Wararka

Lix Gobol Oo Ka Soo Horjeestay Amarka Trump.

0 Visits: 520 | Friday March 10, 2017 - 22:02:24
Xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Washington, Bob Ferguson ayaa sheegay in amarka cusub ee madaxweyne Trumo uu yahay mid kooban marka loo fiiriyo

Read More »

Daawo:Madaxwaynaha Maamulka Putland Oo Ku Hinaasay Maal Gelinta Dekeda Berbera Iyo Safar U Ugu Baxay Imaaradka.

0 Visits: 343 | Friday March 10, 2017 - 21:55:58
Garowe(AFKA):Madaxwaynaha Maamulka Putland Oo Ku Hinaasay Maal Gelinta Dekeda Berbera Iyo Safar U Ugu Baxay Imaaradka

Read More »

Daawo:Dadweynaha KU Dhaqan Gabiley Oo Cabasho Ka Muujiyey Biyo La,aan Soo Foodsaartay.

0 Visits: 369 | Friday March 10, 2017 - 21:41:42
Gabilay(AFKA):Dadweynaha KU Dhaqan Gabiley Oo Cabasho Ka Muujiyey Biyo La,aan Soo Foodsaartay.

Read More »

Daawo; Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Cidhib Xumada Xaaraantu Ku Leedahay Dalka Iyo Dadkaba.

0 Visits: 567 | Friday March 10, 2017 - 18:26:12
Hargeysa(AFKA);Sh.Maxamed Sh. Cumar Dirir Oo Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Cidhib Xumada Xaaraantu Ku Leedahay Dalka Iyo Dadkaba.

Read More »

Daawo; Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar Dibada Uu Ugu Maqnaa Ka Soo Laabtay Kana Muquurtay Inuu Ka Hadlo Xaalada Uu Dalku Marayo.

0 Visits: 422 | Friday March 10, 2017 - 16:56:51
Hargeysa(AFKA);Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ku soo laabtay Dalka ka dib safar uu ugu baxay 18-kii February dalka Uk, halkaas oo uu madaxweynuhu ku joogay fasaxisii sanadlaha ahaa.

Read More »

Daawo:-Guddoomiyaha Xafiiska Diiwaanka Zakada Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyey Guddida Taakuleynta Abaaraha.

0 Visits: 353 | Friday March 10, 2017 - 16:55:43
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha Xafiiska Diiwaanka Zakada Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyey Guddida Taakuleynta Abaaraha.

Read More »

"Ku Kalsoonaanta Dawladda Somaliland Halis Wayn Ayay Ku Jirtaa, Maalgashiyo Muhiim Ah Ayaana La Waayi Doona" Beesha Caalamka.

0 Visits: 735 | Friday March 10, 2017 - 16:54:41
Dalalka Denmark, Finland, Faransiiska, Jarmalka, Ntherlands, Sweden, Britain, Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa sheegay inay si qotodheer uga niyad jabeen go'aanka dib loogu dhigay doorashooyiinka Somaliland.

Read More »

Daawo:Mulkiilaha Wikileaks Oo CIA-da Ku Eedeeyay Inay Ku Hawlan TahayBasaasidii Ugu Halista Badnayd Ee Abid Dunida Soo Marta

0 Visits: 617 | Friday March 10, 2017 - 16:44:54
Mulkiilaha shabakada WikiLeaks Julian Assange, ayaa sheegay in wakaalada sirdoonka u qaabilsan Maraykanka ee CIA-du, dhistay hanaanka basaasida ee ugu halista badan dunida, cid kastana ay dabo galka ku samayso.

Read More »

Daawo;Wasaarada Shaqada Oo Deeq Timir & Biyo ah Gaadhsiiyay Dadka Barakacayaasha Ee ku Sugan Dila.

0 Visits: 461 | Friday March 10, 2017 - 16:21:49
Wasaarada Shaqada Oo Deeq Timir & Biyo ah Gaadhsiiyay Dadka Barakacayaasha Ee ku Sugan Dila.

Read More »

Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Laga Qaaday Faysal Cali Waraabe Oo Meel Adag Iska Taagay Qadiyada Somaliland Iyo Saldhiga Milatari,Si Adagna Ula Hadlay Dawlada Xamar.

0 Visits: 900 | Friday March 10, 2017 - 16:11:29
Waraysi Xiiso Badan Oo Laga Qaaday Faysal Cali Waraabe Oo Meel Adag Iska Taagay Qadiyada Somaliland Iyo Saldhiga Milatari,Si Adagna Ula Hadlay Dawlada Xamar.

Read More »

Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo La La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guuriyeynta Somaliland Oo Ka Hadlay Arimo Xiiso Badan.

0 Visits: 384 | Friday March 10, 2017 - 15:28:10
Hargeysa(AFKA):Waraysi Xiiso Badan Oo La La Yeeshay Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guuriyeynta Somaliland Oo Ka Hadlay Arimo Xiiso Badan.

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Kana Dalbaday Inay Caawiyaan Dadka Abaartu Haleeshay.

0 Visits: 515 | Friday March 10, 2017 - 12:00:28
Muqdisho, March 9, 2017-------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan ballaaran la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo ururada bulshada, isaga oo kala hadlay sida ugu haboon ee gurmad deg deg ah oo lagu gaarsiin karo dadka ay abaaruhu saameynta…

Read More »

Ceerigaabo:Qaar Ka Mida Xaafadaha Magaalada Ceerigaabo Oo Tuugtu Faro Baas Ku Hayso,Dhac Iyo Boob Ay Geysteen+Moganaanta Dawladda

0 Visits: 2188 | Friday March 10, 2017 - 11:57:24
Beryihii U Danbeeyay Qaar kamida Xaafada Magaalada Ceerigaabo Waxa Ay Ka Cabanayeen Tuug Dhalinyaro ah Kuwaas Oo Fara Ba,an Ku Haya Dumarka iyo Dhalinyara Xiliyada Habeenkii iyo Weliba Sidoo kale Dukan Xafadeedyada Magaaladaasi.

Read More »

Ciidamadda CIA-da Maraykanka Oo Walaac Ka Muujisay Sirtii Lagu Faafiyey Bogga Wikileaks

0 Visits: 987 | Friday March 10, 2017 - 11:55:37
Hay'adda ugu sarreysa sirdoonka Mareykanka ayaa si shaacsan uga hadashay dokumentiyadii ugu dambeeyey ee uu baahiyey website-ka siraha faafiya ee WikiLeaks, ayada ku digtay in dadka Mareykanka ay si aad ah uga walaacaan cawaaqibka ka dhalan kara.

Read More »

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shalay Tartan Ciyaareed u Furay Kooxaha Heerka Labaad ee Kubadda Cagta Boorama+SAWIRO

0 Visits: 573 | Friday March 10, 2017 - 11:54:33
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa shalay galabnimadii tartan ciyaareed u furay kooxaha heerka labaad ee kubadda cagta magaalada Boorama.

Read More »

Daawo: Dawlad Dadka Aan Shaqayn Ee Bilaa Camalka Ah Cashuur Ku RogtayIyo Sababa Keenay

0 Visits: 463 | Friday March 10, 2017 - 11:52:11
Madaxweynaha dalka Belarus Alexander Lukashenko, ayaa wax yar ka dhimay oo khafiifiyay, cashuurta dawlada dalkaasi ku soo rogtay dadka aan shaqayn ama bilaa camalka ah

Read More »

Xiisad Shan Geesood Ah Oo U Dhaxaysa, Maraykanka, Shiinaha, Japan Iyo Labada Kuuriya Oo Ka Taagan Aasiya

0 Visits: 748 | Friday March 10, 2017 - 11:49:10
Mareykankaa ayaa diiday soojeedinta Shiinaha ee ah in Woqooyiga Kuuriya ay joojiso tijaabada gantaalada Nukliyerka, taasi bedelkeedana Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ay joojiyaan dhaqdhaqaaqa ciidan ee gobolka ay ka wadaan.

Read More »

Daawo:Qaabka Loo heli karo Tikidho Diyaaradeed oo Qiimo jaban (Xogta Dahsoon)

0 Visits: 463 | Friday March 10, 2017 - 11:47:51
Daawo:Qaabka Loo heli karo Tikidho Diyaaradeed oo Qiimo jaban (Xogta Dahsoon)

Read More »

Doorashada Madaxwaynaha Midawga Yurub Oo Khilaaf Ka Dhex Abuuray Dalalka EU-da.

0 Visits: 544 | Friday March 10, 2017 - 11:45:47
Mar labaadka loo doortay Donald Tusk in uu noqdo madaxweynaha golaha Midowga Yurub, ayaa soo if bixiyey khilaafka ka oogan gudaha midowga.

Read More »

Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ustareeliya Oo Magalada Melbon Ugu Samaynaaya Munaasibad Soo Dhaweyna Taageerayashi Axmed Mumin Seed Oo Ku Soo Biiraya Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 582 | Friday March 10, 2017 - 11:44:35
Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Ustareeliya Oo Magalada Melbon Ugu Samaynaaya Munaasibad Soo Dhaweyna Taageerayashi Axmed Mumin Seed Oo Ku Soo Biiraya Xisbiga Kulmiye

Read More »