Shirkadaha Soo Dajiya Tamarta oo kulan la yeeshay Wasiirrada Wasaaradaha Ganacsiga, Degaanka, Tamarta iyo Macdanta
Kulankan oo ka qabsoomay xarunta Wasaarada Deegaanka ayaa waxa goobjoog ka ahaa Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka, Macdanta Iyo Tamarta Iyo weliba Ganacsiga Somaliland
Ugu horay Wasiirada deegaan oo ka hadlaysa wujeedada kulankan ayaa sheegtaya ayaa sheegtaya in uu daarnaa sidii layskula eegi lahaa wax yaabihii is badalay mudadii dalka laga isticmaalayay Gaaska Dabiicaga ah "sida ay muhiim noogu tahay sida aanu u badbaadin lahay dhirta ee aanu u yarayn lahay dhuxusha ee ay bulshaduna uga wareegi lahayd una wareegi lahay Gaaska oo aanu waliba anagu ka wasaarada ahaan aanu cashuur dhaaf siino dadka soo dajiya”

0 