Daawo: Marwo Aamina Waris oo sheegtay in Qurxinta Caasimaddu Soo Dedejin karto Aqoonsiga Somaliland

0
Wednesday January 06, 2016 - 08:25:12 in by salman abdi
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Marwo Aamina Waris oo sheegtay in Qurxinta Caasimaddu Soo Dedejin karto Aqoonsiga Somaliland

    Marwada Koobaad ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa ka hadashay Caasimada Hargaysa oo la qurxiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwada Koobaad ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa ka hadashay Caasimada Hargaysa oo la qurxiyo

inay qayb weyn ka qaadan karto aqoonsiga dalka. Sidaana waxay ku sheegtay maray ka hadlaysay Munaasibad lagu soo bandhigay qalabka ay dawladda hoose dalka keensatay.