Wararka

Deg Deg;Degmada Kala Baydh Oo Ka Tirsan Gobalka Sool Dad Ugu Geeryodan Xanuunka Shuban Biyoodka.

0 Visits: 524 | Saturday June 17, 2017 - 19:28:51
Kala Baydh(AFKA);Degmada Kala Baydh Oo Ka Tirsan Gobalka Sool Dad Ugu Geeryodan Xanuunka Shuban Biyoodka

Read More »

Daawo;:-"Xaga Khaatumo Iyo Somaliland Dad Aan Raali Ku Ahayn Ayaa Jira Heshiiska.....Maxamed Kaahin

0 Visits: 542 | Saturday June 17, 2017 - 19:25:28
Hargeysa(AFKA):-"Xaga Khaatumo Iyo Somaliland Dad Aan Raali Ku Ahayn Ayaa Jira Heshiiska.....Maxamed Kaahin

Read More »

War Deg Deg Wada Hadalkii Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Wajigiisii Afaraad Hargeysa Ku Soo Gabagaboobay Iyo Heshiis Hor Dhac Ah Oo Goobta Lagu Saxeexay

0 Visits: 415 | Saturday June 17, 2017 - 19:10:21
Hargeysa(AFKA);Waxaa hadda Soo gababagaboobay Heshiis Hor Dhac Ah Oo u Dhaxeeya Jamhuuriyada Somaliland Iyo Khaatumo oo wajigii Afaraad ee wada hadaladii dawlada Somaliland iyo Khaatumo uu ka furmay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Read More »

DAAWO Fayal Cali Waraabe Oo KHaatumo Ugu Bushaareeyey In Ay Somaliland Magaca Ka Badali Doonaan

0 Visits: 413 | Saturday June 17, 2017 - 16:37:26
Fayal Cali Waraabe Oo KHaatumo Ugu Bushaareeyey In Ay Somaliland Magaca Ka Badali Doonaan

Read More »

Daawo: Xisbiga UCID oo Fashiliyay Kulan Qarsoodiya oo Xisbiga Waddani Iyo Dowlada Somalia Ku Wada Leeyahin TURKIGA

0 Visits: 480 | Saturday June 17, 2017 - 15:18:40
Xisbiga UCID oo Fashiliyay Kulan Qarsoodiya oo Xisbiga Waddani Iyo Dowlada Somalia Ku Wada Leeyahin TURKIGA

Read More »

Deg Deg Daawo;Mudaharaada Laga Soo Hor Jeedo Badhasaabka Gobolka Saraar Oo Saaka Ka Bilaamay Magaalada Caynaba

0 Visits: 594 | Saturday June 17, 2017 - 14:14:43
Deg Deg ;Mudaharaada Laga Soo Hor Jeedo Badhasaabka Gobolka Saraar Oo Saaka Ka Bilaamay Magaalada Caynaba

Read More »

Daawo:Full Barnaamij Gaara Oo Ku Saabsan Waraysi Laga Qaaday Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Iyo Arimo Mihiima Oo Ku Ladhan Waraysigiisa

0 Saturday June 17, 2017 - 13:41:12
Hargeysa(AFKA):Full Barnaamij Gaara Oo Ku Saabsan Waraysi Laga Qaaday Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Iyo Arimo Mihiima Oo Ku Ladhan Waraysigiisa

Read More »

Koobkii Bisha Ramdaan Oo Si habsami Leh Uga Socda Degmada Oog Ee Gobolka Saraar+Sawiro

0 Visits: 1412 | Saturday June 17, 2017 - 13:35:42
Koobkii Bisha Ramdaan Oo Si habsami Leh Uga Socda Degmada Oog Ee Gobolka Saraar+Sawiro

Read More »

Daawo:Madaxweyne Siilaanyo iyo wafti Oo Hogaaminayo Oo Gaadhay Waddanka Imaaraadka Carabta Iyo Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Loo Sameeyay.

0 Saturday June 17, 2017 - 13:27:37
Dubai(AFKA):Madaxweyne Siilaanyo iyo wafti Oo Hogaaminayo Oo Gaadhay Waddanka Imaaraadka Carabta Iyo Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Loo Sameeyay.

Read More »

Dibad-baxayaal Ku Baaqay Inay Is Casisho Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May

0 Visits: 546 | Saturday June 17, 2017 - 11:32:12
London(AFKA);Boqolaa qof oo dibad baxaya oo ka cadhaysan jawaabta dawladdu ka bixisay gurigii gubtay ee ku yaalay London, waxaanay socod ku tageen xafiiska ra'isal wasaare, Theresa May, iyagoo dalbanaya in ay is casisho.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Iskuul Ku Yaalla Dalka Shiinaha Oo 8 Qof Galaaftay.

0 Saturday June 17, 2017 - 11:27:36
Hargeysa(AFKA);-Qarax ka dhacay albaabka iskuul ay dhigtaan carruurta sii da' yar oo Shiinaha ku yaala ayaa galaaftay siddeed qof.

Read More »

Daawo:gudoomiyaha xisbiga kulmiye Gobolka Togdheer Oo Soo Xidhay Tartan ciyaareed hore loogu Furey Lix Degmo Ka Tirsan Gobolka

0 Visits: 743 | Friday June 16, 2017 - 23:13:41
Burco [AFKA]gudoomiyaha xisbiga kulmiye Gobolka Togdheer Oo Soo Xidhay Tartan ciyaareed hore loogu Furey Lix Degmo Ka Tirsan Gobolka

Read More »

Daawo:Suldaan Mustafe Maxamed Aadan Oo Ka Qayb Galay Tartan Ciyaared Lagu Soo Gabagabeyey Degmada Bali Dhiig Ee Gobolka Togdheer

0 Friday June 16, 2017 - 19:29:10
Burco(AFKA):Suldaan Mustafe Maxamed Aadan Oo Ka Qayb Galay Tartan Ciyaared Lagu Soo Gabagabeyey Degmada Bali Dhiig Ee Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:-Guddoomiyaha Xafiiska Diiwaanka Zakada Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Kaga Hadlay Fadliga Tobanka Dambe Ee Bisha Ramadaan

0 Friday June 16, 2017 - 17:53:17
Hargeysa(AFKA):-Guddoomiyaha Xafiiska Diiwaanka Zakada Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Kaga Hadlay Fadliga Tobanka Dambe Ee Bisha Ramadaan

Read More »

Ciidamada Amaanka Oo Xidhay Wiilkii Tartanka Quraanka Kaga Qayb Galay UAE Ee La Soo Mastaafuriyey Iyo Safiir Baashe Oo Ka Hadlay

0 Friday June 16, 2017 - 17:37:43
Hargeysa(AFKA):-Ciidamada amaanka somaliland ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ku qabtay Ismaaciil Cumar Madar oo ahaa wiil soomaaliya u matalayey tartanka quraanka kariimka ah ee sanad kasta lagu qabto Dubai.

Read More »

Daawo;l:-"Hadii Xisbiga Kulmiye Ku Guulaysto Mudo Xileedka Labaad Wuxuu Xaqiijin Doonaa......"Wasiir Maxamuud Xaashi

0 Friday June 16, 2017 - 17:19:03
Hargeysa(AFKA):-"Hadii Xisbiga Kulmiye Ku Guulaysto Mudo Xileedka Labaad Wuxuu Xaqiijin Doonaa......"Wasiir Maxamuud Xaashi

Read More »

Daawo: Wariye Cabdimaalik Muse Coldoon Iyo Kooxdiisa Kaalme Kuwan oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Ceerigaabo

0 Friday June 16, 2017 - 17:14:26
Ceerigabo(AFKA): Wariye Cabdimaalik Muse Coldoon Iyo Kooxdiisa Kaalme Kuwan oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Ceerigaabo

Read More »

Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Kulmiye Oo Casuumad Dhiiri Gelin Ah U Sameeyey La Taliyaha Madaxweynaha Ee Ciyaaraha+Sawiro

0 Friday June 16, 2017 - 17:02:53
Hargeysa(AFKA);Garabka Dhallinyarada heer Qaran ee xisbiga KULMIYE, ayaa casuumad dhiirrigelin ah u sameeyey La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha ciyaaraha ee dhawaan la magacaabay Md. Maxamed Cumar Cabdi (Xato).

Read More »

Daawo;Xaaladihii Ugu Danbeeyey Ee Shuban Biyoodka Burco

0 Visits: 584 | Friday June 16, 2017 - 16:55:32
Burco [AFKA] Xaaladihii Ugu Danbeeyey Ee Shuban Biyoodka ka jiray Magaalada Burco

Read More »

Qatar Oo La Baxday Ciidamo Dhex Dhexaadin Ka Waday Xadka Jabuuti Iyo Ereteriya Iyo Wasiirka Khaariga Jabuuti Oo Ka Hadlay

0 Friday June 16, 2017 - 14:17:29
Djabuuti(AFKA):-Ciidamadii nabad ilaalinta u joogay xuduuda wadadmada Erateriya iyo Jabuuti ee ka soo jeeday dalka Qatar ayaa guud ahaanba iskaga baxay xuduuda labadaas wadan.

Read More »