Monaco Oo Liverpool Ku La Soo Biirtay Doonista Demba

0
Friday December 05, 2014 - 08:38:05 in by salman abdi
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Monaco Oo Liverpool Ku La Soo Biirtay Doonista Demba

    Kooxda AS Monaco ayaa qorshaheeda u weecisay weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea Demba Ba kaas oo hada u ciyaara kooxda Besiktas ee dalka turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda AS Monaco ayaa qorshaheeda u weecisay weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea Demba Ba kaas oo hada u ciyaara kooxda Besiktas ee dalka turkiga.

Demba Ba ayaa ka soo dhaqaaqay kooxda Chelsea suuqii kala iibsiga ee xaggaaga wuxuuna ku biiray kooxda Besiktas, laacib kaan ayaa si wayn ula qabsaday kooxda ree Turki xiliciyaareed kiisii ugu horeeyay.

Wargayska AMK ee ka soo baxa Turkiga ayaa shaaciyay in kooxda AS Monaco ay kula soo biirtay kooxaha Liverpool iyo Milan doonista weerar yahanka Besiktas Demba Ba.

Kooxahaan ayaa lafilayaa inay si wayn isugu garbin doonaan 29 jirkaan ree Senegal suuqa kala iibsiga ee bisha janaayo


Contact@afkashacabka,com