
Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Real Madrid vs Villarreal – Ronaldo & Bale Oo Kusoo Wada Bilowday.
Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Real Madrid vs Villarreal – Ronaldo & Bale Oo Kusoo Wada Bilowday.
Real Madrid ayaa u muuqata koox xoogan oo ku ciyaareysa gurigeeda iyadoo Zidane uu mar kale kusoo wada bilaabay Isco, Ronaldo & Gareth Bale, balse waxey weynayaan wali Karim Benzema iyo Sergio Ramos oo dhaawac kaga maqan.
Nacho Fernandez ayaa buuxinaya booska kabtan Ramos iyadoo Marcelo uu hogamainayo kooxda ku ciayareysa gurigeeda, sidoo kalana Carvajal ayaa dib ugu soo laabtay.
Real Madrid:
Navas, Carvajal, Marcelo, Varane, Nacho, Modric, Casemiro, Kroos, Isco, Bale, Ronaldo.
Keydka:
Casilla, Vallejo, Theo, Lucas, Assensio, Mayoral, Kovacic.
Villarreal:Asenjo, Costa, Alvaro, Bonera, Mario, Rodrigo, Casillejo, Trigueros, Fornals, Bacca, Raba.
Keydka:
Barbosa, Marin, Rukavina, Pau, Cheryshev, Ramiro, Unal.
Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Real Madrid vs Villarreal – Ronaldo & Bale Oo Kusoo Wada Bilowday.
Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Real Madrid vs Villarreal – Ronaldo & Bale Oo Kusoo Wada Bilowday.