Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Kulan La Yeeshay Hogaanka Sare ee Xisbiga Wadani Ee Uk

0
Tuesday November 25, 2014 - 22:44:07 in by salman abdi
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Kulan La Yeeshay Hogaanka Sare ee Xisbiga Wadani Ee Uk

    shir ka qabsoomayHoteelka Idman oo ku yaalgalbeedka London oo ay isugu yimaadeen guddida sare ee xisbiga waddani ee uk iyo wafdi uu hogaaminaayey guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga waddanimudaneAhmed muumin seed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

shir ka qabsoomayHoteelka Idman oo ku yaalgalbeedka London oo ay isugu yimaadeen guddida sare ee xisbiga waddani ee uk iyo wafdi uu hogaaminaayey guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga waddanimudaneAhmed muumin seed.



shirkaas oo ahaasi heersare loo soo agaasimay , waxay guddidu warbixin ballaadhan ay halkaas ku siiyeen gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga waddani mudane Ahmed mumin seed iyo agaasimaha guud ee xisbiga Marwo yasmin Ali Reygal .

waxaa shirka furey guddoomiyaha waddani ee uk Mujaahid Hussein Adan Abdi Abyan( Hussein Adan Cadde), is goo ku dheeraaday amaanta tageerayaasha xisbiga waddani ee UKsheegayna intii uu maamulka hayey in ay wax wayne la qabteen taageerayaasha xisbigu

isagoo halkaa ka sheegay in maalinba maalinta ka danbaysa in ay soo badanayaa taageerayaasha xisbigu oo aannu furney laamo cusub oo muhiim ah.Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata waxa uu si qoto dheer uga waramay wada shaqaynta laamaha iyo iyo guddiyada in ay mareyso meel aad iyo aad u qiimo baddan,waxaa kale oo warbixin guud halkaas lagaga dhegeystay xubnaha guddida UK Mudane keenadiid, Mahdi , khalid, Saadiq Iyo Ahmed Anjeeh .


kadib waxaa hadalkii la wareegtay Agaasimaha guud eewaddani Marwo Yasmin Ali Reygal oo mahad naq iyo bogaadin ayey u jeedisay guddida guud ee UK siddii fiicneyd ee ay u soo dhaweeyeen uguna bogaadisay sida fiican ee ay u wada shaqeeyaan. ka dibna waxaa hadalka la wareegay guddoomiye ku xigeenka kowaad Mudane Ahmed Mumin Seed wuxuu soo jeediyey wax qabadka guddida UK ee Waddani in uu yahay mid laagu bogaadiyo waxqabadka gudida cusub ee uk .

 

waxa kaloo uu warbixin kooban kasiiyey xalada wadankeenu marayo .

Guntii iyo gunanadkii wuxu gudoomiyuhu umahadceliyeygudomiyha uk iyo gudidiisa sare sida sharafta leh ee aay usoo dhaweeyeen iyo wada shaqaynta fiicaneee ka muuqata gudidoda sare.

WABILAAHI TAWFIIQ
AFHAYEENKA XISBIGA AHMED ANJEEH 



 Contact@afkashacabka.com