Wararka

Daawo:Wasiirka Xananada Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Furitaanka Xafiis Cusub Oo Dhalinyarada Kulmiye Looga Furay Magalada Hargaysa.

0 Visits: 637 | Monday March 06, 2017 - 15:48:30
Wasiir Cukuse Oo ka Dareenceliyay Xafiiska Cusub Ee Dhalinyaradda Kulmiye Ee Magalada Hargeisa.

Read More »

Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta

0 Visits: 708 | Monday March 06, 2017 - 15:47:16
Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen Oo Ka Mida Xildhibaanada Goolaha Degaanka Degamada Burco Ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Go,aanki Goolaha Guurtida Somaliland Xukuumada U Hogaamiyo…

Read More »

Khilaaf Mar Kale Ka Dhex Qarxay Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Xukumada U Ka Tirsan Yahay.

0 Visits: 623 | Monday March 06, 2017 - 15:44:06
Waxaa Halkiisii Lagu Bedelay Maxamed Mixille Boqorre, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Kadib markii uu dhawaan wasiirka arrimaha dibaddu Sacad Cali Shire cadeeyey mawqifkiisa ku aadan mudaaharaadkii London ayaa ay u muuqataa in mar kale mad-madaw soo kala dhex galay xukuumadda uu ka tirsan yahay iyo…

Read More »

"Bixinta Saldhiga Milatari Iyo Dekada Berbera Waxa Ka Faa,Idaya Uun Labada Shakhsi Ee Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan" Aqoonyahan Yaasin Xiis

0 Visits: 608 | Monday March 06, 2017 - 15:43:17
Aqoonyahan Yaasin Xiis Axmed Wiite Oo Ka Mida Aqoonyahanka Gobolka Togdheer,Kana Falooda Siyasada Iyo Xaalada Dalka Oo Maanta Shir Jaraa,id Ku Qabtay Gudaha Magalada Burco Ayaa Si Adag u Dhaliilay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Iyo Wakiilka Somaliland U Fadhiya Wadanka Imaraadka…

Read More »

Daawo;Siyaasi Duur Oo Ka Jawaabay Warar Sheegaya Inuu Muqdisho Ka Dagay Eedaymo Kululna Usoo Jeediyey Xukuumadda.

0 Visits: 521 | Monday March 06, 2017 - 15:29:48
Hargeysa(AFKA);Siyaasi Duur Oo Ka Jawaabay Warar Sheegaya Inuu Muqdisho Ka Dagay Eedaymo Kululna Usoo Jeediyey Xukuumadda.

Read More »

Daawo;Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Ku Eedayay In wasiirku Ku Xigeenka Wasarada Qorshayntu Taagesan Yahy Madaxwayne Farmaajo.

0 Visits: 760 | Monday March 06, 2017 - 14:56:32
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Ku Eedayay In wasiirku Ku Xigeenka Wasarada Qorshayntu Taagesan Yahy Madaxwayne Farmaajo.

Read More »

Daawo;Golaha Guurtida Oo Xukuumada Usmeyay Mudo Kordhin Gormay Se kaga Eegatahy Mudo Xiledkasi.

0 Visits: 626 | Monday March 06, 2017 - 14:36:21
Burco(AFKA);Golaha Guurtida Oo Xukuumada Usmeyay Mudo Kordhin Gormay Se kaga Eegatahy Mudo Xiledkasi.

Read More »

Dawo: Muuse Bixi oo shakhsiyan uga hadlay mudokordhintii lo sameyey xukumadda rajo fiicana ka muujiyey in doorashadu wakhtiga la mudeyey ku qabsoomayso

0 Visits: 550 | Monday March 06, 2017 - 14:31:33
Gudomiyaha kulmiye Muse Bixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay inay wakhtigeda ku qabsoomi doonto doorshadu wax kasto dhaca isago rajo fican ka muujiyey in abaaraha laga bixi doono muddadaas la kordhiyey

Read More »

Daawo;"In Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Lo Kordhiyaban Donayey Mudada Mudo Ka Badan"Xildhibaan Dheeg.

0 Visits: 556 | Monday March 06, 2017 - 14:31:16
Hargeysa(AFKA);"In Madaxwaynaha Iyo Madaxwayne Ku Xigeenka Lo Kordhiyaban Donayey Mudada Mudo Ka Badan"Xildhibaan Dheeg

Read More »

Daawo: Xisbiga KULMIYE muxu ka yidhi Muddo kordhintii Guurtidu u samaysay Xukumadda Siilaanyo

0 Visits: 638 | Monday March 06, 2017 - 14:28:35
Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Mudane Xasan Siciid waxaa uu ka hadley isaga oo ku hadlaya afka xisbiga KULMIYE

Read More »

Daawo;Qodobadii Kaso Baxay Kalfadhigii Mudo Kordhinta Ee Golaha wakiilada Ay Maanta Ugu Kordhinayen Xuiimada Somaliland.

0 Visits: 691 | Monday March 06, 2017 - 14:27:06
Hargeysa(AFKA);Qodobadii Kaso Baxay Kalfadhigii Mudo Kordhinta Ee Golaha wakiilada Ay Maanta Ugu Kordhinayen Xuiimada Somaliland .

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID oo Muddada ay Guurtidu ku kordhiyeen muddadii xisbiyadu ku heshiiyeen Ganafka ku dhuftay

0 Visits: 570 | Monday March 06, 2017 - 14:26:01
Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu dhaliilay qaabka ay muddo kordhinta u sameyeen xildhibaanada golaha guurtidu gaar ahaan muddo kordhinta loo sameeyey golayaasha wakiilada iyo deeganada

Read More »

Daawo:Gudoomiye Cirro Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Kasoo Baxay Mudo Kordhintii Loo Sameeyay Madaxwaynaha

0 Visits: 712 | Monday March 06, 2017 - 12:39:48
Hargeysa(AFKA):-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha WADDANI, ayaa soo dhaweeyey Muddo-kordhinta ay Xukuumaddu u sameysay, waxaana uu xusay in beesha caalamku aad ugu dhibsatay Somaliland muddo kordhinaha faraha badan ee la sameynaayo.

Read More »

Deg Deg;Goolaha Guurtida Somaliland Oo Mudo Kordhin Usameyay Xukuumada Somaliland.

0 Visits: 940 | Monday March 06, 2017 - 11:20:15
Hargeysa(AFKA);Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka muddo kordhin usameeyay xukuumada Somaliland iyo Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka.

Read More »

Qoys reer Afghanistan ah oo la xiray markii ay ka dageen Maraykanka.

0 Visits: 541 | Monday March 06, 2017 - 11:14:21
Garyaqaanno reer Maraykan ah ayaa gudbiyay codsi ay ku dalbanayaan in la sii daayo qoys reer Afghanistan ah oo lagu xiray dalka Maraykanka inkastoo ay haystaan dal ku gal sax ah.

Read More »

Agaasimaha FBI-da oo "beeniyay" eeda Trump uu u jeediyay Obama.

0 Visits: 650 | Monday March 06, 2017 - 11:07:50
Agaasimaha guud ee FBI-da James Comey aayaa beeniyay sheegashada Trump ee ka dhanka madaxweynihii hore Barack Obama.

Read More »

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Diyaarinaya Mooshin Cusub.

0 Visits: 556 | Monday March 06, 2017 - 09:57:22
Muqdisho(AFKA);Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku mashquulsan diyaarinta Mooshin ka dhan ah Saldhiga Milatari ay Dowlada Imaaraatka Carabta ka dhisaneyso Garoonka Diyaaradaha Magaalada Berbera.

Read More »

Woqooyiga Kuuriya oo gantaal cusub tijaabisay.

0 Visits: 576 | Monday March 06, 2017 - 09:23:55
Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay in dalka Woqooyiga Kuuriya ganay gantaal aan noociisa la garanayn oo ku dhacay badda Japan Sea.

Read More »

Hey'adda Culumadda Soomaaliyeed oo ku dhawaqday Afar maalin oo Soon ah, si Abaarta Alle uga dulqaado umaddiisa.

0 Visits: 615 | Monday March 06, 2017 - 09:21:13
Guddoomiyaha Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, ayaa ku dhawaaqay Afar maalin oo Soon ah iyo hal maalin oo ah in umadda Soomaaliyeed ay oogan Salaad Roob doon ah, si umadda muslimiinta ee ay saameeysay Abaarta loogu duceeyo.

Read More »

Siyaasi diiddan inuu ka hadho tartanka madaxtinimada Wadanka Fransiiska.

0 Visits: 528 | Monday March 06, 2017 - 08:50:19
Siyaasiga muxaafidka ah ee Faransiiska, Francois Fillon, oo lagu hayo baadhitaano la xidhiidha inuu qoyskiisa si sharci darro ah u siiyay lacago, ayaa sheegay in aanay jirin cid ku dirqiyi karta inuu ka baxo tartanka madaxtinimada.

Read More »