Wararka

Daawo;Madaxweyne Silaanyo oo cadeeyey in Xukuumadda Xisbiga Kulmiye, aanay wadin wax muddo kordhin ah, insha Allaahu, Doorashaduna waxay dhici doontaa xilligii loogu talo-galay.

0 Visits: 751 | Sunday December 18, 2016 - 14:25:26
Hargeysa(AFKA);Madaxweyne Silaanyo oo cadeeyey in Xukuumadda Xisbiga Kulmiye, aanay wadin wax muddo kordhin ah, insha Allaahu, Doorashaduna waxay dhici doontaa xilligii loogu talo-galay.

Read More »

Deg Deg Daawo:Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Deegaano Ka Mid Ah Somaliland Uu Ka Dilaacay Xannuunka Shuban Biyoodka.

0 Visits: 517 | Sunday December 18, 2016 - 14:21:03
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Deegaano Ka Mid Ah Somaliland Uu Ka Dilaacay Xannuunka Shuban Biyoodka.

Read More »

Madaxweynaha oo aanta ka qaybgalay Shirweynaha garabka dhalinyarada Xisbiga Kulmiye oo ka furmay Maansoor Hotel + Sawiro

0 Visits: 832 | Sunday December 18, 2016 - 14:09:01
Hargeysa(AFKA);Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Shirweynaha garabka dhalinyarada Xisbiga Kulmiye oo ka furmay Maansoor Hotel Hargeysa,

Read More »

Daawo;Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Si Xeel Dheer Uga Sheekeeyay Waxqabadka Kulmiye Iyo Fariinta Uu Dhalinyarad U Diray.

0 Visits: 491 | Sunday December 18, 2016 - 14:04:32
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Si Xeel Dheer Uga Sheekeeyay Waxqabadka Kulmiye Iyo Fariinta Uu Dhalinyarad U Diray.

Read More »

Daawo: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Shirkii Dhalinyarada Kulmiye Iyo Erayo Uu Ku Ganay Waddani.

0 Visits: 546 | Sunday December 18, 2016 - 13:58:11
Hargeysa(AFKA);Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Shirkii Dhalinyarada Kulmiye Iyo Erayo Uu Ku Ganay Waddani.

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Abwaan Xuseen Cabdi Xirsi (Boon Xirsi)

0 Visits: 651 | Sunday December 18, 2016 - 13:52:36
Hargeysa(AFKA);Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Bahda fanka iyo Suugaanta

Read More »

Daawo:Cali Guray Oo Soo Galay Hoolkii Shirka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Jawigu Is Badalay Maxaase Dhacay?

0 Visits: 821 | Sunday December 18, 2016 - 12:30:09
Daawo:Cali Guray Oo Soo Galay Hoolkii Shirka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Oo Jaigu Is Badalay Maxaase Dhacay?

Read More »

Daawo:"Haloo Gurmado Dadka Buuraha iyo Xeebaha Gobolka Sanaag"Xasan Jikraale

0 Visits: 525 | Sunday December 18, 2016 - 12:27:39
Haloo Gurmado Dadka Buuraha iyo Xeebaha Gobolka Sanaag 'Xasan Jikraale'

Read More »

Balamaha Siyaasiyiinta Somaliland U Samaynayaan Dadka Gobolka Hawd Waxa Ka Dhaw Mid Uu Xasan Sheekh Balan Qaaday Oo Ah….”Sul Cumar Sul. Maxamed

0 Visits: 545 | Sunday December 18, 2016 - 12:16:13
Hargeysa(AFKA):-Suldaanka guud ee gobolka Hawd Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa shaaca ka qaaday balan qaad

Read More »

Daawo:Faananka Maxamed Bk Oo Hees Cusub Daawaha Ka Soo Qaaday

0 Visits: 840 | Sunday December 18, 2016 - 11:50:24
Faananka Maxamed Bk Oo Hees Cusub Daawaha Ka Soo Qaaday

Read More »

Toos U Daawo:Shirweynaha Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye OO Hada Ka Socda Magaalada Hargeysa

0 Visits: 535 | Sunday December 18, 2016 - 11:40:23
Toos U Daawo:Shirweynaha Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye OO Hada Ka Socda Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Barnaamij Murti Maal Oo Todobaadkan Marti Ku Yahay Abwaan Da'yar Oo Alle U Hibeeyey Suugaan

0 Visits: 1849 | Sunday December 18, 2016 - 11:19:56
Borame(AFKA)Barnaamij Murti Maal Oo Todobaadkan Marti Ku Yahay Abwaan Da'yar Waxaan Barnaamijkan Soo Saartay Wariye Xafsa Siciid Cabdilaahi

Read More »

Shirwaynaha Dhalin Yarada Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Hargeisa Ka Furmay Madaxayne Siilanyo Iyo Muuse Biixi Ka Qyab Galay

0 Visits: 600 | Sunday December 18, 2016 - 11:08:45
Hargeisa(AFKA)Sawiradii U Horeeyay Hada Si Live Looga Soo Qaado Shirwaynaha Dhalin Yarada Xisbiga Kulmiye Ee Hargeisa Ka Furmay Madaxayne Siilanyo Iyo Muuse Biixi Oo Gudaha Hoolka Ku Sugan.

Read More »

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Duruufaha Ku Gedaaman

0 Visits: 519 | Sunday December 18, 2016 - 11:04:02
Hargeysa(AFKA)Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in aanay doorashadu waqtigeedii dib uga dhacayn lana qaban doono waqtigii loogu talo galay.

Read More »

Labo Gabdhood oo Soomali ah oo lagu Dilay Canada iyo Booliska oo xiray labo qof oo laga Shakiyay

0 Visits: 712 | Sunday December 18, 2016 - 08:35:56
Laba gabdhood oo Somali Canadian ah ayaa laga helay gurigooda ,iyaga oo mayd ah sida ay shaacisay laanta danbi baarista booliska ee Canada , waana kiisaskii 23-aad iyo 24-aad oo oo sanadkan gudihiisa ka dhaca Ottowa.

Read More »

Daawo: Baadariga Diinta Kiristaanka Ugu Sareeya Oo U Dabaal Degaya Xuska 80aad Ee Dhalashadiisa

0 Visits: 588 | Sunday December 18, 2016 - 08:30:35
Baadariga ugu sareeya diinta Kiristaanka Pope Francis, ayaa u dabaal degay xuska 80aad ee dhalashadiisa, waxaana xaflad diimeed lagu xusayo loogu qabtay, qaybta Vatican-ka ee diin ahaan ugu saraysa.

Read More »

Madaxda ECOWAS oo taageeray Adama Barrow

0 Visits: 504 | Sunday December 18, 2016 - 08:16:58
Urur goboleedka ECOWAS ee ay ku midoobeen wadammada Galbeedka Afrika ayaa sheegay in ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u taageeraan natiijada doorashadii Gambia.

Read More »

Guddoomiyaha WADDANI Ee UK Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyaddeeyay Geerida Jilaagii Caanka Ahaa Ee Boon Xirsi

0 Visits: 702 | Sunday December 18, 2016 - 00:05:45
Hargaysa(AFKA):-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee dalka UK Xuseen Aadan Cadde, waxa uu dhambaal Tacsiya u dirayaa ehelkii, qaraabaddii, Asxaabtii,

Read More »

Daawo:Wasiir Caado Ka Dhigtay U Jawaabista Xisbiga Waddani Una Muuqata Mid Uu Xilka Wasiirnimo Ku Ilaashanaayo Iyo Wasiirka Uu Yahay

0 Visits: 880 | Saturday December 17, 2016 - 23:38:34
Hargeysa (AFKA):- Mid ka mid ah golaha wasiirada Somaliland ayaa waxaa uu caado ka dhigtey in uu meel kasta iyo shir jaraa'id oo kasta oo uu qabanaayo ku eedayo ama uu ugu jawaabo xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Chelsea Garaacday Crystal Palace: Kumaa Ahaa Xiddiga Garoonka?

0 Visits: 1146 | Saturday December 17, 2016 - 22:55:34
Kooxda Chelsea ayaa gaartay guusheedii 11aad ee isku xigta ee horyaalka Premier League ka dib markii ay 1-0 ku qaarjiyeen kooxda Crystal Palace oo marti loogu ahaa Selhurst Park.

Read More »