
Kooxdii Ugu Fiicneed Horyaalka Ingiriiska Isbuucaan.
Sabtigii, Axadii iyo isniintii ayaa la ciyaaray kulamada 36 aad ee horyaalka ingiriiska iyadoo horyaalku uu marayo meelo xasaasi ah.
Chelsea ayaa 0-2 ku dhufatay Liverpool oo hogaanka u haysay horyaalka taas ayaana rajo badan galisay Chelsea qudheeda iyo waliba kooxda Man City oo ugu cad cad ku guulaysiga horyaalka xili ciyaareed kan.
Hadaba Shabakada WhoScored ee intabadan soo saartay Line Up-yada ugu fiican horyaalada ugu waa wayn yurub ayaa soo saartay Line Up-kii ugu fiican isbuucaan kulamadii laga ciyaaray horyaalka ingiriiska.
Gool Haye: M.Schwarzer (Chelsea).
Difaac: N.Clyne (Southampton), N. Vidic (United), D. Lovren (Southampton), P. Evra (United).
Qad Dhexe: P. Hernandez (Swansea City), J. Shelvey (Swansea City), M. Ozil (Arsenal), F. Borini (Sunderland).
Weerar: W. Bony (Swansea City), C. Wickham (Suanderland)
- markasta iyo wakhti kasta Ciyarahi Udanbayay iyo Wararki Udanbayay
Kooxdii Ugu Fiicneed Horyaalka Ingiriiska Isbuucaan.
Sabtigii, Axadii iyo isniintii ayaa la ciyaaray kulamada 36 aad ee horyaalka ingiriiska iyadoo horyaalku uu marayo meelo xasaasi ah.