Daawo:Mayaar Muraad Abdikarin moge Iyo xildhiban Laki Maxa kala qabsaday?

0
Thursday October 01, 2015 - 09:44:58 in by salman abdi
  • Visits: 1083
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Mayaar Muraad Abdikarin moge Iyo xildhiban Laki Maxa kala qabsaday?

    "Qoladii Mucaaradka ahayd ee anu is haynay ayaa Khamiiskii Qabyaalad Diidka Noo Soo Xidhay" Mayar Murad "Barkhad oo keliya ayaa Waddani ah, in Bulshada intaas leh la yidhaa Qof keliyaa mucaarad ka dhigaya Ceeb baan u arkaa" Abd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qoladii Mucaaradka ahayd ee anu is haynay ayaa Khamiiskii Qabyaalad Diidka Noo Soo Xidhay" Mayar Murad "Barkhad oo keliya ayaa Waddani ah, in Bulshada intaas leh la yidhaa Qof keliyaa mucaarad ka dhigaya Ceeb baan u arkaa" Abdikarin ahmed moge "Maayarku inu marna yidhaa wan so dhoweynayaa marna yidhaa mucaaradki na shaadh kale no so gashay wa nasiib darro, iminkana siyaasad kamanu hadlayn ee isagaa shaadh siyaasadeed no huwanaa, siyaasad kamanu hadlayna siyaasadna umanu jeedin , aafo qaran baanu ka hadlaynay" Xildhiban Cabadi laki