Murashax Jamaal Ali Hussein oo Dhambaal Hambalyo ah u Diray Shaciga Somaliland iyo Guud ahaanba Shucuubta Islaamka Munasibadda Ciida Awgeed

0
Wednesday July 06, 2016 - 09:21:47 in by salman abdi
  • Visits: 1388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashax Jamaal Ali Hussein oo Dhambaal Hambalyo ah u Diray Shaciga Somaliland iyo Guud ahaanba Shucuubta Islaamka Munasibadda Ciida Awgeed

    Qoraal uu ku baahiyiye Barta uu ku leeyahay Shebekedda Facebook ayuu ku murashax jamal ali husein ku yidhi sidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal uu ku baahiyiye Barta uu ku leeyahay Shebekedda Facebook ayuu ku murashax jamal ali husein ku yidhi sidan "Ciid Mubarak dhamaaan ummadda muslimiinta, gaar ahaan asxaabta aanu ardaagan wadaagno. Meel kasta oo aad dunida ka joogtaan Waxaan idin leeyay Ciid Mubaarak .
Ilaahay sanadkaa sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo barwaaqo, nabad, caafimaad, cibaado suuban, nolol wanaagsan, iyo farxad. Ilaahay dadka iyo dalkaba haynoo barakeeyo. Kheyr baan idiin rajaynayaa."