Goolka Maanta Oo Kale: Daawo Kooxda Ac Milan Oo Maamuustay Zlatan Ibrahimovic Kuna Xustay Gool Cajiib Ah Oo Uu U Dhaliyay

0
Monday December 04, 2017 - 15:56:09 in by Burco Office
  • Visits: 914
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goolka Maanta Oo Kale: Daawo Kooxda Ac Milan Oo Maamuustay Zlatan Ibrahimovic Kuna Xustay Gool Cajiib Ah Oo Uu U Dhaliyay

    Goolka Maanta Oo Kale: Daawo Kooxda Ac Milan Oo Maamuustay Zlatan Ibrahimovic Kuna Xustay Gool Cajiib Ah Oo Uu U Dhaliyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goolka Maanta Oo Kale: Daawo Kooxda Ac Milan Oo Maamuustay Zlatan Ibrahimovic Kuna Xustay Gool Cajiib Ah Oo Uu U Dhaliyay

Kooxda Ac Milan ayaa maanta xustay halyeeyga reer Sweden haatan weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Zlatan Ibrahimovic iyaga oo bogaada Twitter-ka soo dhigay muuqaal gool uu u dhaliyay kooxda maanta oo kale sanadkii 2/12/2010.

Xiddiga reer Sweden ayaa kooxda Ac Milan la qaatay wakhti fiican isaga oo la gaaray guulo waaweyn oo tartamada oo dhan ah intii uu joogay kooxdaa.

Zlatan Ibrahimovic ayaa maanta oo kale gool qurux badan oo gantaal ah u dhaliyay kooxda kulan ay la ciyaarayeen