Ac Milan Oo Arsenal & Liverpool Ku Wargalisay Qiimaha Ay Ku Iibsan Karaan El Shaarawy

0
Wednesday December 31, 2014 - 12:39:40 in by Burco Office
  • Visits: 1040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ac Milan Oo Arsenal & Liverpool Ku Wargalisay Qiimaha Ay Ku Iibsan Karaan El Shaarawy

    Daily Express ayaa shaacisay in kooxda Milan ay markaan u ogolaaneyso xidigeeda da'da yar El Shaarawy inuu ka tago kooxda waxeyna markaan u gudbisay qiimaha xidigaan kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo si ba'an u doonaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daily Express ayaa shaacisay in kooxda Milan ay markaan u ogolaaneyso xidigeeda da'da yar El Shaarawy inuu ka tago kooxda waxeyna markaan u gudbisay qiimaha xidigaan kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo si ba'an u doonaya.



El Shaarawy ayaa ah xidig dhaawac badan, waxeyna markaan dooneysaa iney iska iibiso, iyadoo ku wargelisay Arsenal iyo Liverpool in xidigaan uu Albaabka Sansiro kaga bixi karo aduun lacageed oo gaaraya£11.5million.

Dhanka kale 22-jirkaan heerka caalami ayaan muuqaal fiican sameyn mudooyinkii ugu dambeeyay madama ay hareeyeen dhaawacyo badan oo u diiday inuu wax badan garoomada kasoo muuqdo.

Sidoo kale waxaa jirtay isbuucaan hadal kasoo yeeray tababare Pippo Inzaghi oo ahaa in xidigaan uu mustaqbal fiican ku leeyahay garoonak Sansiro.

Ugu dambeyntiina suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa daaha ka qaadmi doona dhawaan, waxaana labadan kooxood ay dardar galin doonaan heshiiska xidigaan.

contact@afkashacabka.com