“Sebenkii xumaadaba dar baa sahayda naanayse”Cali Guray

0
Saturday December 13, 2014 - 12:47:40 in by salman abdi
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Sebenkii xumaadaba dar baa sahayda naanayse”Cali Guray

    Dhalinyarada aan muxaafidka ahayn ee isbedel doonka ah ma metalo mana meteli karno ayay cod dheer ku sheegeen.Dhalinyarada aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyarada aan muxaafidka ahayn ee isbedel doonka ah ma metalo mana meteli karno ayay cod dheer ku sheegeen.Dhalinyarada aan muxaafidka ahayn ee isbedel doonka ah ma metalo mana meteli karno ayay cod dheer ku sheegeen.

Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa naqdiyay qaabka ay hawlaha u wado dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO.


Sidaasna waxa uu ku yidhi qoraal kooban oo uu ku baahiyay bogga uu ku leeyahay Facebook-ga, waxaana qoraalkaasi uu u dhignaa sidan
Waxa uu sheegay in ay ku xidhan tahay wakhtigan xukuumadda isla markaana ay ka dheeraatay Mucaaradka.

Sonyo is may qarin ee waxay cadaysatay in aanay waxba la wadaagin mucaaridka ee muxaafidka oo keliya wax la wadaagto.

Dhalinyarada aan muxaafidka ahayn ee isbedel doonka ah ma metalo mana meteli karno ayay cod dheer  ku sheegeen.

 

Kuwa muxaafidka ah laftooda ma metali karto ee inta dheefsata ee dhuunyata ee keligood dhuqayaasha ah ayay meteli kartaa.

Meel i noo fayoobi ma jirto xataa ururadii bulashada way shaasheeyeen oo inta sadhaysan baa badan. Laakiin ha u biqin SEBENKII XUMAADABA DAR BAA SAHAYDA NAANAYSE

KUWA SIINKA BAWDADA MARSADAY WAY SAJILAN YIINE

Cali Guray