Maqaallo

Hambalyo Meher Wacan Mudane Abdirisaaq Axmed Rooble iyo Marwadiisa Hibaaq Jaamac Muuse

0 Visits: 1963 | Thursday January 01, 2015 - 10:09:07
Halkan waxa aan Hambalyo Meher u diraynaa Meher Wacan Mudane Abdirisaaq Axmed Rooble iyo Marwadiisa Hibaaq Jaamac Muuse Oo Mehrkoodu ka dhacay magaalda burco Ee Xarunta gobolka tgdheer lwaxaan eenahay Noqda kuwii isku waara oo ubad khayr qabo kala Hela aamiin Aamiin. waxaana kala diraaya dadka kala…

Read More »

telesom ma lodhan karaa sixirka Bararka sarifka lacagaha qalaad qeyb weyn ayey ka qaadatey ? by C/QANI JAAMAC CALI

0 Visits: 1801 | Wednesday December 31, 2014 - 18:59:41
elesom maxay faaiido ku leedahay wadankan s/land? telesom waa shirkad laga aasaasey s/land 2000ilaa 2001 markaa oo ay suuqa kaga siihoreeyeen stc and soltelco oosi dhakhso ahayey kaga saartey suuqa s/land isla markaana 92% gacanta ku dhigtey bulshada reer s/land sadex meellod laba meelood ayaa isticmaasha…

Read More »

8 Sanno ayuu xabsiga Burco ku jiraa Walina Muu Helin Ehelkiisii. Fadlan Caawi Hadaad Garato Ninkani

0 Visits: 1139 | Wednesday December 31, 2014 - 18:40:13
looma-ooyaan faysal cali warsame xeefaw, waxa uu ku jiraa xabsiga dhexe ee magaalada burco muddo dhan 8 siddeed sanno tan iyo 2006 dii bishii afaraad .

Read More »

Abwaan Weedhsame Oo maanso Baroor Diiq AH U Tiriyey Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Farax.

0 Visits: 1426 | Wednesday December 31, 2014 - 18:35:15
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa waxa uu Gabay Baroordiiqa ah ka tiriyey Geerida ku timi

Read More »

CIIL-TIRE: Maanso Loogu Baroor-diiqayo Marxuum M.Rashiid M. Faarax

0 Visits: 1261 | Wednesday December 31, 2014 - 18:28:10
Tix-gabay ah oo Barroor diiq u ah Geerida Alle ha Naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax.. waxaana tiriyey : Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale).

Read More »

Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland: Qore: Mustafe Sh. Cumar

0 Visits: 1198 | Wednesday December 31, 2014 - 18:21:10
Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi ayaa loo tiriyey maansada Baroordiiqda ah.

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan Mudane Fahad Axmed Ismaciil iyo Marwadiisa Nimco Aadan Ibraahin (Nimco Sagal)

0 Visits: 4820 | Tuesday December 30, 2014 - 18:32:42
Halkan waxa aan Hambalyo Aroos uga diraynaa Mudane Fahad Axmed Ismaciil iyo Marwadiisa Nimco Aadan Ibraahin (Nimco Sagal) Oo ku Aqal galay magaalda London Waxa leenahay Noqda kuwii isku waara oo ubad khayr qabo kala Hela aamiin Aamiin. waxaana kala diraaya dadka kala ah بارك الله لكما وبارك…

Read More »

Dhibaatooyinka uu Qaadku Dhalliyo WQ: Nimco Faysal Cali Sheikh

0 Visits: 1039 | Tuesday December 30, 2014 - 09:40:48
inta badan dhibaatada qaadku saamay-say dhalinyarada guud ahaan waxan in taas u sii dheer isagoo qaadku dhalinyarada kala dagaalama mustaqbalkooda

Read More »

Buuga Masiibada Cagaaran iyo Macluumaadka ku duugan: by Abdinasir Hangagaar

0 Visits: 2278 | Sunday December 28, 2014 - 11:40:23
Buuggu, buug uun lama yidhaahdee dhambaal-wadahan gurmadka ahi, waxa uu bulshida u sidaa wacaal maanka kabaysa. Masiibada Cagaaran (Maandooriyaha Qaadka) waa buug dhowaan soo bixi doona haddii Rabbi idmo, waana buug diiraddiisa horteed kugu sooraya maad iyo xikaayaad, qisooyin iyo dhacdooyin dhacay,…

Read More »

Magac Xumada Iyo Musuqmaasuqa Madaxda SONYO U Soo Hoysay hoysay Dhalinyarada Somaliland qoray mohamed ismacil xuseen abyan

0 Visits: 1035 | Sunday December 28, 2014 - 11:33:16
ugu horeyn aan iswaydiino maxay tahay dallada sonyo? noocee ayay u dhisantahay? yey se u adeegtaa ama ay wax u qabataa? waxaa la odhan karayaa dallada sonyo waxay samaysaa oo ay dhacdaa hantida ugu wayn ee dhalinyarta somaliland ay leedahay.

Read More »

wax guusha Somaliland iyo guul daradaba dhaliila Mucaaridka ayaa Jira" Kamiila Abdi

0 Visits: 916 | Thursday December 25, 2014 - 11:19:26
Dhamaan ummada muslimka ah oo dhan waxaan idin ku salaamayaa salaanta islaamka salaam ka dib waxaaan hambalyo u dirayaa madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland oo guulo wax ku ool ah ka soo hooyay wada hadalada

Read More »

Yuusuf Xaybaro iyo Heesta Warda 2014

0 Monday December 22, 2014 - 22:07:38
Al fanaan Yuusuf Xaybaro iyo Heesta Warda 2014 DAAWASHO WACAN

Read More »

Akhriska iyo Qoraalka Qalinkii Nimco Baashe Cabdi

0 Visits: 928 | Monday December 22, 2014 - 12:58:59
waxaynu la soconaa baryahan dambe inay soo bateen, naadiyaasha Akhriska iyo qoraalka ee ka jira wadanka gudihiisa, taasna waxay sababi kartaa in ay dadkeenu si fudud u helaan in ay waxna qoraan waxna Akhriyaan,

Read More »

MA JECESHAY INAAD NOQOTO QOFKU RAAXAYSTA NOLOSHA ADUUNKA OO MARWALBA FARAXSANAADA RAAC TALAABOOYINKAN!!!!!!.WQ: Abdirisaq yusuf Dahir

0 Visits: 3050 | Sunday December 21, 2014 - 12:33:23
Waxaan halkan idiin kusoo gud binayaa manta maqaal aad u qiimo badan oo ka hadlaaya qiimaha nolosha bini aadamku ay leedahay iyo waxa looga baahanyahay waxaan u hibaynayaa qoraal kaygan

Read More »

Caqabadaha hor taagan dawladnimada. WQ: Idiris Axmed Maxmud

0 Visits: 1143 | Sunday December 21, 2014 - 08:55:21
Dawlad dalka Soomaaliya wada gaarta bulshadeedana u adeegta la'aanteeda Soomaali si gaar ah ugu eedaysani ma jiro ,riditaanki dawladdi dhexe badanka Soomaalidu waa ka qayb qaateen ,

Read More »

Daawo:afkashacabka tv Heesta Ictiraafka Nagu Beeg HD Socayo Band

0 Saturday December 20, 2014 - 15:55:51
daawo muuqaal afkashacabka tv Heesta Ictiraafka Nagu Beeg HD Socayo Band

Read More »

Booqo Shabakadda Cusub Ee www.somalilandtomorrow.com Oo Hawadda Soo Gashay‏

0 Visits: 1547 | Saturday December 20, 2014 - 10:21:37
Guud ahaaba Shacbiga Somaliland Ee ku nool Daafaha Dunida Waxaa Loogu Bishaaraynayaa inay hawadda soo gashay shabakad ka haqab tiri doonta warar dhexdhexaad iyo xaqiiqo ku salaysan lana Magac baxday www.somalilandtomorrow.com

Read More »

Ismuujidii xisbiyada mucaaradku waxay maraysaa inay taageeraan xataa ragii Somaliland diidka ahaa wq: maxmed yusuf

0 Visits: 946 | Tuesday December 16, 2014 - 18:26:56
Somaliland waxay halgan dheer oo qadhaadh u soo gashay xoraynta dalkan iyadoo ay u dhan yihiin dhamaan shacabka ku dhaqan dhulka Somaliland

Read More »

Hambalyo Arooska Abdilahi Yusuf Ahmed iyo marwadiisa Kawsar Jamac Nuux +sawiro

0 Visits: 2598 | Monday December 15, 2014 - 10:44:12
Masuliyiinta iyo Hawlwadeenada Shebekedda Caalamiga ah ee www.afkashacabka.com waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco ba u Dirayaan

Read More »

Aasaaskii Hargeysa iyo Kaalintii Sheekh Madar kulahaa .WQ: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 1849 | Monday December 15, 2014 - 10:39:32
Wakhtigii Hargaysa la Aasaasay 1860-kii Sheekh Madar oo ahaa aasaasihii Magaalada Hargaysa wuxuu soo gaadhay Hargaysa sanadkii 1860kii badhtamihiisii

Read More »