Wararka

Daawo:Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Oo Ayaa Tababar U Furtay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolada Somaliland

0 Visits: 494 | Thursday March 30, 2017 - 14:25:32
BerBera(AFKA):Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Oo Ayaa Tababar U Furtay Shaqaalaha Wasaarada Ee Gobolada Somaliland

Read More »

Daawo;Shekh Maxamed Cumar Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Nimankii Dharka Xayaysiinayey Ee Kuso Badhigay Casimada Hargeysa Isago Iftiimiyay Xeerka Ay Sharacadu Ka Qabto.

0 Visits: 791 | Thursday March 30, 2017 - 12:45:55
Hargeysa(AFKA);Shekh Maxamed Cumar Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Nimankii Dharka Xayaysiinayey Ee Kuso Badhigay Casimada Hargeysa Isago Iftiimiyay Xeerka Ay Sharacadu Ka Qabto.

Read More »

Shan iyo toban qof oo ku dhintay qarax Baqdaad ka dhacay.

0 Visits: 608 | Thursday March 30, 2017 - 12:31:20
Saraakiil ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof ay ku dhinteen baabuur walxaha qarxa lagu soo rakibay oo lagu qarxiyey bar koontarool oo ay leeyihiin booliiska Ciraaq oo ku taal magaalada Baqdaad.

Read More »

Marwo Rooda Axmed Yaasiin Oo Eedo U Jeedisay Guddoomiyaha Xisbiga UCID.

0 Visits: 742 | Thursday March 30, 2017 - 12:08:26
Haddii sharci yimaaddo qofka koowaad ee uu qabanayaa waa Faysal Cali-waraabe, sabab uu murrashax ku noqdaana ma jirto

Read More »

"Israa'iil Xidhiidh Waanu La Yeelan Karnaa Haddii Ay Ka Baxdo Dhulkii Ay Qabsatay 1967" Hoggaamiyeyaasha Jaamacadda Carabta

0 Visits: 532 | Thursday March 30, 2017 - 11:25:56
Hogaamiyeyaasha Carabeed ayaa bayaankoodii ay ka soo saareen shirkii madaxda Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay dalka Urdun

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Oo Casho Sharaf Mahadcelin Ah U Sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka

0 Visits: 538 | Thursday March 30, 2017 - 11:01:59
Muqdisho, (Afka) Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,

Read More »

"Waxaan ugu baaqayaa walaalaha ku dagaallamaya Ciraaq, Suuriya, Liibiya iyo Yemen in ay colaadda joojiyaan."Farmaajo

0 Visits: 560 | Thursday March 30, 2017 - 10:52:37
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa

Read More »

Daawo;Barnaamij Xiiso Leh Soo Dhaweynta Madaxweyne Siilaanyo Loogu Sameeyay Hargeysa Ka Dib Markuu Soo Daahfuray Sahaminta Shiidaalka Gobolada Bari Ee Somaliland.

0 Visits: 485 | Thursday March 30, 2017 - 08:52:22
Hargeysa(AFKA);Barnaamij Xiiso Leh Soo Dhaweynta Madaxweyne Siilaanyo Loogu Sameeyay Hargeysa Ka Dib Markuu Soo Daahfuray Sahaminta Shiidaalka Gobolada Bari Ee Somaliland.

Read More »

Garoomo Logu Magac Daray Dad bulshada Ka Dhex Caana.

0 Visits: 932 | Thursday March 30, 2017 - 08:41:44
Weeraryahanka Boortaqiiska u dhashay ayaa ah qofkii ugu dambeeyey ee garoon loogu magac daro. Garoonka Madeira ayaa magacii laga baddalay oo loo bixiyey magaca Ronaldo, ayadoo cayaartoygaas lagu maamuusayo.

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo loo diiday inuu ka qayb galo aaska Ahmed Kathrada.

0 Visits: 569 | Thursday March 30, 2017 - 08:24:16
Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaan ka qayb galin aaska halgamaagii ka soo horjeeday midab kala sooca Ahmed Kathrada, sidaana waxa codsaday qoyska uu ka baxay halgamaagaa geeriyooday.

Read More »

Daawo;Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Riig Biyood Laga Hirgeliyay Degmada Salaxley Iyo Nuxurka Khudbad Wasiir Maxamuud Xaashi Ka Jeediyay.

0 Visits: 495 | Wednesday March 29, 2017 - 21:21:02
Hargeysa(AFKA):Xukuumada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Riig Biyood Laga Hirgeliyay Degmada Salaxley Iyo Nuxurka Khudbad Wasiir Maxamuud Xaashi Ka Jeediyay

Read More »

Daawo;Maareeyihi Hore Ee Wakaalada Biyaha Burco Oo Beeniyey Wararka Sheegaya In U Qabtay Magaalada Muqdisho Iyo Warbaahinta Qaar Oo Uu Weeraray.

0 Visits: 532 | Wednesday March 29, 2017 - 21:19:25
Burco(AFKA);Maareeyihi Hore Ee Wakaalada Biyaha Burco Oo Beeniyey Wararka Sheegaya In U Qabtay Magaalada Muqdisho Iyo Warbaahinta Qaar Oo Uu Weeraray.

Read More »

Daawo;Heshiiska Saldhiga Millatari Waa Mid Aafo Ah Oo Ku Soo Fooleh Jamhuuriyadda Somaliland…Xog-hayaha Duulista Waddani.

0 Visits: 589 | Wednesday March 29, 2017 - 21:15:36
Hargeysa(AFKA);Heshiiska Saldhiga Millatari Waa Mid Aafo Ah Oo Ku Soo Fooleh Jamhuuriyadda Somaliland…Xog-hayaha Duulista Waddani.

Read More »

Daawo;Guddoomiyaha Degmada Gumburaha Banka Oo Bogaadiyay Mashriicda Laga Hirgaliyay Degmadda Dhigeeda Ah Ee Sallaxley.

0 Visits: 493 | Wednesday March 29, 2017 - 21:10:17
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha Degmada Gumburaha Banka Oo Bogaadiyay Mashriicda Laga Hirgaliyay Degmadda Dhigeeda Ah Ee Sallaxley.

Read More »

Daawo:"Nin Diiday iyo Nin Na Rasaaseeyay Labuduba Maanta Wey Cabayaan"Wasiir Cukuse Oo Hadalo Duurxula Ku Yidhi Reer Salaxley.

0 Visits: 497 | Wednesday March 29, 2017 - 20:58:26
Hargeysa(AFKA);"Nin Diiday iyo Nin Na Rasaaseeyay Labuduba Maanta Wey Cabayaan"Wasiir Cukuse Oo Hadalo Duurxula Ku Yidhi Reer Salaxley.

Read More »

Duulimaadyadii U Dhaxeeyey Muqdisho Iyo Nairobi Oo Dib Loo Furay Iyo Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Ka Hadlay.

0 Visits: 600 | Wednesday March 29, 2017 - 20:53:17
Muqdisho(AFKA);Raysal wasaaraha dawlada federaalka ah ee somaliya Xasan Cali Khayre ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si rasmiya uga daah furay duulimaadyada iskaga gudbaya Muqdisho Iyo Nairobi.

Read More »

Daawo;Wafti Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Ceel Biyoodka Xukuumadu Ka Hirgalisay Banka Qool Caday.

0 Visits: 487 | Wednesday March 29, 2017 - 20:29:13
Hargeysa(AFKA);Wafti Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Ceel Biyoodka Xukuumadu Ka Hirgalisay Banka Qool Caday.

Read More »

Wasaaradii Biyaha oo Fadhiisatay iyadoo Abaar ba'ani Jirto iyo Agaasimihii Guud oo Wasaaraddiisii baafinnayso.

0 Visits: 505 | Wednesday March 29, 2017 - 19:34:44
Hargeysa(AFKA);Xilligan dalka ka jirto abaarta ba'ani oo dad iyo xoolaba ay oon iyo gaajo kaw kaga siisay ayaan wax dareen ah laga hayn meel aan jaan iyo cidhib ku danbeysay wasaaradii khayraadka biyahu. Wasaarada Biyaha oo loo magacaabay wasiir cusub oo jecel inuu dadkiisa wax u qabto markastana…

Read More »

Daawo;:Qiimaha Lagu Iibiyo Hilibka Kaluunka Oo Kor U Kacay,Iyo Maraakiib Si Sharci Daro Ah Uga Kaluumaysanaaya Xeebaha Somaliland.

0 Visits: 932 | Wednesday March 29, 2017 - 15:41:48
Hargeysa(AFKA):Qiimaha Lagu Iibiyo Hilibka Kaluunka Oo Kor U Kacay,Iyo Maraakiib Si Sharci Daro Ah Uga Kaluumaysanaaya Xeebaha Somaliland

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga SLNTV iyo Qoraa Faarax Aw Maxamud

0 Visits: 3484 | Wednesday March 29, 2017 - 15:16:08
Barnaamijkan Waxa Soo Saray Mustafe Teacher ah Barnaamij Soo saare ka tirsan Tvga Qaranka

Read More »