James Rodriguez Ma Ku Dabaal Dagi Doonaa Real Madrid Mise Sidii Mohamed Salah Ayuu Yeeli Doonaa?

0
Wednesday April 25, 2018 - 18:50:27 in by salman abdi
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    James Rodriguez Ma Ku Dabaal Dagi Doonaa Real Madrid Mise Sidii Mohamed Salah Ayuu Yeeli Doonaa?

    James Rodriguez Ma Ku Dabaal Dagi Doonaa Real Madrid Mise Sidii Mohamed Salah Ayuu Yeeli Doonaa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

James Rodriguez Ma Ku Dabaal Dagi Doonaa Real Madrid Mise Sidii Mohamed Salah Ayuu Yeeli Doonaa?

James Rodriguez wali waxa uu u diwaan gashan yahay Real Madrid isaga oo caawa kaga horimaan doona Champions League – haddii uu dhaliyo waxa ay dhibaato ku noqon doontaa ciyaaryahanada Los Blancos.

Iyada oo an sir laga dhigin in Bayern Munich heshiskiisa joogto ka dhigi doonto marka uu dhaco qandaraaska amaahd ah, hadana waxaa shaki laga muujianya sida uu u dhaqmi doono haddii uu gool dhaliyo caawa.

Marar badan ayuu ku cel celiyey in uu Real Madrid aad u qiimeeyo, gaar ahaan ninka uu ku daya jiray Zinadine Zidane oo ah midka kooxda ka diray!

Kulankii kale ee afar dhammaadka Champions League, Mohamed Salah waxa uu laba gool ka dhaliyey kooxdiisii hore, wuu diiday in uu ku badaal dago, gacmaha ayuu kor u taagay si uu raalin galin u siiyo taageereyaasha.

James wuu diiday in uu ka jawaabo su’aal laga weydiiyey sida uu u dhaqmi doono, laakiin miyuu dabaal dagi doonaa, mise Mohamed Salah oo kale ayuu noqon doonaa?