Daawo: Cabdirashid Dahabshiil oo ka hadlay Guul ay shirkaddiisu ka Gaadhay Dacwad ka dhaxaysay Dahir Calasow iyo ururka Solja oo isna ka daren celiyey guusha shirkadda

0
Sunday December 27, 2015 - 08:20:58 in by salman abdi
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Cabdirashid Dahabshiil oo ka hadlay Guul ay shirkaddiisu ka Gaadhay Dacwad ka dhaxaysay Dahir Calasow iyo ururka Solja oo isna ka daren celiyey guusha shirkadda

    Guddoomiyaha Sherkada DAHABSHIIL, Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwada ay Shirkadooda DAHABSHIIL kaga guulaysatay Daahir Calasow oo qoraalo kala duwan ka baahiyay shirkaddaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Sherkada DAHABSHIIL, Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwada ay Shirkadooda DAHABSHIIL kaga guulaysatay Daahir Calasow oo qoraalo kala duwan ka baahiyay shirkaddaas.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay halkay iskala qaadeen Shirkadda iyo Daahir Calasow. Cabdirashiid Dahabshiil ayaa Waraysi uu siiyay Telefeeshinka Star kaga hadlay arrimahaas