Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Dawlad Labaad Oo Somaliland Xukunta (Qaybtii 41aad) By: Maxamed Xoos

0
Friday November 30, 2018 - 14:09:51 in by salman abdi
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Dawlad Labaad Oo Somaliland Xukunta (Qaybtii 41aad) By: Maxamed Xoos

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Dawlad Labaad Oo Somaliland Xukunta (Qaybtii 41aad) By: Maxamed Xoos

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Dawlad Labaad Oo Somaliland Xukunta (Qaybtii 41aad) By: Maxamed Xoos
Waxaan Shaki Ka Taagnayn Dulmi Bulsho Oo Dhinac Walba Ahi Ka Jiro Somaliland Iyo Gebi Ahaanba Qaraarada Africa Iyo Dunida Carabta

Marka Laga Hadlaayo Fahanka Dawladnimada Iyo Arimaha Bulshada Wey Adagtahay In Muwaadinka Caadiga Ahi Wada Fahmi Karo Soomaalida Waxa U Raacay Siyaasigii Oo Dadka La Garaad Ah

Marka Sawirka Weyn Ee Somaliland Si Balaadhan Loo Fiiriyo Waxaa Kusoo Baxaaya Labo Dawladood Oo Is Barkan Midi Qalfoof Tahay Ta Labaadna Tahay Dawladda Dhabta Ah Ee Xukunta Dalka ´Xaqiiq Maaha Waa Aragtidayda`
Waxa Abuuray Dhibtan Hirdanka Nolosha Iyo Soomaalida Oo Deg Deg U Qaadatay Magaalaytii Iyo Ilbaxnimadii Dawladnimada Abuurtay

 

Cudurada Ka Dhashay Ilbaxnimadaa Ayaa Dawlad Labaad Oo Dalka Ka Shaqaysa

Qolo Waxay U Yaqaanaan JEEGAAN Oo Keliya

Qolo Kale Waxay U Haystaan GANACSATADA

Iyo Wadaadka Ikhwaanka Oo Iyagu Ka Nidaam Iyo Habaysan Dadka Caadiga Ah "Iyaguna Waa Dawlad Kale Qormo U Baahan”

Waxaan Hubaa Dawladan Labaad Oo Qaybaha Nolosha Oo Dhan Xididadeeda Raacay In Yihiin Cida Keliya Ee Wadankan Ka Dheefta Sir Iyo Caad
Waxay Leeyihiin Qaybaha Bulshada Oo Dhan Deegaamada Somaliland Dhan Balse Waa Lakala Badsadaa Waxaa U Badan Reer Hargeysa ...

Hogaamiyaha Dhabta Ahi Ee La Isku Raacsan Yahay Diinteena Xaniifka Ah Iyo Inta Danaysa Arimaha Bani’aadmka Waa Siyaasiga Daneeya Ama Maareeya DULMIGA BULSHO Ee Lagu Hayo Inta Badan, Daneeya Baahiyahooda , Cadawga Koobaad Leeyihiin Ka Saara "JAHLIGA”
Faqriga Iyo Gaajada,Cunsuriyada , Akhlaaq Xumada, Cudurada Laabta Ku Hilan Xin Iyo Xasadka Iyo Calool Aan Fayoobayn , Cudurada Nafsiga Ah … Waxaaba Waxa Keena Dawlada Labaad Ee Keligeed Khayraadka Dalka Maamulata


WAA KAA HOGAAMIYAHA GOBTA AHI U NAXARIISTA MUWAADINKA DULMAN BAAHIYAHOODANA BUUXIYA "ALLAA IGA OG”