Maqaallo

Raaliyaan ahay miyaa rag lagu qaldaa??? W/Q: Ayaan Ismaaciil Xuseen

0 Thursday April 09, 2015 - 07:56:18
Daacadnimadu waa shay aad iyo aad u qiimo badan, waa hubaal oo qofka ku sifoobaa ma guul-daraysto, mana gumoobo abidkii.

Read More »

IS DOORTA W/Q: NADA YUSUF CUMAR

0 Thursday April 09, 2015 - 07:51:55
Dharaar ayuunbaad adduunka timi, dhallinnimo ayaad soo martay, waad soo ciyaartay, waad soo oyday markaasad haddana soo farxday adiga oo iidaaya.

Read More »

Is bar bar dhiga Haasaawihii hore iyo haasawaha maanta!!!!! W/Q: sharmaarke cabdi ibraahim (dhuux yare)

0 Wednesday April 08, 2015 - 08:06:02
Marka hore waxaan salaamayaa bulshada muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaalida khaasatan inta magacayga iyo muuqaygaba garanaysa,

Read More »

Dhalinyaro miyaynu yeelnaa in la iibiyo Guriga Akhriska ee Gaandi By: Maxmed Bulshawi

0 Monday April 06, 2015 - 15:53:59
Waxa Wax Laga Xumaado Ah Isla Markaana Aan Loo Dulqaadan Karin Una Baahan In Farta Lagu Fiiqo Isla Markaana SI Midaysan Looga Hawl Galo In ...

Read More »

Hamiga Nafta ….. W/Q; Hinda Cabdi Sheekh

0 Thursday April 02, 2015 - 07:47:48
Naftu waxay ku hamidaa wax kastooy jeceshay,waxayna jeceshahay in ay si dhib yar ku gaadho.

Read More »

"Haddaad Tahriibtey Tabco" W/Q:Abdifatah Ali Hassan

0 Thursday April 02, 2015 - 07:44:03
"Ha noqon mid shaqo ka dhigta sawirro lagu soo galo daaraha dhaadheer ee Rag dhisteen"

Read More »

Hooyadu Waxay Leedahay Fur ama La Guurso iyaduna Waxay Tidhi Guurso Markaan Geeriyoodo

0 Wednesday April 01, 2015 - 08:15:44
Waa Qisso Murugo iyo Xanuun Badan Akhris oo ka Bogo

Read More »

Guurkii Hore Iyo Guurka Maanta Casriga Ah Qalinkii -Ahmed-Lababaale

0 Tuesday March 31, 2015 - 08:14:08
guurku waa aasaaska beerida nolol wadaaga lamaanaha binu aadanka.

Read More »

Ha Dhibin Qof Dhiban. Meeday Xuquuqdii Dadkaasi? W/Q: SAMIIRA SALEBAN SAHID

0 Saturday March 28, 2015 - 08:22:42
Waa xili qabow jiro dadka oo dhami waxa ay u sii gaashaan qaadanayaan sida ay dhaxanta isaga difaaci lahayeen hoy iyo huba way raadinayaan waxay haystaan dareen ay isku maamulaan .

Read More »

Xirfadda Saxafinimo: Cuddud Xoogan, Caanimo Buuxda, Carrooga Saboolka Iyo Caddawga Shiseeyaha W/Q :Siciid Khadar Cabdillaahi.

0 Thursday March 26, 2015 - 08:57:09
Xirfadda Saxafinimo: Xirfad Ku Qotonta Ku Dhac Iyo Badhaadhe. Xirfad Aan Ka Gabban Sheegida Runta Iyo ...

Read More »

Way Laba Jeer Goblantay!!!! W/Q:MOHAMED ABDILAAHI BIIHI.

0 Tuesday March 24, 2015 - 16:03:24
Ma ogtahay in nolasha guudkeeda aad timid adiga oo ooyaaya oo aad ula yaaban dabaylaha dhacaaya,

Read More »

Dhul Dhallinyaro waayay – W/Q. Cabdiraxman Maxamed Cabdulle

0 Tuesday March 24, 2015 - 10:28:58
Goobtu waa maqaaxi shaaha lugu cabbo, luguna caweeyo. Waa meel fadhiga ku fiican.

Read More »

Xeerka Astaamaynta Qoraalka – W/Q. Ibraahin Yuusuf Axmed "Hawd"

0 Tuesday March 24, 2015 - 09:47:48
Qofku kolka uu hadlayo ma dhurmo ee hadalkiisa wuu habeeyaa oo hagaajiyaa, kana dhigaa wax la dhegaysan karo. Sida taa loo gu ka la wanaagsan yahay baa loo..

Read More »

Muuqaalka Nolosha Hadraawi – W/Q. Sakariye Saxardiid Axmed "Awaare"

0 Tuesday March 24, 2015 - 09:44:17
Wakhti xaadirkan waa nin weyn oo wixii uu ummadda u sheegi karayay iyo in ka badan ba wuu u sheegay, wixii dardaaran ah ee ku hadhayna in halkiisa lagu soo booqdo ama lagu

Read More »

Talo Xumadda Siyaasigeena: Qabyaalada Hagta Hankiisa - W/Q: Axmed Cabdi Isse,

0 Tuesday March 24, 2015 - 09:10:13
Maqaalkani waa maqaalada xidhiidhk ah ee aan kaga xog waramo xaalada kolba ka jirta dalkeen ee tabanaysa arimaha bulshada iyo siyaasadda kuwaas oo yoolkodu yahay inuu kobciyo korna u qaado gaaradka siyaasiga ah ee siyaasiyiinteena leh muxaafid iyo mucaaridba.

Read More »

I FUR ...... W/Q Faysal-Xaashi Axmed Xaashi

0 Tuesday March 24, 2015 - 08:51:02
Waa abbaaro siddeedii iyo labaatan daqiiqo saacada barriga africa, subaxani waa subax isniin ah jawiga subaxan bilani waa arooryo roobeed shalay oo Axad ahayd ....

Read More »

Dhalin Bilaa Dhuuxa W/Q: Garyaqaan Cabdale Dahir Adan

0 Monday March 23, 2015 - 08:34:00
xooga qaran kastaa ku dhaataa waa dhalintiisa, waxana taas feedh-yaala hadii xoogaas tubta toosan loo dhigi waayo,...

Read More »

Jaceylka Iyo Qabyaalada (Qaybtii 1aad)W/Q:Ilyas Abdi Ali.

0 Monday March 23, 2015 - 07:50:04
Uumiyaha Dunida Ku Nool Lab iyo Dhedig Ilaahay Waxaa uu dhex-dhigay Muxubo iyo jaceyl midba mid ka kale ku doorto una noqda

Read More »

MUHIIMADA AFKU LEEYAHAY W/Q: Eco,Mahad Maxamed C/laahi

0 Sunday March 22, 2015 - 18:42:02
Afku waxa uu ka mid yahay Astaamaha ama Qodobbada Madaxa laga tirin karo ee lagu baadi sooco Dhaqanka, haybta iyo Asalka ay Ummad ama Koox Dad ahi leedahay.

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan Dawlad iyo Nada

0 Saturday March 21, 2015 - 08:50:45
Dhammaan Hawlwadeenada Warbaahinta Afsomaliga Ku Warantaa ee ka hawlgasha Gobolada Somaliland Waxay Hambalyo Aroos Wacan U Dirayaan Arooska

Read More »