Guddoomiye ku-xigeenkii labaad ee Xisbiga KULMIYE ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Xildhibaan Maxamed Xaji Yuusuf Axmed
(Waabeeyo) ayaa sharaxaad ka bixiyay hoggaamiyaha Somaliland u baahantahay nooca uu yahay, isagoo tilmaamay in hoggaamiye cadhoonaya haddii ay bulshadu aragto ay ka yaacaan.
Xildhibaan Wabseyo oo kamid ah xubnihii isbahaysiga KULMIYE ee maanta munaasibada loo qabtay
Daawo:"Ninka Madaxweyne Noqonayaa Inuu Cadhoodo Maha, Hadad Aragto Nin Hoggaamiye Raba Oo Cadho Badan Kaasi Waa Lii-…."Xildhibaan Waabeeyo
Guddoomiye ku-xigeenkii labaad ee Xisbiga KULMIYE ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Xildhibaan Maxamed Xaji Yuusuf Axmed