Wararka

Dawo;Wasiirka Wasarada Cafimadka Xaglatosiye Ayaa Hortagay Guddida Arimaha Bulshada Ee Golaha Guurtid+ Maxay Se Ka Wada Hadlen??

0 Visits: 490 | Tuesday December 20, 2016 - 18:07:19
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasarada Cafimadka Xaglatosiye Ayaa Hortagay Guddida Arimaha Bulshada Ee Golaha Guurtid Maxay Se Ka Wada Hadlen

Read More »

Turkiga Oo Magaalada Hargaysa U Soo Diray Wefti Uu Hogaaminaayo Safiirka Muqdisho U Qaabilsanaa +Moogaanta Xukumada Iyo U Jeeddada

0 Visits: 704 | Tuesday December 20, 2016 - 17:06:01
Turkiga Oo Hargeysa U Soo Diray Wefti Uu Hoggaaminayo Safiirka Muqdisho Ee Dhawaan Sheegay In Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Yihiin Midnimo Soo Celin.

Read More »

Daawo:Xoghayihii Cadaalada Xisbiga Waddani oo Faahfin Ka Bixiyey Werarkii Xalay Lagu Qaaday Kuna Edeyey Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 794 | Tuesday December 20, 2016 - 16:37:18
Hargeysa(AFKA)Xoghayihii Cadaalada Xisbiga Waddani Barkhada Jaamac Xirsi Ayaa Faahfin Ka Bixieyy Werarkii Xalay Lagu Qaaday Kuna Edeyey Xisbiga Kulmiye

Read More »

Fadeexado Hadheeyey Shirkii Dhalinyarada KULMIYE Iyo 50-tan Jiro Lagu Sheegay Dhalinyaro Oo Madasha Soo Camiray + Lacagta Ku Baxday

0 Visits: 1042 | Tuesday December 20, 2016 - 16:27:30
Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ayaa Maalintii Shalay Ahayd Hargeysa ku soo gunaanaday shir lagu sheegay shirkii dhalinyarada Xisbiga KULMIYE k, balse umuuqda inuu ahaa shirkii waayeel Xisbiga KULMIYE, kadib markii ay soo xaadireen dad da'doodu ka weynayd 40-tan sano jiro, kuwaas oo lagu sheegay…

Read More »

Daawo:Eng Muuse Cabdilaahi Ayaa Ka Hadlay Garabka Isbahayga Wadani Iyo Edeyo Culus U Soo Jeediyey Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 613 | Tuesday December 20, 2016 - 16:18:10
Gabiley(AFKA):Eng Muuse Cabdilaahi Ayaa Ka Hadlay Garabka Isbahayga Wadani Iyo Edeyo Culus U Soo Jeediyey Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo Sawirada :Madaxweyne Bulshadiisa U Xamaalay Deeq Raashin Iyo Biyo Ah UU Siday Iyo Dareenka Ka Dhashay

0 Visits: 940 | Tuesday December 20, 2016 - 16:02:24
Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Ayaa Socdaal La Magac Baxay Allo Jilaalka Gu Noga Yeel Ku Maraayey Deegaanada Ka Tirtsan Degmada Gaashamo Waxaan Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar La Qayb Saday SHacbka Uu Madax U Yahay Diifta Iyo Haraadka Waxaanu Bulshada Tusay Iney Wax Loo Qaado Islarkaas…

Read More »

Daawo:Qaar Kamida Qurba Joogta Gobolka Sanaag Oo Deeq Biyo ah Soo Gaadhsiiyay Deeganda Ka Tirsan Gobolkaasi

0 Visits: 702 | Tuesday December 20, 2016 - 15:56:30
Ceerigaabo(AFKA)Qaar kamida qurba joogta gobolka sanaag oo deeq biyo ah soo gaadhsiiyay degaanada dhaxamo,madare iyo markabuus iyagoo usoo wakiishay xaaji qaasin axmed samatar gadhsiinta biyahaas

Read More »

Dawo:Odayaal Iyo Madax Dhaqameed Gobolka Sanaag Oo Shaaciey Iney Ka aradanyihiin Xukumada Talada Hays Ee Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 545 | Tuesday December 20, 2016 - 15:48:21
Hargeysa(AFKA)Odayaal Iyo Madax Dhaqameed Gobolka Sanaag Ayaa Shaaciyey Iney Ka aradanyihiin Xukumada Talada Hays Ee Xisbiga Kulmiye

Read More »

"Waa Ayaan Daro Inaynu Siyaasad Ku Mashquulno Iyadoo Dadkeenii Gaajo U Dhimanayaan"Xildhibaan Obsiiye

0 Visits: 530 | Tuesday December 20, 2016 - 15:46:08
Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga taladda dalka

Read More »

Deeegaano Ka Tirsan Gobolka Sool Oo La Sheegay Inuu Raxmaadka Eebe Ka Hoorey Iyo Magacyada Deegaanadaasi

0 Visits: 566 | Tuesday December 20, 2016 - 15:38:25
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay ilaa shalay galinkii danbe uu raxmaadka eebe ka

Read More »

"Xukuumaddani Go'doon Ayay Ina Gelisay, Aqoonsi Raadintana Waxa Kaga Wanaagsanaa Madaxweyne Rayaale" Xildhibaan Xuseen Ismaaciil

0 Visits: 591 | Tuesday December 20, 2016 - 15:31:33
Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani,

Read More »

Dawladda Ruushka Oo Saraakiil Baadheyaal Ah U Dirtay Waddanka Turkiga.

0 Visits: 560 | Tuesday December 20, 2016 - 15:25:10
Dawladda Ruushka ayaa baareyaal u dirtay dalka Turkiga ka dib markii nin booliis ah uu dilay danjirihii Ruushka u fadhiyay magaalada Ankara.

Read More »

Daawo:Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADANI Oo Si Adag U Canbaareyay Jidhdil Loogeysta Xoghayihii Cadalaada Xisbigaasi +Sonsafna Kalsonidi Kalaabta

0 Visits: 652 | Tuesday December 20, 2016 - 15:11:14
Hargeysa(AFKA):Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADANI Oo Si Adag U Canbaareyay Jidhdil Loogeysta Xoghayihii Cadalaada Xisbigaasi +Sonsafna Kalsonidi Kalaabta

Read More »

Daawo:Xoghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Ucid OO Edeymo Culus U Soo Jeediyey Xisbigada Wadani Iyo Kulmiye

0 Visits: 581 | Tuesday December 20, 2016 - 15:06:32
Hargeysa(AFKA)Xoghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Ucid OO Edeymo Culus U Soo Jeediyey Xisbigada Wadani Iyo Kulmiye

Read More »

Daawo:Wasiirka Cusub ee Qorsheynta Qarank Md Maxamed Ibraahim Qabyotire oo uu Gurmaday Abaarta Xun Haysa Somaliland Iyado Wefti Uu Hogaaminaya Wadamo Badan oo Dibedda Ah uu Baxeen

0 Visits: 700 | Tuesday December 20, 2016 - 14:52:12
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Cusub ee Qorsheynta Qarank Md Maxamed Ibraahim Qabyotire oo uu Gurmaday Abaarta Xun Haysa Somaliland Iyado Wefti Uu Hogaaminaya Wadamo Badan oo Dibedda Ah uu Baxeen

Read More »

Daawo:Wefti Ka Socota Imaaradka Carabta Oo Hargaysa Soo Gaadhay Iyo Safiirka Somaliland Ee Dalkaasi Oo Ka Hadlay U Jeedadooda.

0 Visits: 574 | Tuesday December 20, 2016 - 14:49:24
Hargeysa(AFKA):Wefti Ka Socota Imaaradka Carabta Oo Hargaysa Soo Gaadhay Iyo Safiirka Somaliland Ee Dalkaasi Oo Ka Hadlay U Jeedadooda.

Read More »

Daawo:Ceelkii Deegaanka Dan Dan Oo Ka Tirsan Gobolka Buuhoodle Oo Cilad Ku Timi Xili Abaar Xun Ka Jirto Gobolada Bariga Somaliland

0 Visits: 585 | Tuesday December 20, 2016 - 08:48:23
Buuhodle(AFKA):Ceelkii Deegaanka Dan Dan Oo Ka Tirsan Gobolka Buuhoodle Oo Cilad Ku Timi Xili Abaar Xun Ka Jirto Gobolada Bariga Somaliland

Read More »

Kuma Ka Dambeeyay Falkii Qaawanaa Ee Lagu Weerarey Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Dhaawacyadana Loogu Geystey

0 Visits: 1132 | Tuesday December 20, 2016 - 08:12:49
Hargeysa(AFKA);Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Aqoonyahan Barkhad Jaamac Batuun ayaa, caweysinkii caawa koox aan la aqoonsani weerar gaadmo ah oo qaawan islamarkaana, dhaawacyo loogu geystey kadib markii laba nin oo aan la garaneynin weerarkaas ku fuliyeen badhtamaha faras Magaalaha…

Read More »

War cusub Oo Ka Soo Kordhay Daad-gureynta Dadkii Ku Go'doonsana Bariga Xalab+Sawiro

0 Visits: 573 | Monday December 19, 2016 - 22:37:10
Bariga magaalada Xalab ee dalka Siiriya ayaa dib looga bilaabay maanta daadgureynta dadkii ku xayirnaa aagga kooxaha mucaaradku maamulaan ee magaaladaas.

Read More »

War deg deg ah: Safiirkii Ruushka U Fadhiyey Dalka Turkiga Oo Toogasho lagu Dilay +Sawiro

0 Visits: 678 | Monday December 19, 2016 - 22:09:36
Safiirkii dowladda Ruushka ee magaalada Ankara ee Turkiga ayaa goor dhow nin hubaysan uu toogasho ku dilay, isagoo booqanaya matxaf sawirro lagu soo bandhigay ee magaalo madaxda Turkiga.

Read More »