Marxuum Maxamed Saleban Tubeec oo lagu aasay Muqdisho iyo loolankii Aaska marxuumka ee somaliland iyo somalia oo ay ku guuleysatay Somalia

0
Sunday March 16, 2014 - 15:29:37 in by Super Admin
  • Visits: 1167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxuum Maxamed Saleban Tubeec oo lagu aasay Muqdisho iyo loolankii Aaska marxuumka ee somaliland iyo somalia oo ay ku guuleysatay Somalia

    Allaha u naxariistee waxaa maanta barqadii lagu aasay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho fanaankii boqorkii codka Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxaa maanta barqadii lagu aasay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho fanaankii boqorkii codka Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec.

Allaha u naxariistee waxaa maanta barqadii lagu aasay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho fanaankii boqorkii codka Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec.

Fanaanka ayaa waxaa meydkiisa Muqdisho keentay diyaaradda Turkish Air, waxaana la socday meydka marxuumka qaar ka mid ah qaraabadiisa oo uu ku jiray wiilkiisa Mustafe Maxamed saleban.

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan dowladda somalia oo uu ugu horeeyay R/wasaare C/weli Sh. Axmed, wasiirka warfaafinta Dhuxulow, fanaaniin, abwaano iyo dadweyne kale. 

Meydka marxuumka ayaa lagu aasay qabuuraha Iskool Boliisyo ee magaalada Muqdisho, 

Aaska marxuumka saaka lagu aasay muqdisho ayaa meesa ka saaray hadal hayn badan iyo isweydiin bulshada somaliland iyo somalia is weydiinaysay maalmahanba , taaso ku saabsanayd halka lagu aasi doono marxuumka, waxana xukuumada somliland dhowaan ay guddi qaban qaabo u saartay aaska marxuumka balse taasi may noqon mid suurta gasha ka dib markii Somalia maroorsatay maydka marxuumka isla markaasna si weyn ugu hawlgashay sidii muqdisho loogu aasi lahaa, iyadoo ay halka lagu aasayo marxuumka xattaa isku khilaafeen marxuumka walaaladii oo ugu horeeyo jamac saleban tubeec iyo wiilasha uu ka tegey marxuumku.

maxamed-saleebaan-aasay

aas 5aas 4 aas 1IMG_9276IMG_9377 

IMG_9316







Afkashacabka.com

Muqdisho  /Office

Contact@afkashacabka.com