KENYA Oo Baajisay Kulan Dhex-mari Lahaa Uhuru Kenyatta Iyo Farmaajo

0
Saturday March 14, 2020 - 10:13:12 in by salman abdi
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KENYA Oo Baajisay Kulan Dhex-mari Lahaa Uhuru Kenyatta Iyo Farmaajo

    KENYA Oo Baajisay Kulan Dhex-mari Lahaa Uhuru Kenyatta Iyo Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

KENYA Oo Baajisay Kulan Dhex-mari Lahaa Uhuru Kenyatta Iyo Farmaajo

Dawladda Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir hore loo qorsheeyay inay iskugu yimaadaan madaxda dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya 16-ka bishan aynu ku jirno.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya ayaa lagu shaaciyay in shirkaasi uu dib u dhac ku yimid, balse si rasmi ah uma sheegin wasaaradu sababta keentay dib u dhacan.