

0 Visits: 545 | Tuesday June 20, 2017 - 10:36:31
Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay ka dib markii la weeraray hotel loo dalxiis tago oo ku yaala duleedka magaalada Bamako.Waxaa sido kale weerarkaasi laga soo badbaadiyay 32 qof oo la afduubtay iyagoo halkaasi joogay.

Read More »

Sacuudiga oo gacanta ku dhigay Askar Iiraaniyiin ah.

0 Visits: 568 | Tuesday June 20, 2017 - 10:35:15
Wasaarada Warfaafinta Sacuudiga ayaa sheegtay in la xiray sadax askari oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan.Askartan la xiray ayaa lagu qabtay iyagoo u soo dhowaaday biyaha dalka Sacuudiga gaar ahaan ceelka saliida ee Marjan.

Read More »

Daawo; Hooyo Ku Nool Magaalada Burco Oo Codsi Udiratay Madaxweyne Farmaajo+Muxuu Daaran Yahay

0 Visits: 562 | Monday June 19, 2017 - 21:39:28
Burco[AFKA]Hooyo Ku Nool Magaalada Burco Oo Codsi Udiratay Madaxweyne Farmaajo+Muxuu Daaran Yahay

Read More »

Daawo;Ciidamada Qaranka Ee Gobolka Sool Oo Banneeyey Dhul Si Sharci Darro Ah loo Seertay

0 Visits: 545 | Monday June 19, 2017 - 21:03:56
Laascanod[AFKA]Ciidamada Qaranka Ee Gobolka Sool Oo Banneeyey Dhul Si Sharci Darro Ah loo Seertay

Read More »

Daawo;Jamciyatul Axbaab Oo Tartanka Quraanka Kariimka Uso Gabagabysay Ardayda Quraanka Ka Barata Malcamadaha Ku Yaala Xafada Shacabka Magalada Burco.

0 Visits: 659 | Monday June 19, 2017 - 17:49:43
Burco(AFKA);Jamciyatul Axbaab Oo Tartanka Quraanka Kariimka Uso Gabagabysay Ardayda Quraanka Ka Barata Malcamadaha Ku Yaala Xafada Shacabka Magalada Burco.

Read More »