
Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag.
Hargeysa(AFKA);Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag
Ref. No: XK/XGX/0042239/2017 January 17 th , 2017
Ku: Yuusuf Xasan Faarax = Ceerigaabo =
Ku: Cabdinaasir Axmed Xaaji Aadan Af-qalooc = Ceerigaabo =
Ku: Cabdiqaadir Warsame Maxamed = Ceerigaabo =
Ku: Xaawa Maxamuud Maxamed = Ceerigaabo =
Ku: Xamse Maxamuud Xidig = Ceerigaabo =
Ku: Caasha Saalax Maxamed = Ceerigaabo =
Ku: Xayaad Cumar Yuusuf = Ceerigaabo =
Ku: Shucayb Maxamuud Cilmi = Ceerigaabo =
Ku: Yaasiin Cabdi Cismaan = Ceerigaabo =
Ku: Cadnaan Madar Ducaale = Ceerigaabo =
Ku: Milgo Ismaaciil Ibraahim = Ceerigaabo =
Ku: Xaliimo Ismaaciil Cabbaase = Ceerigaabo =
Ku: Maxamed Cabdillaahi Axmed = Ceerigaabo =
Ku: Axmed Maxamed Saalax = Ceerigaabo =
Ku: Aadan Cali Cabdi = Ceerigaabo =
Ku: Aadan Sahal Ducaale (Aadan Dheere) = Ceerigaabo =
Ku: Maxamed Ismaaciil Axmed = Ceerigaabo =
OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE e
Gobolka Sanaag
Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Fulinta Gobolka Sanaag ee
xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u- socodka abaabulka xisbiga,
waxa maanta oo ay bishu tahay January 17 th , 2017 loo magacaabay xubnaha hoos ku
qoran in ay noqdaan Guddida Fulinta Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
1. Yuusuf Xasan Faarax – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka
Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
2. Cabdinaasir Axmed Xaaji Aaadan Afqalooc – In maanta laga bilaabo uu ahaado
Guddoomiye-ku- Xigeenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
3. Cabdiqaadir Warsame Maxamed - In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha
Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
4. Xamse Maxamuud Xidig - In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha
Garabka Dhallinyarada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
5. Xaawa Maxamuud Maxamed - In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha
Garabka Haweenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
6. Xayaad Cumar Yuusuf - In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiye-ku- xigeenka
Garabka Haweenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
7. Caasha Saalax Maxamed - In maanta laga bilaabo ay ahaato Afhayeenka Garabka
Haweenka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
8. Shucayb Maxamuud Cilmi - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka
Komishanka Doorashooyinka Gobolka Ssanaag ee xisbiga KULMIYE.
9. Yaasiin Cabdi Cismaan - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka
Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Sanaag.
10. Cadnaan Madar Ducaale - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka
Saxaafadda iyo Warbaahinta Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
11. Milgo Ismaaciil Ibraahim – In maanta laga bilaabo ay ahaato Madaxa Arrimaha
Bulshada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
12. Axmed Maxamed Saalax - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda
iyo Nabadgalyada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
13. Maxamed Cabdillaahi Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
14. Maxamed Ismaaciil Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa
Dhaqaalaha Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
15. Xaliimo Ismaaciil Cabaase - In maanta laga bilaabo ay ahaato Ku-xigeenka Madaxa
Arrimaha Bulshada Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
16. Aadan Sahal Ducaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku Xigeenka Madaxa
Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Sanaag.
17. Aadan Cali Cabdi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku-xigeenka Madaxa
Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Sanaag ee xisbiga KULMIYE.
Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku
asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda heer Gobol
ee xisbiga KULMIYE.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi





0 

Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag.
Hargeysa(AFKA);Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag