Wararka

Guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Loo Magacaabay Safiir Somaliland Ee Dalkaasi.

0 Visits: 669 | Friday April 14, 2017 - 16:39:19
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Qalinka Ku Duugay Magacaabista Xilka Safiirka Somaliland u Fadhiya Dal-weynaha Jarmalka oo Bulshada Somaliland ee Dalkaasi dagani Baahi badan U Qabeen.

Read More »

Daawo;Warbixin Si La Yaab Leh Uga Hadlaysa Waxqabadkii C/maalik Muuse Coldon U Qabtay Bulshada Danyarta Ee Ku Nool Somaliland.

0 Visits: 779 | Friday April 14, 2017 - 16:21:28
Burco(AFKA);Warbixin Si La Yaab Leh Uga Hadlaysa Waxqabadkii C/maalik Muuse Coldon U Qabtay Bulshada Danyarta Ee Ku Nool Somaliland

Read More »

Dawlada Pakistan Oo Ka Hadashay Bamkii Ugu Weynaa Oo Maraykanku Ku Soo Riday.

0 Visits: 573 | Friday April 14, 2017 - 13:17:15
Milateriga Maraykanka ayaa markii ugu horaysay adeegsaday bamkii ugu weynaa ee aan nukliyeer ahayn, kaasoo ay la beegsadeen ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ee ka dagaallama bariga Afghanistan.

Read More »

Daawo:Degaanka Ceelbuux ee Bariga Gobolka Sanaag oo Biyo La'aani Soo Food Saartay Iyo Ceelka Degaankaasi oo Dayactir uu Baahan.

0 Visits: 602 | Friday April 14, 2017 - 13:11:53
Degaanka Ceelbuux ee Bariga Gobolka Sanaag oo Biyo La'aani Soo Food Saartay Iyo Ceelka Degaankaasi oo Dayactir uu Baahan.

Read More »

Daawo:Warbixin Qiiro Badan Oo Ku Saabsan Qoys Saddax Qof Oo U Geeriyooday Harad Iyo Gaajo

0 Visits: 587 | Friday April 14, 2017 - 00:49:23
Daawo:Warbixin Qiiro Badan Oo Ku Saabsan Qoys Saddax Qof Oo U Geeriyooday Harad Iyo Gaajo

Read More »

Dhagayso;Warka Cawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinaya weriye Ayaanle Hassan Bii'em

0 Visits: 1142 | Friday April 14, 2017 - 00:00:15
Dhagayso Warka Cawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinaya weriye Ayaanle Hassan Bii'em

Read More »

"Dastuurka Dalku Ma Ogala Inay Ganacsi Galaan Madaxweynaha Iyo Qosykiisu Inta Uu Xilka Hayo, Qodobka 85 Ayaana Qoraya" Xuseen Axmed Caydiid

0 Thursday April 13, 2017 - 19:34:51
"Dastuurka Dalku Ma Ogala Inay Ganacsi Galaan Madaxweynaha Iyo Qosykiisu Inta Uu Xilka Hayo, Qodobka 85 Ayaana Qoraya" Xuseen Axmed Caydiid

Read More »

Daawo;: Maxakamadda Ciidamada Ee Somaaliya Ayaa Xukuno Ku Riday Eedaysanayaal

0 Thursday April 13, 2017 - 18:57:44
Muqdisho(Afka); Maxakamadda Ciidamada Ee Somaaliya Ayaa Xukuno Ku Riday Eedaysanayaal

Read More »

Daawo;Wasiirka Shaqada Ayaa gaadhay Magaalada BORAMA iyo u jeedada safarkiisa

0 Thursday April 13, 2017 - 18:42:11
BORAMA(Afka);Wasiirka Shaqada Ayaa gaadhay Magaalada BORAMA iyo u jeedada safarkiisa

Read More »

Daawo: Badhasabka Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay oo Banaanka Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Degaanka oo Xukummada Ku Cambaareynayay Gurmadka Abaaraha Iyo Haayadaha.

0 Thursday April 13, 2017 - 18:26:57
ceerigaabo(afk) ;Badhasabka Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay oo Banaanka Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Degaanka oo Xukummada Ku Cambaareynayay Gurmadka Abaaraha Iyo Haayadaha.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Gambadha Iyo Deegaanada Koon,furta Gobolka SOOL

0 Thursday April 13, 2017 - 18:13:52
Gambadha(AFKA)wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Gambadha Iyo Deegaanada Koon,furta Gobolka SOOL

Read More »

Daawo;Hay'adaha Samafalka ee Dery Foundation oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay Gobolka Sanaag

0 Visits: 618 | Thursday April 13, 2017 - 17:38:14
Ceerigabo(AFKA);Hay'adaha Samafalka ee Dery Foundation oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay Gobolka Sanaag

Read More »

Daawo;Degmada Garadag Oo 3 Qof Ugu Dhinteen Xanuunada Jadeecada iyo Shuban Biyoodka Oo Abaartu Sababtay iyo Dad Badan Oo La jiifa Xanuunadaas.

0 Visits: 601 | Thursday April 13, 2017 - 17:34:31
Garadag(AFKA);Degmada Garadag Oo 3 Qof Ugu Dhinteen Xanuunada Jadeecada iyo Shuban Biyoodka Oo Abaartu Sababtay iyo Dad Badan Oo La jiifa Xanuunadaas.

Read More »

Daawo;Ururka Asal Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Bandhigay Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Loo Daryeeli Lahaa Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka.

0 Visits: 552 | Thursday April 13, 2017 - 17:18:43
Hargeysa(AFKA);Ururka Asal Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Bandhigay Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Loo Daryeeli Lahaa Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka.

Read More »

Daawo;Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Gudoomiyayaasha Degmada Balli-Dhiig Iyo Nuxurka Weedhaha Laga Jeediyay.

0 Visits: 536 | Thursday April 13, 2017 - 17:04:19
Balidhig(AFKA):Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Gudoomiyayaasha Degmada Balli-Dhiig Iyo Nuxurka Weedhaha Laga Jeediyay

Read More »

Kaalmihii Shidaalka Oo Cirka Ku Shareeray iibka Sixirka Shidaalka

0 Visits: 688 | Thursday April 13, 2017 - 16:56:44
Mudaharaadyo ayaa waxaa ay saaka ka dhaceen qeybo kamid ah suuqyada waa weyn ee magaalada Hargeysa iyada oo ganacsatadu ay ka cabaneyso sicir bararka oo gaadhey halkii ugu sareysay .

Read More »

Daawo:Sheekh Umal Oo Si Adag Uga Hadley Urur Diimeed Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Dhulka Soomalida Iyo Mabaadiida Ay Aamisan Yahiin.

0 Visits: 523 | Thursday April 13, 2017 - 16:53:47
Nayrobi(AFKA):Sheekh Umal Oo Si Adag Uga Hadley Urur Diimeed Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Dhulka Soomalida Iyo Mabaadiida Ay Aamisan Yahiin.

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada Somaliya Oo Lagaga Hadlay Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha Iyo Dardargelinta Howlaha Dowladda

0 Visits: 546 | Thursday April 13, 2017 - 16:50:29
Muqdisho(AFKA);Wasiirada amniga ayaa warbixinno laga dhageystay ka dibna ay soo bandhigeen Qorshaha Amniga Qaranka oo dhowaan ka bilaaban doona Muqdisho

Read More »

Deg Deg;Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Sheegay Inaanu Xafiiska Soo Geli Karin Xoghayaha Cusub Ee La Soo Magacaabay Weli Kahyre Iyo Sababta Kentay.

0 Visits: 591 | Thursday April 13, 2017 - 16:40:29
Burco(AFKA);Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Sheegay Inaanu Xafiiska Soo Geli Karin Xoghayaha Cusub Ee La Soo Magacaabay Weli Kahyre Iyada Oo Maalintii Shalay Xilkii Laga Qaaday Xoghayihii Hore Ee Gobolka Togdheer C/risaaq Kayse Isla Markaasina Dib Loo Soo Celiyey

Read More »

Daawo;Ganacsatada Oo Xidhay Goobaha Ganacsiga, Iyo Badhasaabka Gobolka Oo Ka Hadlay Arimaha Sicir Bararka.

0 Visits: 539 | Thursday April 13, 2017 - 16:37:55
Hargeysa(AFKA);Ganacsatada Oo Xidhay Goobaha Ganacsiga, Iyo Badhasaabka Gobolka Oo Ka Hadlay Arimaha Sicir Bararka

Read More »