Maqaallo

Saaxiibaddii sumaysnaa : W/Q: jibril jirde abdi

0 Thursday March 19, 2015 - 10:03:16
Mar aan fogeyn ayaa miyiga laga keenay , waa magaalo markii ugu horeysay ee indhaha uu ka qaado, waa wiil miiggan oo aad u adag una adkaysi badan ilaahayna u dhaliyay laxaad , ismana laha muuqiisa iyo da`diisu.

Read More »

HAMBALYO HAMBALYO DHAMMAAN HAWLWADEENADA AFKASHACABKA.COM OO DHAMBAL HAMBALYO MEHER AH U DIRAYA WERIYE FAYSAL FIFA IYO MARWADIISA

0 Thursday March 19, 2015 - 07:44:58
hawlwadeenada Afkashacabka Waxay Hambalyo Meher u Dirayaan Meherka Weriye Faysal Maxamed Aadan[Fifa] Iyo Marwadiisa Fadxa Cabdilaahi Hawlwadeenada Hambalyada Diraya

Read More »

Cadbaan ahay bisil oo curdin ah una nugul wax walba oo wax yeelayn kara.... W/Q: Bashiir Xaamud

0 Visits: 1804 | Wednesday March 18, 2015 - 08:08:54
Haa waa wax laga nagaxo, aragagax iyo amakaag ba leh runtii maaha arin lagu farxo markay dhagahaagu maqlaan isweydiina mudan

Read More »

Hamiga Iyo Hayaanka Iyo Horimarka Dhalinyarada Somaliland Haybtiisu Waa Xisbiga Ucid WQ: Maxmed Cabdikarin Bulshawi

0 Tuesday March 17, 2015 - 09:33:08
Xisbiga Ucid Wuxuu Dardar Geliyaa MIdnimada IyO Wada Jirka Dhalinyarada Somaliland

Read More »

Bahda Afkashacabka.com oo Hambalyo Meher u Diraya Meher Cabdiqani Dawlad iyo Nada Yusuf

0 Tuesday March 17, 2015 - 09:17:59
Dhamaan bahda Afkashacabka.com oo isku duubani waxay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin uga diraynaaa

Read More »

Xog Baadhista Saxaafadda WQ: Cali Maxamed (Cali Saxafi)

0 Tuesday March 17, 2015 - 08:57:18
Suxufiyiintu waxay baadhayaan oo umadda u soo bandhigayaan xad gudubyada,Musuq-maasuqa iyo danbi kasta oo

Read More »

Wasiirkuxigenki hore Warfaafinta Masuul Koobsadey Sifooyinka Madax-tinimadu Leedahay !WQ: Ridwan Akiid

0 Tuesday March 17, 2015 - 08:18:18
Wasiir ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta C.waaxid C.qaadir C.raxmaan Shaqsiyada Noocee Ah Buu Ahaa Maxeyse Ku Xasuusan doonaan Shaqaalaha Bahda Warfaafintu?

Read More »

Dhalinyaro Abaabulan Oo Aan La Garanayn Haybtooda Oo Habeenkii Axadda Weeraray Siyaasi Ismail Yusuf ''' Ismail Yare'''.

0 Visits: 1137 | Monday March 16, 2015 - 22:35:52
Xalay Abaaro 10:00 Ayaa Dhalinyaro Ku Hubaysan Hubka Fudud Weerar Ku Qaadeen Siyaasi Ismail Yare , Xilli Uu Magaalada Hargeisa Ku Dhex Marayay Gaadhi Private Ah Oo Isagu Watay.

Read More »

hambalyo meher wacan cabdiqani xasan cilmi {dawlad} iyo Nada Yuusuf Omar

0 Sunday March 15, 2015 - 20:28:35
hambalyo meher wacan cabdiqani xasan cilm10i {dawlad} iyo Nada Yuusuf Omar

Read More »

Sideed ku noqon kartaa Hogaamiye la jecelyahay?! ( How can you be a loved leader?!) WQ: C/casiis Maxamed Yoonis(ansaari).

0 Saturday March 14, 2015 - 15:33:13
Hogaamintu waa shay aad iyo aad u muhiim ah,oo ka mid ah nolosha bini'aadamka. Waana shay markasta ay dadku u baahanyihiin.

Read More »

Daawo : Xisbiga Kulmiye oo Dhoolatus Cajaaiba ku soo Bandhigay Hargeysa iyo Khudbadihi Madaxweyne kuxigenka iyo Hogaanka Kulmiye

0 Thursday March 12, 2015 - 16:04:34
Madaxweyne ku xigeenka JSL, mudane Saylici, Hogaanka Xisbiga Kulmiye iyo Marwada Koowaad ee Madaxweynaha JSL ayaa si wada jira uga qaybgalay maanta Xafladan oo ahayd Bandhiga Xisbiga Kulmiye ee Arrimaha Doorashooyinka.

Read More »

Wax ka Baro Faaidooyinka Timirta iyo Waxyaabaha ay Daawada u tahay

0 Thursday March 12, 2015 - 08:21:23
Geedka barakaysan ee timirta oo ah geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku bixin badi dalagyada kale ee la quutaa, dhulka ay timirtu ka baxdo waxa kale oo la yidhaa lama dagaan, waana dhul saxare ah oo cimilo ahaana aad u kulul.

Read More »

Qorshaha Siyaasadeed ee Xisbiga UCID u diyaariyey Dhalinyarada Somaliland iyo Rejada uu Galiyey. WQ: Maxamed Bulshaawi

0 Visits: 960 | Wednesday March 11, 2015 - 16:09:11
adaynu Nahay Dhalinyarada Somaliland Waxaynu U Baahanahay Isbedel Togan Isla markaana Baahiyaheena Kor U Qaadayaa

Read More »

Martiqaadka Caawa iyo Caweyska Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa Galabta illaa Caawa

0 Wednesday March 11, 2015 - 11:12:12
Seeska Hiddaha iyo Dhaqanka ee "Redsea" waxa ay kugu marti qaadayaan maalinta Khamiista 12ka Maarj, 2015, barmaamijka: Khamiista iyo Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Read More »

Tilmaamaha Ninka Wax Jecel ,W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Tuesday March 10, 2015 - 10:14:39
Raggu way ku kala duwan yihiin calaamadaha ay muujiyaan, balse waxa jira qaar ay ka siman yihiin. Kala duwanaanta abuurka ragga ayaa keena kala dookha.

Read More »

Waa kuma siyaasiga soomaaliyeed? W/Q: Cabdillaahi Maxamed Bile

0 Monday March 09, 2015 - 19:44:54
Siyaasi xumadu waa mid ka mida masiibooyinka iyo dhibaatooyinka ku habsada shacab iyo bulsho guulle ku abuuray bogcad ka mida dhulkiisa.

Read More »

Hambalyo iyo Dardaaran ku socda Wasiirka Cusub ee Maaliyadda Samsam Cabdi Adan BY: Gudomiyaha Hawenka Sweden Naima Abdi

0 Monday March 09, 2015 - 18:54:02
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Sweden Marwo Naciima Cabdi Jaamac hambalyo,iyo dardaaran saxaafadda u soo marisay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan.

Read More »

NOQON MAAYO XAASID!!!!( I WILL NOT BE JEALOUS)!!! WQ: C/casiis Maxamed Yoonis(ansaari).

0 Monday March 09, 2015 - 15:17:01
Xaasidnimadu waa Cudur ku dhaca dadka qaarkood,waana sifo xun oo bulshooyinka dhib iyo hagardaamo u keena…waa shay dadka oo dhammi madow iyo ...

Read More »

Xaqa uu ilaahay siiyay dumarka ma ku doorsan karnaa beenta gaaladu maanta la wareegayso? Qalimkii: garyaqaan c/kariim sh. Maxamuud c/lahi "suldaanka"

0 Sunday March 08, 2015 - 17:15:32
Waxaan doonayaa inaan maqaalkan maanta ku soo qaato sida diinta islaamku ay u siisay xuquuq lama taabtaan ah dumarka muslimka ah iyo....

Read More »

Dhalinyarada Guushoodu Waa UCID oo Talada ku Guuleysta WQ: Mohamed Abdikarim Bulshawi

0 Sunday March 08, 2015 - 16:09:12
Waxa Isa Soo taraya Dhibaatooyinka Lagu Hayo Dhalinyarada Somaliland Oo Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Aad Maqlayso Waxyaabo Shucuurtaada Kicinaya Isla markaana

Read More »