Wararka

War Deg Deg Ah:Badhasabka Gobolka Badhan Oo Gordhawayd Geeriyooday.

0 Visits: 869 | Tuesday February 21, 2017 - 14:33:06
Mid Ka Mid Ah Badhasaabada Gobalada Somaliland Oo Hada Geriyoodey+Waa Kuma. Alleh ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku geeriyoodey goduumiyihii gobalka Badhan Marxuum Cabdixakiin Axmed Maxamuud (Cabdixakiin Wahaabi)

Read More »

Xisbiga Wadani Oo Maxamed Aadan Tarabbi U Magacaabay Guddoomiyaha Xisbigaasi Ee Dalka Maraykanka

0 Visits: 681 | Tuesday February 21, 2017 - 14:28:32
Xisbiga Wadani Oo Maxamed Aadan Tarabbi U Magacaabay Guddoomiyaha Xisbigaasi Ee Dalka Maraykanka

Read More »

Akhri Liiska:Gollaha wasiirada maamulka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay.

0 Visits: 709 | Tuesday February 21, 2017 - 08:21:26
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa goor dhow magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo in mudo ah laga sugayay, maadaama waqti dheer loo siiyay in uu ku soo magacaabo.

Read More »

Trump oo Masuul Xil u hayey 24 maalmood xilki ka qaaday Masulki u ku bedeli laha oo diiday iyo masuul kale oo uu xilkas u magacaabay

0 Visits: 674 | Tuesday February 21, 2017 - 08:16:48
Ninka uu madaxweyne Trump la rabay xilkan oo lagu magacaabo Robert Harward ayaa diiday, asagoo sheegay in ay jiraan sababo gaar u ah.

Read More »

Safiirkii Ruushka Ee Qaramada Midoobay Oo Geeriyooday

0 Visits: 580 | Tuesday February 21, 2017 - 08:01:26
Waxa uu safiir ka ahaa Qaramada Midoobay tan iyo 2006, ayadoo si weyn loo dareemi jiray howlihiisa.

Read More »

Deg Deg: Agaasimihii STAR Tv oo Xabsiga la Dhigay iyo Sababaha Xadhigiisa

0 Visits: 583 | Tuesday February 21, 2017 - 07:49:16
Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor-dhaweyd xabsiga u taxaabay agaasimahii Talefeeshanka Star Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo sida oo kale na ah abwaan sugaan dhaadhi ah.

Read More »

Top-News:Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxman Ciro Socdal Aan Hore Lo Shacin Ku Maray Xurmaha Gobaha Warbahinta Ee Casimada Hargeysa

0 Visits: 797 | Monday February 20, 2017 - 22:06:19
Hargeysa(AFKA);Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta illaa caawa fiidkii booqasho uu ugu kuur gelaayey xaalada warbaahineed iyo weli ba sida ay u shaqeeyaan wariyeyaasha Somaliland uu ku soo kala maray qaar ka mid ah xarumaha Warbaahinta Somaliland…

Read More »

Daawo;:Madaxweynaha Somaliya,Faramaajo Oo Ka Mid Noqday Shakhsiyaadka Ugu Shacbiyada badan Caalamka Iyo Warbahinta Calamka Oo Hadal Haysa.

0 Visits: 603 | Monday February 20, 2017 - 21:46:48
Madaxweynaha Somaliya,Faramaajo Oo Ka Mid Noqday Shakhsiyaadka Ugu Shacbiyada badan Caalamka Iyo Warbahinta Calamka Oo Hadal Haysa

Read More »

Daawo;Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bari Oo Hadhimo Sharafeed Qado Ah Ku Maamuusay Dayarta Kaso Jeda Gobalada Bariga Somaliland.

0 Visits: 452 | Monday February 20, 2017 - 18:59:01
Hargeysa(AFKA);Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bari Oo Hadhimo Sharafeed Qado Ah Ku Maamuusay Dayarta Kaso Jeda Gobalada Bariga Somaliland.

Read More »

Daawo;Shacbiga Ku Dhaqan Gobalka Sool Oo Ku Amanay Wasiirka Arimaha Guddaha Inuu Salka U Dhigay Amaanka Deganka Gobalkasi.

0 Visits: 505 | Monday February 20, 2017 - 18:45:55
Hargeysa(AFKA);Shacbiga Ku Dhaqan Gobalka Sool Oo Ku Amanay Wasiirka Arimaha Guddaha Inuu Salka U Dhigay Amaanka Deganka Gobalkasi.

Read More »

Daawo :Dhaqaaleyahan Abdi Cali Daakir Oo Ka Digay In Amaan-Darro Ka Dhalankarto Bixinta Saldhiga Milatari.

0 Visits: 568 | Monday February 20, 2017 - 17:35:57
Daawo Muqaal:Dhaqaaleyahan Abdi Cali Daakir Oo Ka Digay In Amaan-Darro Ka Dhalankarto Bixinta Saldhiga Milatari.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Noqday Shaqsiga Ugu Shacbiyada Badan Caalamka & Al Jazeera Oo Soo Bandhigay

0 Visits: 611 | Monday February 20, 2017 - 17:33:06
Madaxweyne Farmaajo Oo Noqday Shaqsiga Ugu Shacbiyada Badan Caalamka & Al Jazeera Tv oo soo Bandhigay

Read More »

Daawo"Berigii Hore Waa Ku Fashilmay Xuseen Cabdi Ducaale Tana Waxa Ka Muuqata Inuu Ku Fashilmidoono "Xubin Ka Mida Shirkada Waafi Group

0 Visits: 633 | Monday February 20, 2017 - 17:29:43
"Berigii Hore Waa Ku Fashilmay Xuseen Cabdi Ducaale Tana Waxa Ka Muuqata Inuu Ku Fashilmidoono "Xubin Ka Mida Shirkada Waafi Group

Read More »

Daawo:Dallada Unita Oo Tababar Ku Saabsan Doorka Saxaafada Ee Xilyada Doorashada Tabar Uga Furtay Wariyaasha Magaalada Burco

0 Visits: 536 | Monday February 20, 2017 - 17:08:57
Burco(AFKA)Dallada Unita Oo Tababar Ku Saabsan Doorka Saxaafada Ee Xilyada Doorashada Tabar Uga Furtay Wariyaasha Magaalada Burco

Read More »

Daawo;Xildhibaan Dheeg Oo Ka Tirsan Xldhibaanada Aqalka Golaha Guurtidda Somaliland Oo Fariin U Diray Xildhibaanada Baarlamaanka.

0 Visits: 457 | Monday February 20, 2017 - 16:29:10
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Dheeg Oo Ka Tirsan Xldhibaanada Aqalka Golaha Guurtidda Somaliland Oo Fariin U Diray Xildhibaanada Baarlamaanka.

Read More »

Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SYNA oo Warsaxaafadeed ka soo saartay maalinta Dhalinyarada Somaliland +Hambalyona u diraysa Dhalinyarada Somalilnad

0 Visits: 748 | Monday February 20, 2017 - 16:25:07
Dallada isku xidhka iyo Wacyigelinta Dhalinyarada Somaliland ee SYNA oo Warsaxaafadeed ka soo saartay maalinta Dhalinyarada Somaliland ee UFO (Hambalyona u diraysa Dhalinyarada Somalilnad)

Read More »

War Deg Deg Ah:Xildhibaan Nacnac Oo Si Adag Uga Jawaabey Hadalo Ka Soo Yeedhay Dawlada Jabuuti Oo Ku Saabsanaa Saldhiga Military Ee Berbera+Muuqal

0 Visits: 520 | Monday February 20, 2017 - 16:17:08
Xildhibaan Nacnac Oo Si Adag Uga Jawaabey Hadalo Ka Soo Yeedhay Dawlada Jabuuti Oo Ku Saabsanaa Saldhiga Military Ee Berbera

Read More »

Daawo:Caaqil Aadan Salaad Jaamac Oo Ka Mid Cuqaasha Gobolka Saraar Ayaa Maayirka Degmada Caynaba Ku Eedeymo Culus U Soo Jeediyey

0 Visits: 553 | Monday February 20, 2017 - 16:07:58
Caaqil Aadan Salaad Jaamac Oo Ka Mid Cuqaasha Gobolka Saraar Ayaa Maayirka Degmada Caynaba Ku Eedeymo Culus U Soo Jeediyey

Read More »

Daawo:Wax Garad Iyo Odayaal Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xaraashka dhulka danta guud + Baaqna U Diray Xukumada Somaliland

0 Visits: 582 | Monday February 20, 2017 - 15:58:57
Wax Garad Iyo Odayaal Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xaraashka dhulka danta guud + Baaqna U Diray Xukumada Somaliland

Read More »

Daawo;Mayarka Casimada Hargeysa Cabdiraxman Soltelco Oo Gadhi Ku Warejiyay Gudomiyaha Cusub Ee Dallada Sonya Cabdicasiis Siciid Salax.

0 Visits: 646 | Monday February 20, 2017 - 15:43:45
Hargeysa(AFKA);Mayarka Casimada Hargeysa Cabdiraxman Soltelco Oo Gadhi Ku Warejiyay Gudomiyaha Cusub Ee Dallada Sonya Cabdicasiis Siciid Salax.

Read More »