Wararka

Hordhac: Chelsea v Stoke – Blues Oo Isha Ku Heysa Iney Guul Gaadho Kulankii 13-aad Oo Xidhiidh Ah

0 Visits: 1004 | Saturday December 31, 2016 - 11:49:12
Diego Costa iyo N'Golo Kante ayaa dib ugu soo laabanaya Chelsea kulanka ay maanta gurigeeda kusoo dhaweyn doonto Stoke City waana kulanka ugu dambeeya wareega h--e hoyraalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan.

Read More »

"Hal Kaliya Oo Musiibo Ah Ayaa Soo Wajahi Karta Manchester United Xagaagan!!" Jose Mourinho

0 Visits: 675 | Saturday December 31, 2016 - 11:41:28
Manchester United ayaa qaab wanaagsan ku socota dhawaanahaan inkastoo bilowgii xagaagan uu u ahaa mid aad u xun hadana haatan waxaa la dareensan yahay iney madaxa kor ula soo kacday madama ay 4-kulan oo xiriir ah adkaadeen.

Read More »

Daawo;Muuse Biixi Waxa aan Leeyahay Hadii Shalay Laga Reebay Ragii Kula Tartamayey Waxa aad Xaqiiqsata In A/raxmaan Ciro Kula Tartamayo Ay Cid Ka Reebaysana ay Jirin

0 Visits: 778 | Friday December 30, 2016 - 17:34:01
Booram(AFKA);Muuse Biixi Waxa aan Leeyahay Hadii Shalay Laga Reebay Ragii Kula Tartamayey Waxa aad Xaqiiqsata In A/raxmaan Ciro Kula Tartamayo Ay Cid Ka Reebaysana ay Jirin

Read More »

Daawo:Murashaxa Madaxweyne Ee Dawlada Somaliya Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Laga Soo Doortay Maamul Goboleedka Puntland

0 Visits: 472 | Friday December 30, 2016 - 16:49:11
Muqdisho(AFKA):Murashaxa Madaxweyne Ee Dawlada Somaliya Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Laga Soo Doortay Maamul Goboleedka Puntland

Read More »

War Deg Deg Ah:Meydka Danjire Kyriakos Amiridis Oo Saddex Cisho Kadib laga Helay Duleedka Rio de Janeiro +Sawirro

0 Visits: 703 | Friday December 30, 2016 - 16:44:36
Saraakiisha Booliska dalka Brazil ayaa sheegay in ay heleen gaari gubtay oo uu ku jiro qof meyd ah oo loo maleynayo inuu yahay safiirkii dalka Greece u fadhiyey Brazil.

Read More »

Daawo:Deegaanka Coodanle Oo Xanuunka Shubanku Ku Dilay 12 Qof Iyo Mooganaanta Wasaarada Caafimaadka Somaliland

0 Visits: 467 | Friday December 30, 2016 - 16:40:24
Burco(AFKA):Deegaanka Coodanle Oo Xanuunka Shubanku Ku Dilay 12 Qof Iyo Mooganaanta Wasaarada Caafimaadka Somaliland

Read More »

Daawo:Fanaanada Sowtu Raxma Yurub Geenyo Oo Hees Dareen Badan Daawaha Ka Soo Qaaday

0 Visits: 3494 | Friday December 30, 2016 - 16:38:07
Hargeysa(AFKA)Fanaanada Sowtu Raxma Yurub Geenyo Oo Hees Dareen Badan Daawaha Ka Soo Qaaday

Read More »

Ban Ki Moon oo u soo jeediyay baarlamaanka cusub inuu durba dhammeeyo hannaanka doorashada

0 Visits: 435 | Friday December 30, 2016 - 16:32:03
Xog-hayaha guud ee QM Ban Ki Moon ayaa u soo jeediyay baarlamaanka cusub inuu durba dhammeeyo hannaanka doorashada.

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Ganacsiga Kuna Tilmaamay....

0 Visits: 2263 | Friday December 30, 2016 - 16:30:45
Hargeysa(AFKA)Faysal Cali Waraabe oo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Ganacsiga Kuna Tilmaamay....

Read More »

Denmark Oo Shaacisay War Hurdo la'aan Ku Riday Qaar ka mid ah Soomaalida Ku Nool DalkaasI

0 Visits: 547 | Friday December 30, 2016 - 16:25:27
Hay'adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa shaacisay iney wado qorshe ku-dhawaad 100 Qaxooti Soomaali ah dib loogu soo celinayo dalkooda sida ugu dhaqsiyaha badan.

Read More »

Beesha Caalamka Oo Soo Dhawaysay Kuraasta Lagu Kordhiyey Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya Iyo Dhaqan Gelinta Oo Sharciga Loo Eegayo

0 Visits: 484 | Friday December 30, 2016 - 16:24:12
Wakiilada beesha caalamka u qaabilsan somaliya iyo ururada caalamiga ah ayaa ka hadlay go,aankii ay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga somaliya ku kordhiyeen kuraasta aqalka sare.

Read More »

Daawo:Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Booqasho Degaanada G,Togdheer Iyo Buuhoodle Gaadhsiiyayna Deeq

0 Visits: 443 | Friday December 30, 2016 - 15:32:27
Burco(AFKA);Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Booqasho Degaanada G,Togdheer Iyo Buuhoodle Gaadhsiiyayna Deeq

Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Marayaknka Oo Eedo Culus U Jeediyay Dalka Isra'ii

0 Visits: 502 | Friday December 30, 2016 - 12:11:24
Waxaa markale sii xumaatay xiisada ka dhex taagan Xukuumada xilka kasii dageysa ee Maraykanka ee uu hogaamiyo Barack Obama iyo maamulka Israel kadib khudbad uu soo jeediyey Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka John Kerry oo sheegay in dhul boobka-Isra'iil ay tahay caqabada ugu weyn ee hortaagan…

Read More »

Fadeexad cusub Oo Soo Wajahday Raisul wasaaraha Yuhuuda & baadhitaano lagu Bilaabay

0 Visits: 706 | Friday December 30, 2016 - 12:10:13
Fadeexad Maaliyadeed iyo tuhun la xiriira qaadasho laaluush ayaa la soo sheegayaa iney soo wajaheen Ra'isul-wasaaraha yuhuuda Benjamin Netanyahu.

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorashaynta Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Magalada London Kalena Kulmay Soodhawayn Baladhan.

0 Visits: 464 | Friday December 30, 2016 - 12:09:06
Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta Somaliland oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada London

Read More »

Taliska AMISOM oo ka hadlay sawir beryahan si weyn u qabsaday baraha bulshada Soomaalida

0 Visits: 616 | Friday December 30, 2016 - 12:07:57
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sawir maalmahan si weyn u qabsaday baraha bulshada Soomaalida.

Read More »

Daawo:Goobo Dhisme Masaajid Ahayd Oo Dab Ka Kacay Wadanka Holland Iyo Khasaare Baladhan Oo Ka Dhashay

0 Visits: 476 | Friday December 30, 2016 - 12:07:45
Goobo Dhisme Masaajid Ahayd Oo Dab Ka Kacay Wadanka Holland Iyo Khasaare Baladhan Oo Ka Dhashay

Read More »

Waxa Magaaladda Hargaysa,gaar ahaana Hoteelka Ambasaddor lagaga dhawaaqay Shirkadda Nooceeddu ku cusub-yahay Suuqa,taas oo ka shaqayn doonta Baahiyaha Adeegadda Sharci ee Qeybaha Bulshadda Somaliland.

0 Visits: 759 | Friday December 30, 2016 - 12:06:02
Waxa Magaaladda Hargaysa,gaar ahaana Hoteelka Ambasaddor lagaga dhawaaqay Shirkadda Nooceeddu ku cusub-yahay Suuqa,taas oo ka shaqayn doonta Baahiyaha Adeegadda Sharci ee Qeybaha Bulshadda Somaliland.

Read More »

Daawo Muqaal:Xisbiga Kulmiye Maxay Ka Idhaahdeen Dorashada Ka Socota Somaliya

0 Visits: 566 | Friday December 30, 2016 - 12:03:19
Gudoomiye Muse Biixi Maxay Ka Aaminsan Yihiin Doorashada Barlamaanka Somaliya.

Read More »

Madaxweyne Obama Oo amar ku bixiyey in la eryo 35 diblomaasi oo Ruush ah Iyo Sababa Ka Danbeeysa.

0 Visits: 491 | Friday December 30, 2016 - 12:01:59
Madaxweyne Obama ayaa amar ku bixiyey in la eryo 35 diblomaasi oo Ruush ah, taasoo jawaab u ah wax uu ku tilmaamaybahdilka ay xukuumadda Ruushku ku hayso saraakiil Maraykan ah iyo arrimihii weerarka xagga Internetka ee xilligii ay doorashadu socotay.

Read More »