War Deg Deg Ah:Qarax Xoogan Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0
Monday May 09, 2016 - 09:48:14 in by salman abdi
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Qarax Xoogan Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

    Qarax loo adeegsaday Gaadhi ayaa lagu weeraray Xarunta Visha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho oo ku taalo Degmada Shangaani. Jugta Qaraxan ayaa si weyn looga maqlay Magaalada Muqdisho, waxaana xigtay Qiiq iyo Uuro cirka isku shareertay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax loo adeegsaday Gaadhi ayaa lagu weeraray Xarunta Visha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho oo ku taalo Degmada Shangaani. Jugta Qaraxan ayaa si weyn looga maqlay Magaalada Muqdisho, waxaana xigtay Qiiq iyo Uuro cirka isku shareertay.


Qaraxa markii uu dhacay kadib rasaas xoogan ayaa la maqlay, waxaanana la ogeyn in rag hubaysan ay gudaha u galeen Xarunta Visha Taraafiko iyo in kale.


Xarunta Visha Taraafiko ayaa waxa ay ku taalla Degmada Shangaani, waxaana ay ku dhaw dahay Xarunta Safaarada Imaaraadka Carabta ee Magaalada Muqdisho.
Sidoo kale waxaanan la ogeyn Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi Baabuur ee goor dhaweyd ka dhacay Xarunta Visha Taraafiko.



Sorce Unuversaltv