DIFAAC DALKAAGA HOOYO WQ:FUTURE PRESIDENT MAXMED CISMAN XAJI

0
Wednesday June 18, 2014 - 15:14:36 in by Super Admin
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DIFAAC DALKAAGA HOOYO WQ:FUTURE PRESIDENT MAXMED CISMAN XAJI

    Anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland waxaan hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u driyaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ah madaxwaynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland waxaan hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin u driyaa  
 ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland oo ah amni & xuduud sugaha dalkan jamhuuriyada somaliland, waxaan leeyahay hadaanu nahay madaxda maanta iyo kuwa mustaqbalkaba noqda cabsi galiyaha cadawga jamhuuriyada somaliland, madaxdiina iyo shacabkiinana way idin garab taagan yihin waxaan kaloo idin rajaynaynaa guul guul guul.

waxaan kaloo bogaadinayaa madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland axmed maxamed maxamud silanyo iyo labada aqal ee guurtida iyo wakiilada iyo sedexda xisbi qaran ee isku raacay in maanta meel looga soo wada jeesto difaac qaranka jamhuuriyada somaliland iyo sugida xuduudaha dalka.

shacabkuna ha u diyaar garoobaan is barbar taaga ciidankooda iyo madaxdooda.




F'presedint: mohamed osman haji
email awaadan5@hotmail.com